{"id":125386,"date":"2019-04-05T16:55:28","date_gmt":"2019-04-05T14:55:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125386"},"modified":"2019-04-05T16:55:28","modified_gmt":"2019-04-05T14:55:28","slug":"c-xakiin-xaaji-cumar-cameyoo-loomagacaabay-safirka-somaliya-ee-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xaaji-cumar-cameyoo-loomagacaabay-safirka-somaliya-ee-itoobiya\/","title":{"rendered":"C\/Xakiin Xaaji Cumar (Camey)oo loomagacaabay safirka somaliya ee Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p>Sida ay Wardoon.net u xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoon yahay dowlada Somalia ayaa danjireyaal cusub u magacowday dalalka Itoobiya iyo Maraykanka.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Puntland C\/Xakiin Xaaji Cumar (Camey) oo dhowaan golaha Wasiiradu isku raaceen inuu noqdo safiir ayaa waxaa loo magacaabay danjiraha cusub ee Somalia u fadhiya dalka Itoobiya iyo xarunta Midowga Afrika ee Addis ababa.<\/p>\n<p>Camey ayaa bedelaya danjirihii Somalia u fadhiyey dalka Itoobiya Cali Shariif Axmed oo isna loo wareejiyey inuu noqdo danjiraha cusub ee Somalia u fadhiya Magaalada Washington DC ee dalka Maraykanka.<\/p>\n<p>Danjire Cali Shariif ayaa buuxinaya booska danjiraha Somalia ee Maraykanka oo banaanaa in muddo ah markii danjirihii halkaas fadhiyey Axmed Ciise Cawad loo magacaabay Wasiirka arrimaha dibeda ee Somalia ku dhowaad sanad ka hor, xilkaasoo uu illaa hadda hayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida ay Wardoon.net u xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoon yahay dowlada Somalia ayaa danjireyaal cusub u magacowday dalalka Itoobiya iyo Maraykanka. Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Puntland C\/Xakiin Xaaji Cumar (Camey) oo dhowaan golaha Wasiiradu isku raaceen inuu noqdo safiir ayaa waxaa loo magacaabay danjiraha cusub ee Somalia u fadhiya dalka Itoobiya iyo xarunta Midowga Afrika [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125387,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125386","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>C\/Xakiin Xaaji Cumar (Camey)oo loomagacaabay safirka somaliya ee Itoobiya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xaaji-cumar-cameyoo-loomagacaabay-safirka-somaliya-ee-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"C\/Xakiin Xaaji Cumar (Camey)oo loomagacaabay safirka somaliya ee Itoobiya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sida ay Wardoon.net u xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoon yahay dowlada Somalia ayaa danjireyaal cusub u magacowday dalalka Itoobiya iyo Maraykanka. Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Puntland C\/Xakiin Xaaji Cumar (Camey) oo dhowaan golaha Wasiiradu isku raaceen inuu noqdo safiir ayaa waxaa loo magacaabay danjiraha cusub ee Somalia u fadhiya dalka Itoobiya iyo xarunta Midowga Afrika [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xaaji-cumar-cameyoo-loomagacaabay-safirka-somaliya-ee-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-05T14:55:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/camey.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"740\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"493\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xaaji-cumar-cameyoo-loomagacaabay-safirka-somaliya-ee-itoobiya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xaaji-cumar-cameyoo-loomagacaabay-safirka-somaliya-ee-itoobiya\/\",\"name\":\"C\/Xakiin Xaaji Cumar (Camey)oo loomagacaabay safirka somaliya ee Itoobiya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xaaji-cumar-cameyoo-loomagacaabay-safirka-somaliya-ee-itoobiya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xaaji-cumar-cameyoo-loomagacaabay-safirka-somaliya-ee-itoobiya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/camey.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-05T14:55:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xaaji-cumar-cameyoo-loomagacaabay-safirka-somaliya-ee-itoobiya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xaaji-cumar-cameyoo-loomagacaabay-safirka-somaliya-ee-itoobiya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xaaji-cumar-cameyoo-loomagacaabay-safirka-somaliya-ee-itoobiya\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/camey.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/camey.jpg\",\"width\":740,\"height\":493},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xaaji-cumar-cameyoo-loomagacaabay-safirka-somaliya-ee-itoobiya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"C\/Xakiin Xaaji Cumar (Camey)oo loomagacaabay safirka somaliya ee Itoobiya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"C\/Xakiin Xaaji Cumar (Camey)oo loomagacaabay safirka somaliya ee Itoobiya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xaaji-cumar-cameyoo-loomagacaabay-safirka-somaliya-ee-itoobiya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"C\/Xakiin Xaaji Cumar (Camey)oo loomagacaabay safirka somaliya ee Itoobiya - Wardoon","og_description":"Sida ay Wardoon.net u xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoon yahay dowlada Somalia ayaa danjireyaal cusub u magacowday dalalka Itoobiya iyo Maraykanka. Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Puntland C\/Xakiin Xaaji Cumar (Camey) oo dhowaan golaha Wasiiradu isku raaceen inuu noqdo safiir ayaa waxaa loo magacaabay danjiraha cusub ee Somalia u fadhiya dalka Itoobiya iyo xarunta Midowga Afrika [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xaaji-cumar-cameyoo-loomagacaabay-safirka-somaliya-ee-itoobiya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-05T14:55:28+00:00","og_image":[{"width":740,"height":493,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/camey.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xaaji-cumar-cameyoo-loomagacaabay-safirka-somaliya-ee-itoobiya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xaaji-cumar-cameyoo-loomagacaabay-safirka-somaliya-ee-itoobiya\/","name":"C\/Xakiin Xaaji Cumar (Camey)oo loomagacaabay safirka somaliya ee Itoobiya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xaaji-cumar-cameyoo-loomagacaabay-safirka-somaliya-ee-itoobiya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xaaji-cumar-cameyoo-loomagacaabay-safirka-somaliya-ee-itoobiya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/camey.jpg","datePublished":"2019-04-05T14:55:28+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xaaji-cumar-cameyoo-loomagacaabay-safirka-somaliya-ee-itoobiya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xaaji-cumar-cameyoo-loomagacaabay-safirka-somaliya-ee-itoobiya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xaaji-cumar-cameyoo-loomagacaabay-safirka-somaliya-ee-itoobiya\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/camey.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/camey.jpg","width":740,"height":493},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xaaji-cumar-cameyoo-loomagacaabay-safirka-somaliya-ee-itoobiya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"C\/Xakiin Xaaji Cumar (Camey)oo loomagacaabay safirka somaliya ee Itoobiya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125386"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125386"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125386\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125388,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125386\/revisions\/125388"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125387"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125386"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125386"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125386"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}