{"id":125382,"date":"2019-04-05T13:05:15","date_gmt":"2019-04-05T11:05:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125382"},"modified":"2019-04-05T13:05:15","modified_gmt":"2019-04-05T11:05:15","slug":"r-wasaare-khayre-waxaan-bixinay-daymihii-lagu-lahaa-xukuumaddii-hore","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-khayre-waxaan-bixinay-daymihii-lagu-lahaa-xukuumaddii-hore\/","title":{"rendered":"R\/wasaare Khayre : Waxaan bixinay daymihii lagu lahaa Xukuumaddii Hore"},"content":{"rendered":"<p>Xasan Cali Kheyre Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa ka hadlay kororka dhaqaalaha soo gala dowladda Soomaaliya iyo hoos u dhaca deymo uu sheegay in lagu lahaa dowladda Soomaaliya, Wuxuuna Xusay in maalinta uu yimid xafiiska, in dowladda Soomaaliya lagu lahaa 100 Milyan oo deyn ah, deyntaasi oo uu ku sheegay inay ahaayeen mushaaraadka ciidanka oo la bixin waayay iyo qandaraasyo shaqsiyaad loo saxiixay.<\/p>\n<p>Sidoo kale ra\u2019iisul wasaaraha ayaa sheegay in lacagtaasi lagu yeeshay dowladihii ka horeeyay, balse labadii sano ee lasoo dhaafay dadaal dheer kadib iyaga ay bixiyeen dhamaan deymahaasi, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cMaalintii aan nimid ilaa iyo hadda dowladda majirto cid deyn ku leh, markaan nimid 100 oo deyn ah ayaa lagu lahaa, oo lagu lahaa dowladihii naga horeeyay, kuwaasi oo ah mushaar la bixin waayay ama cid qandaraas la siiyay oo lacagteeda la siin waayay, waxaana bixinay 100 Milyan oo dowladihii hore lagu lahaa oo sidii ay tahay aan loo maamulin\u201d ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare kheyre.<\/p>\n<p>Khayre ayaa ka hadalkan ka jeediyay kulan uu la qaatay ganacsatada Soomaaliyeed oo uu kala hadlayay sidii loo horumarin lahaa dhaqaalaha dalka iyo bixinta canshuuraha ay bixiyaan ganacsatada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Kheyre ayaa soo hadal qaaday sharuudaha deyn cafinta Soomaaliya, wuxuuna sheegay inay marayaan meeshii ugu wanaagsaneyd oo looga cafin lahaa deymaha dalalka caalamka ku leeyihiin Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xasan Cali Kheyre Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa ka hadlay kororka dhaqaalaha soo gala dowladda Soomaaliya iyo hoos u dhaca deymo uu sheegay in lagu lahaa dowladda Soomaaliya, Wuxuuna Xusay in maalinta uu yimid xafiiska, in dowladda Soomaaliya lagu lahaa 100 Milyan oo deyn ah, deyntaasi oo uu ku sheegay inay ahaayeen mushaaraadka ciidanka oo la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125384,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125382","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>R\/wasaare Khayre : Waxaan bixinay daymihii lagu lahaa Xukuumaddii Hore - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-khayre-waxaan-bixinay-daymihii-lagu-lahaa-xukuumaddii-hore\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"R\/wasaare Khayre : Waxaan bixinay daymihii lagu lahaa Xukuumaddii Hore - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xasan Cali Kheyre Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa ka hadlay kororka dhaqaalaha soo gala dowladda Soomaaliya iyo hoos u dhaca deymo uu sheegay in lagu lahaa dowladda Soomaaliya, Wuxuuna Xusay in maalinta uu yimid xafiiska, in dowladda Soomaaliya lagu lahaa 100 Milyan oo deyn ah, deyntaasi oo uu ku sheegay inay ahaayeen mushaaraadka ciidanka oo la [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-khayre-waxaan-bixinay-daymihii-lagu-lahaa-xukuumaddii-hore\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-05T11:05:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Kheyre.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"683\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-khayre-waxaan-bixinay-daymihii-lagu-lahaa-xukuumaddii-hore\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-khayre-waxaan-bixinay-daymihii-lagu-lahaa-xukuumaddii-hore\/\",\"name\":\"R\/wasaare Khayre : Waxaan bixinay daymihii lagu lahaa Xukuumaddii Hore - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-khayre-waxaan-bixinay-daymihii-lagu-lahaa-xukuumaddii-hore\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-khayre-waxaan-bixinay-daymihii-lagu-lahaa-xukuumaddii-hore\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Kheyre.jpeg\",\"datePublished\":\"2019-04-05T11:05:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-khayre-waxaan-bixinay-daymihii-lagu-lahaa-xukuumaddii-hore\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-khayre-waxaan-bixinay-daymihii-lagu-lahaa-xukuumaddii-hore\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-khayre-waxaan-bixinay-daymihii-lagu-lahaa-xukuumaddii-hore\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Kheyre.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Kheyre.jpeg\",\"width\":1024,\"height\":683},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-khayre-waxaan-bixinay-daymihii-lagu-lahaa-xukuumaddii-hore\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"R\/wasaare Khayre : Waxaan bixinay daymihii lagu lahaa Xukuumaddii Hore\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"R\/wasaare Khayre : Waxaan bixinay daymihii lagu lahaa Xukuumaddii Hore - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-khayre-waxaan-bixinay-daymihii-lagu-lahaa-xukuumaddii-hore\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"R\/wasaare Khayre : Waxaan bixinay daymihii lagu lahaa Xukuumaddii Hore - Wardoon","og_description":"Xasan Cali Kheyre Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa ka hadlay kororka dhaqaalaha soo gala dowladda Soomaaliya iyo hoos u dhaca deymo uu sheegay in lagu lahaa dowladda Soomaaliya, Wuxuuna Xusay in maalinta uu yimid xafiiska, in dowladda Soomaaliya lagu lahaa 100 Milyan oo deyn ah, deyntaasi oo uu ku sheegay inay ahaayeen mushaaraadka ciidanka oo la [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-khayre-waxaan-bixinay-daymihii-lagu-lahaa-xukuumaddii-hore\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-05T11:05:15+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":683,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Kheyre.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-khayre-waxaan-bixinay-daymihii-lagu-lahaa-xukuumaddii-hore\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-khayre-waxaan-bixinay-daymihii-lagu-lahaa-xukuumaddii-hore\/","name":"R\/wasaare Khayre : Waxaan bixinay daymihii lagu lahaa Xukuumaddii Hore - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-khayre-waxaan-bixinay-daymihii-lagu-lahaa-xukuumaddii-hore\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-khayre-waxaan-bixinay-daymihii-lagu-lahaa-xukuumaddii-hore\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Kheyre.jpeg","datePublished":"2019-04-05T11:05:15+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-khayre-waxaan-bixinay-daymihii-lagu-lahaa-xukuumaddii-hore\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-khayre-waxaan-bixinay-daymihii-lagu-lahaa-xukuumaddii-hore\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-khayre-waxaan-bixinay-daymihii-lagu-lahaa-xukuumaddii-hore\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Kheyre.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Kheyre.jpeg","width":1024,"height":683},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-khayre-waxaan-bixinay-daymihii-lagu-lahaa-xukuumaddii-hore\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"R\/wasaare Khayre : Waxaan bixinay daymihii lagu lahaa Xukuumaddii Hore"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125382"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125382"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125382\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125385,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125382\/revisions\/125385"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125384"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125382"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125382"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125382"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}