{"id":125390,"date":"2019-04-05T20:06:30","date_gmt":"2019-04-05T18:06:30","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125390"},"modified":"2019-04-05T20:06:30","modified_gmt":"2019-04-05T18:06:30","slug":"shir-deg-deg-ah-oo-ka-socda-xafiiska-raiisul-wasaaraha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shir-deg-deg-ah-oo-ka-socda-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/","title":{"rendered":"Shir deg deg ah oo ka Socda Xafiiska Ra,iisul wasaaraha"},"content":{"rendered":"<p>Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa shir degdeg ah ku leh Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha, kulankan ayaa ka dambeeyay markii Wasiirada galabta la isugu yeeray.<\/p>\n<p>Sida wararku sheegayaan kulankan ayaa looga hadlayaa arrimo dhowr ah oo Amniga ka mid ah, sidoo kale waxaa diiradda lagu saraaya kulanka berri ee Baarlamaanka kaga doodayo arrimaha Amniga.<\/p>\n<p>Warar ku dhow dhow Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa sheegaya in kulanka looga hadlayo sidii maalinta berri Hey\u2019addaha Ammaanka ee dowladda ay Warbixin dhameystiran oo mid ah ula tagi lahaayeen kulanka Baarlamaanka ee looga hadlayo xaalada amniga, kaddib markii looga yeeray Wasiirrada Amniga, Gaashaandhigga, Taliyeyaasha Ciidamada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Sidoo kale kulankan caawa Golaha Wasiirada ayaa imaanaya, iyadoo berri lagu wado inuu Muqdisho ka dhoofo Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre oo ku sii jeeda magaalada Washington, waxaana xubnaha safarkiisa ku wehliya ka mid ah Agaasime Kuxigeenka NISA Fahad Yaasiin oo ka mid xubnaha looga yeeray Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Kulankan ay leeyihiin Golaha Wasiirada ayaa ku soo beegmaya, iyadoo maalmihii la soo dhaafay ammaanka Muqdisho aad loo adkeeyay, isla markaana ay ka dhacayeen qaraxyo iyo weeraro, taasoo ka dhalatay fashil amni oo hareeyay Hey\u2019addaha ammaanka dowladda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa shir degdeg ah ku leh Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha, kulankan ayaa ka dambeeyay markii Wasiirada galabta la isugu yeeray. Sida wararku sheegayaan kulankan ayaa looga hadlayaa arrimo dhowr ah oo Amniga ka mid ah, sidoo kale waxaa diiradda lagu saraaya kulanka berri ee Baarlamaanka kaga doodayo arrimaha Amniga. Warar ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125391,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125390","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shir deg deg ah oo ka Socda Xafiiska Ra,iisul wasaaraha - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shir-deg-deg-ah-oo-ka-socda-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shir deg deg ah oo ka Socda Xafiiska Ra,iisul wasaaraha - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa shir degdeg ah ku leh Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha, kulankan ayaa ka dambeeyay markii Wasiirada galabta la isugu yeeray. Sida wararku sheegayaan kulankan ayaa looga hadlayaa arrimo dhowr ah oo Amniga ka mid ah, sidoo kale waxaa diiradda lagu saraaya kulanka berri ee Baarlamaanka kaga doodayo arrimaha Amniga. Warar ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shir-deg-deg-ah-oo-ka-socda-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-05T18:06:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Khayre-1-3-696x464.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shir-deg-deg-ah-oo-ka-socda-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shir-deg-deg-ah-oo-ka-socda-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/\",\"name\":\"Shir deg deg ah oo ka Socda Xafiiska Ra,iisul wasaaraha - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shir-deg-deg-ah-oo-ka-socda-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shir-deg-deg-ah-oo-ka-socda-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Khayre-1-3-696x464.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-05T18:06:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shir-deg-deg-ah-oo-ka-socda-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shir-deg-deg-ah-oo-ka-socda-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shir-deg-deg-ah-oo-ka-socda-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Khayre-1-3-696x464.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Khayre-1-3-696x464.jpg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shir-deg-deg-ah-oo-ka-socda-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shir deg deg ah oo ka Socda Xafiiska Ra,iisul wasaaraha\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shir deg deg ah oo ka Socda Xafiiska Ra,iisul wasaaraha - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shir-deg-deg-ah-oo-ka-socda-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shir deg deg ah oo ka Socda Xafiiska Ra,iisul wasaaraha - Wardoon","og_description":"Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa shir degdeg ah ku leh Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha, kulankan ayaa ka dambeeyay markii Wasiirada galabta la isugu yeeray. Sida wararku sheegayaan kulankan ayaa looga hadlayaa arrimo dhowr ah oo Amniga ka mid ah, sidoo kale waxaa diiradda lagu saraaya kulanka berri ee Baarlamaanka kaga doodayo arrimaha Amniga. Warar ku [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shir-deg-deg-ah-oo-ka-socda-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-05T18:06:30+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Khayre-1-3-696x464.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shir-deg-deg-ah-oo-ka-socda-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shir-deg-deg-ah-oo-ka-socda-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/","name":"Shir deg deg ah oo ka Socda Xafiiska Ra,iisul wasaaraha - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shir-deg-deg-ah-oo-ka-socda-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shir-deg-deg-ah-oo-ka-socda-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Khayre-1-3-696x464.jpg","datePublished":"2019-04-05T18:06:30+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shir-deg-deg-ah-oo-ka-socda-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/shir-deg-deg-ah-oo-ka-socda-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shir-deg-deg-ah-oo-ka-socda-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Khayre-1-3-696x464.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Khayre-1-3-696x464.jpg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shir-deg-deg-ah-oo-ka-socda-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shir deg deg ah oo ka Socda Xafiiska Ra,iisul wasaaraha"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125390"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125390"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125390\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125392,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125390\/revisions\/125392"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125391"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125390"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125390"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125390"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}