{"id":125317,"date":"2019-04-04T18:25:38","date_gmt":"2019-04-04T16:25:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125317"},"modified":"2019-04-04T18:25:38","modified_gmt":"2019-04-04T16:25:38","slug":"shirkadaha-isgaarsiinta-dalka-oo-amar-lagu-soo-rogay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-dalka-oo-amar-lagu-soo-rogay\/","title":{"rendered":"Shirkadaha isgaarsiinta dalka oo Amar lagu soo rogay"},"content":{"rendered":"<p>qoraal ah oo ka soo baxay Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka Soomaaliya ayaa waxaa Shirkadaha Isgaarsiinta dalka ka jira lagu amray inay isku furaan khadadkooda Teleefanada si dadka ay ugu fududaato xiriirka bulshada.<\/p>\n<p>Qoraalkaan ayaa lagu sheegay in loo baahan yahay wadashaqayn dhexmarta isgaarsiinta dalka<\/p>\n<p>Iyada oo la dhaqan-gelinayo qodobka 49aad ee xeerka Isgaarsiinta Qaranka iyo iyo xeer-nidaamiyaha isku-xirka (interconnection regulation) ee faraya shirkadaha isgaarsiinta inay isku furaan khadadkooda (interconnection) maadaama ay tahay dan guud oo waajib ku ah dhammaan shirkadaha isgaarsiinta dalka ayaa waxaa shirkadaha haysta rukhsadda isgaarsiineed ee Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka la faray in ay billaabaan hannaankii ay isugu xirmi lahaayeen.<\/p>\n<p>Muddadda wada-xaajoodka oo ka bilaabanaysa 10ka Abriil 2019, kuna eg 10-ka August 2019 ayaa waxa ay Shirkadaha ka wada-xaajoon doonaan arrimaha khuseeya isku-xirka sida dhaqaalaha iyo farsamada, sida ay dhigayaan qodobada 50, 51, 52, 53 ee Xeerka Isgaarsiinta Qaranka iyo Xeer-nidaamiyaha isku-xirka ee dhowaan la anisixiyey.<\/p>\n<p>Waxa aan rajeyneynaa in shirkaduhu tixgelin doonaan hadafka laga leeyahay arrintan oo ah dan guud sida uu dhigayo sharciga, kuna soo gabagabeyn doonaan wada-xaajoodkooda waqtiga loogu talo galay\u201d aayaa lagu yiri qoraalka wasaraada.<\/p>\n<p>Waxaa kala xiran oo aan is wici karin qaar kamid ah shirkadaha isgaarsiinta ee ka jira dalka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>qoraal ah oo ka soo baxay Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka Soomaaliya ayaa waxaa Shirkadaha Isgaarsiinta dalka ka jira lagu amray inay isku furaan khadadkooda Teleefanada si dadka ay ugu fududaato xiriirka bulshada. Qoraalkaan ayaa lagu sheegay in loo baahan yahay wadashaqayn dhexmarta isgaarsiinta dalka Iyada oo la dhaqan-gelinayo qodobka 49aad ee xeerka Isgaarsiinta Qaranka iyo iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125318,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125317","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shirkadaha isgaarsiinta dalka oo Amar lagu soo rogay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-dalka-oo-amar-lagu-soo-rogay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shirkadaha isgaarsiinta dalka oo Amar lagu soo rogay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"qoraal ah oo ka soo baxay Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka Soomaaliya ayaa waxaa Shirkadaha Isgaarsiinta dalka ka jira lagu amray inay isku furaan khadadkooda Teleefanada si dadka ay ugu fududaato xiriirka bulshada. Qoraalkaan ayaa lagu sheegay in loo baahan yahay wadashaqayn dhexmarta isgaarsiinta dalka Iyada oo la dhaqan-gelinayo qodobka 49aad ee xeerka Isgaarsiinta Qaranka iyo iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-dalka-oo-amar-lagu-soo-rogay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-04T16:25:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_76DBEE-AEC10C-C4B7D8-0B1906-E6D525-AFC077.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"511\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-dalka-oo-amar-lagu-soo-rogay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-dalka-oo-amar-lagu-soo-rogay\/\",\"name\":\"Shirkadaha isgaarsiinta dalka oo Amar lagu soo rogay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-dalka-oo-amar-lagu-soo-rogay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-dalka-oo-amar-lagu-soo-rogay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_76DBEE-AEC10C-C4B7D8-0B1906-E6D525-AFC077.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-04T16:25:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-dalka-oo-amar-lagu-soo-rogay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-dalka-oo-amar-lagu-soo-rogay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-dalka-oo-amar-lagu-soo-rogay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_76DBEE-AEC10C-C4B7D8-0B1906-E6D525-AFC077.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_76DBEE-AEC10C-C4B7D8-0B1906-E6D525-AFC077.jpg\",\"width\":768,\"height\":511},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-dalka-oo-amar-lagu-soo-rogay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shirkadaha isgaarsiinta dalka oo Amar lagu soo rogay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shirkadaha isgaarsiinta dalka oo Amar lagu soo rogay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-dalka-oo-amar-lagu-soo-rogay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shirkadaha isgaarsiinta dalka oo Amar lagu soo rogay - Wardoon","og_description":"qoraal ah oo ka soo baxay Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka Soomaaliya ayaa waxaa Shirkadaha Isgaarsiinta dalka ka jira lagu amray inay isku furaan khadadkooda Teleefanada si dadka ay ugu fududaato xiriirka bulshada. Qoraalkaan ayaa lagu sheegay in loo baahan yahay wadashaqayn dhexmarta isgaarsiinta dalka Iyada oo la dhaqan-gelinayo qodobka 49aad ee xeerka Isgaarsiinta Qaranka iyo iyo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-dalka-oo-amar-lagu-soo-rogay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-04T16:25:38+00:00","og_image":[{"width":768,"height":511,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_76DBEE-AEC10C-C4B7D8-0B1906-E6D525-AFC077.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-dalka-oo-amar-lagu-soo-rogay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-dalka-oo-amar-lagu-soo-rogay\/","name":"Shirkadaha isgaarsiinta dalka oo Amar lagu soo rogay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-dalka-oo-amar-lagu-soo-rogay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-dalka-oo-amar-lagu-soo-rogay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_76DBEE-AEC10C-C4B7D8-0B1906-E6D525-AFC077.jpg","datePublished":"2019-04-04T16:25:38+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-dalka-oo-amar-lagu-soo-rogay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-dalka-oo-amar-lagu-soo-rogay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-dalka-oo-amar-lagu-soo-rogay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_76DBEE-AEC10C-C4B7D8-0B1906-E6D525-AFC077.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_76DBEE-AEC10C-C4B7D8-0B1906-E6D525-AFC077.jpg","width":768,"height":511},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-dalka-oo-amar-lagu-soo-rogay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shirkadaha isgaarsiinta dalka oo Amar lagu soo rogay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125317"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125317"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125317\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125319,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125317\/revisions\/125319"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125318"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125317"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125317"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125317"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}