{"id":125522,"date":"2019-04-10T10:54:40","date_gmt":"2019-04-10T08:54:40","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125522"},"modified":"2019-04-10T10:54:40","modified_gmt":"2019-04-10T08:54:40","slug":"somalia-oo-weydiisatay-midowga-boostada-adduunka-upu-in-xayiraadda-laga-qaado","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-weydiisatay-midowga-boostada-adduunka-upu-in-xayiraadda-laga-qaado\/","title":{"rendered":"Somalia oo weydiisatay Midowga Boostada Adduunka [UPU] in Xayiraadda laga qaado"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada, Cabdi Cashuur Xasan ayaa ka codsaday Midowga Boostada Adduunka (UPU) in ay Soomaaliya ka qaadaan xayiraadda saaran sanadaha badan si dalkeenu uga faa\u2019iideysto horumarka adduunku ka gaaray isgaarsiinta boostada. Wasiirka oo ka hadlayay<br \/>\nshirka Guddiga Maamulka ee UPU ayaa sheegay in adeegyada boostadu ay<br \/>\nhorumariyaan dhaqaalaha dal kasta maadaama ay yihiin kaabayaashii adeegyada<br \/>\nganacsiga kala gudbin lahaa, isla markaana lagu abuuri karo shaqooyin badan oo<br \/>\nay dhallinyaradu ka faa\u2019iideysan karaan.<\/p>\n<p>Wasiirka oo sharraxayay<br \/>\nqorshaha ay Wasaaraddu u dajisay soo-nooleynta Boostada ayaa sheegay in hawlo<br \/>\nbadan laga qaban doono dajinta siyaasadihii iyo qorshayaashii lagu hagi lahaa<br \/>\nboostada dalka, tababarka iyo tayeynta shaqaalaha boostada, helitaanka agabkii<br \/>\nlagu shaqeyn lahaa iyo dib-dhiska xarumihii boostada ee magaalooyinka waaweyn<br \/>\nee dalka.<\/p>\n<p>Wasiir Cashuur ayaa uga<br \/>\nmahadceliyay UPU taageeradii kala duwaneyd ee ay siisay Soomaaliya sanadihii la<br \/>\nsoo dhaafay, kuwaa oo ay ka mid ahayd inay fududeysay in boostadu ay dalka<br \/>\ntimaaddo, inkasta oo ay xayiraad dalkeena ka saaran tahay inaan dalka<br \/>\ndibeddiisa wax u dirno \u201cWaxa aan fursaddan uga faa\u2019iideysanayaa inaan u<br \/>\nmahadceliyo Danjire Bishaar Xuseen oo si gaar ah noola duubtay oo la\u2019aantiis<br \/>\naysan waxyaabo badan noo suurtogaleen.\u201d<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa ugu dambeyntii ka codsaday dalalka xubnaha ka ah UPU in Soomaaliya laga taageero sidii dib loogu dhisi lahaa boostada dalka oo aasaas u ah horumarka dhaqaalaha iyo gacansiga caasriga ah.<\/p>\n<p>Agaasimaha Guud ee UPU,<br \/>\nDanjire Bishaar Xuseen, ayaa sheegay in UPU ay sameyn doonto wax kasta oo ay<br \/>\nawooddo oo Soomaaliya u fududeyn kara in ay dib ugu soo noqoto inay xubin<br \/>\nbuuxda ka noqoto UPU, isaga oo xusay in uu soo dhoweynayo tallaabooyinka ay<br \/>\nqaadday Wasaaradda sanadihii ugu dambeeyay iyo sida ay hoggaanka sare ee<br \/>\nWasaarrada uga go\u2019an tahay in ay soo nooleeyaan adeegyadii boosto oo casri ah.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Wasiirka oo uu<br \/>\nwehliyo Wasiir-u-dowlahiisa C\/laahi Bile Nuur ayaa inta ay joogaan dalka<br \/>\nSwitzerland la kulmi doonaan dalal kala duwan oo gacan ka geysan kara qorshaha<br \/>\nWasaaradda ee arrimaha boostada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada, Cabdi Cashuur Xasan ayaa ka codsaday Midowga Boostada Adduunka (UPU) in ay Soomaaliya ka qaadaan xayiraadda saaran sanadaha badan si dalkeenu uga faa\u2019iideysto horumarka adduunku ka gaaray isgaarsiinta boostada. Wasiirka oo ka hadlayay shirka Guddiga Maamulka ee UPU ayaa sheegay in adeegyada boostadu ay horumariyaan dhaqaalaha dal kasta maadaama ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125523,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125522","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Somalia oo weydiisatay Midowga Boostada Adduunka [UPU] in Xayiraadda laga qaado - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-weydiisatay-midowga-boostada-adduunka-upu-in-xayiraadda-laga-qaado\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Somalia oo weydiisatay Midowga Boostada Adduunka [UPU] in Xayiraadda laga qaado - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada, Cabdi Cashuur Xasan ayaa ka codsaday Midowga Boostada Adduunka (UPU) in ay Soomaaliya ka qaadaan xayiraadda saaran sanadaha badan si dalkeenu uga faa\u2019iideysto horumarka adduunku ka gaaray isgaarsiinta boostada. Wasiirka oo ka hadlayay shirka Guddiga Maamulka ee UPU ayaa sheegay in adeegyada boostadu ay horumariyaan dhaqaalaha dal kasta maadaama ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-weydiisatay-midowga-boostada-adduunka-upu-in-xayiraadda-laga-qaado\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-10T08:54:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Shirkii_Boostada_Adduunka-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"815\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"516\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-weydiisatay-midowga-boostada-adduunka-upu-in-xayiraadda-laga-qaado\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-weydiisatay-midowga-boostada-adduunka-upu-in-xayiraadda-laga-qaado\/\",\"name\":\"Somalia oo weydiisatay Midowga Boostada Adduunka [UPU] in Xayiraadda laga qaado - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-weydiisatay-midowga-boostada-adduunka-upu-in-xayiraadda-laga-qaado\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-weydiisatay-midowga-boostada-adduunka-upu-in-xayiraadda-laga-qaado\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Shirkii_Boostada_Adduunka-2.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-10T08:54:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-weydiisatay-midowga-boostada-adduunka-upu-in-xayiraadda-laga-qaado\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-weydiisatay-midowga-boostada-adduunka-upu-in-xayiraadda-laga-qaado\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-weydiisatay-midowga-boostada-adduunka-upu-in-xayiraadda-laga-qaado\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Shirkii_Boostada_Adduunka-2.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Shirkii_Boostada_Adduunka-2.jpg\",\"width\":815,\"height\":516},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-weydiisatay-midowga-boostada-adduunka-upu-in-xayiraadda-laga-qaado\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Somalia oo weydiisatay Midowga Boostada Adduunka [UPU] in Xayiraadda laga qaado\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Somalia oo weydiisatay Midowga Boostada Adduunka [UPU] in Xayiraadda laga qaado - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-weydiisatay-midowga-boostada-adduunka-upu-in-xayiraadda-laga-qaado\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Somalia oo weydiisatay Midowga Boostada Adduunka [UPU] in Xayiraadda laga qaado - Wardoon","og_description":"Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada, Cabdi Cashuur Xasan ayaa ka codsaday Midowga Boostada Adduunka (UPU) in ay Soomaaliya ka qaadaan xayiraadda saaran sanadaha badan si dalkeenu uga faa\u2019iideysto horumarka adduunku ka gaaray isgaarsiinta boostada. Wasiirka oo ka hadlayay shirka Guddiga Maamulka ee UPU ayaa sheegay in adeegyada boostadu ay horumariyaan dhaqaalaha dal kasta maadaama ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-weydiisatay-midowga-boostada-adduunka-upu-in-xayiraadda-laga-qaado\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-10T08:54:40+00:00","og_image":[{"width":815,"height":516,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Shirkii_Boostada_Adduunka-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-weydiisatay-midowga-boostada-adduunka-upu-in-xayiraadda-laga-qaado\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-weydiisatay-midowga-boostada-adduunka-upu-in-xayiraadda-laga-qaado\/","name":"Somalia oo weydiisatay Midowga Boostada Adduunka [UPU] in Xayiraadda laga qaado - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-weydiisatay-midowga-boostada-adduunka-upu-in-xayiraadda-laga-qaado\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-weydiisatay-midowga-boostada-adduunka-upu-in-xayiraadda-laga-qaado\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Shirkii_Boostada_Adduunka-2.jpg","datePublished":"2019-04-10T08:54:40+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-weydiisatay-midowga-boostada-adduunka-upu-in-xayiraadda-laga-qaado\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-weydiisatay-midowga-boostada-adduunka-upu-in-xayiraadda-laga-qaado\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-weydiisatay-midowga-boostada-adduunka-upu-in-xayiraadda-laga-qaado\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Shirkii_Boostada_Adduunka-2.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Shirkii_Boostada_Adduunka-2.jpg","width":815,"height":516},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-weydiisatay-midowga-boostada-adduunka-upu-in-xayiraadda-laga-qaado\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Somalia oo weydiisatay Midowga Boostada Adduunka [UPU] in Xayiraadda laga qaado"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125522"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125522"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125522\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125524,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125522\/revisions\/125524"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125523"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125522"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125522"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125522"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}