{"id":125552,"date":"2019-04-11T06:55:36","date_gmt":"2019-04-11T04:55:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125552"},"modified":"2019-04-11T06:55:36","modified_gmt":"2019-04-11T04:55:36","slug":"akhriso-eng-yarisow-oo-qoraal-cabasho-ah-gaarsiiyey-xafiisyada-qm-ee-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-eng-yarisow-oo-qoraal-cabasho-ah-gaarsiiyey-xafiisyada-qm-ee-somalia\/","title":{"rendered":"(Akhriso) Eng. Yarisow oo qoraal cabasho ah gaarsiiyey Xafiisyada QM ee Somalia"},"content":{"rendered":"<p>Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa qoraal uu u diray Xafiisyada Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika ee Muqdisho, waxa uu si kulul ugu cambaareeyey falalka ka dhanka ah faya dhawrka iyo badbaadada deegaanka oo Xafiisyadaas ay kula kaceen xeebaha Muqdisho.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa iftiimiyey dadaallada joogtada ah ee ay ku bixinayaan Maamulka Gobolka Banaadir ilaalinta bilicda iyo faya-dhawrka Caasimadda, isagoona sheegay in ay jiraan labo goobood oo loo qorsheeyey maareynta qashinka, ayna si adag ula xisaabtamayaan cid kasta oo meel kale ku daadisa qashinka.<\/p>\n<p>Eng. Yariisow ayaa sheegay in Hey\u2019addo ay ka mid yihiin Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika ee ku sugan Muqdisho ay si khaldan qashin ugu shubaan xeebaha magaalada, taasi oo dhibaato xoogan ku heysa shacabka gobolka iyo badqabka deegaanka.<\/p>\n<p>\u201cQashinka lagu daadinayo xeebaha Muqdisho waxaa uu dhibaato weyn ku hayaa kheyraadka Badda, iyadoona dad fara badan oo nolol ka raadsan jiray kheyraadka badda ay dhibaatooyin la kulmaan, waxaana isa soo taraya cabashada ay shacabka ka muujinayaan Qashinka faraha badan ee lagu shubo xeebaha, waana in si dhab ah loo qaataa cabashada shacabka\u201d Ayaa lagu yiri Qoraal uu Duqa Muqdisho u diray Xafiisyada UN-ka iyo AU-da.<\/p>\n<p>Duqa Muqdisho ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Banaadir ay gacan ka gaysanayaan xal u helista caqabadaha faya dhawrka ee ay ka cabanayaan Xafiiyadaasi, balse looga baahan yahay in ay iyagu masuuliyad iska saaraan ilaalinta deegaanka iyo badqabka dadka Soomaaliyeed ee ay gurmadka iyo garab istaagga ugu yimaadeen.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Guddoomiye Yarisow waxa uu xasuusiyey Xafiisyada Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika ee Muqdisho qorshe arrinkan ku saabsan oo ay horey ugu soo bandhigeen sidii wax looga qaban lahaa arrinkaas, iyadoona ay ahayd in madaxda Xafiisyadaas ay mudnaan siiyaan qorshahaas.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/som.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-125553\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/som.jpg\" alt=\"\" width=\"734\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/som.jpg 734w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/som-229x300.jpg 229w\" sizes=\"(max-width: 734px) 100vw, 734px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa qoraal uu u diray Xafiisyada Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika ee Muqdisho, waxa uu si kulul ugu cambaareeyey falalka ka dhanka ah faya dhawrka iyo badbaadada deegaanka oo Xafiisyadaas ay kula kaceen xeebaha Muqdisho. Guddoomiyaha ayaa iftiimiyey dadaallada joogtada ah ee ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125479,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125552","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>(Akhriso) Eng. Yarisow oo qoraal cabasho ah gaarsiiyey Xafiisyada QM ee Somalia - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-eng-yarisow-oo-qoraal-cabasho-ah-gaarsiiyey-xafiisyada-qm-ee-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"(Akhriso) Eng. Yarisow oo qoraal cabasho ah gaarsiiyey Xafiisyada QM ee Somalia - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa qoraal uu u diray Xafiisyada Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika ee Muqdisho, waxa uu si kulul ugu cambaareeyey falalka ka dhanka ah faya dhawrka iyo badbaadada deegaanka oo Xafiisyadaas ay kula kaceen xeebaha Muqdisho. Guddoomiyaha ayaa iftiimiyey dadaallada joogtada ah ee ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-eng-yarisow-oo-qoraal-cabasho-ah-gaarsiiyey-xafiisyada-qm-ee-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-11T04:55:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde1.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"916\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"647\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-eng-yarisow-oo-qoraal-cabasho-ah-gaarsiiyey-xafiisyada-qm-ee-somalia\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-eng-yarisow-oo-qoraal-cabasho-ah-gaarsiiyey-xafiisyada-qm-ee-somalia\/\",\"name\":\"(Akhriso) Eng. Yarisow oo qoraal cabasho ah gaarsiiyey Xafiisyada QM ee Somalia - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-eng-yarisow-oo-qoraal-cabasho-ah-gaarsiiyey-xafiisyada-qm-ee-somalia\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-eng-yarisow-oo-qoraal-cabasho-ah-gaarsiiyey-xafiisyada-qm-ee-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde1.png\",\"datePublished\":\"2019-04-11T04:55:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-eng-yarisow-oo-qoraal-cabasho-ah-gaarsiiyey-xafiisyada-qm-ee-somalia\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-eng-yarisow-oo-qoraal-cabasho-ah-gaarsiiyey-xafiisyada-qm-ee-somalia\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-eng-yarisow-oo-qoraal-cabasho-ah-gaarsiiyey-xafiisyada-qm-ee-somalia\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde1.png\",\"width\":916,\"height\":647},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-eng-yarisow-oo-qoraal-cabasho-ah-gaarsiiyey-xafiisyada-qm-ee-somalia\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"(Akhriso) Eng. Yarisow oo qoraal cabasho ah gaarsiiyey Xafiisyada QM ee Somalia\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"(Akhriso) Eng. Yarisow oo qoraal cabasho ah gaarsiiyey Xafiisyada QM ee Somalia - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-eng-yarisow-oo-qoraal-cabasho-ah-gaarsiiyey-xafiisyada-qm-ee-somalia\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"(Akhriso) Eng. Yarisow oo qoraal cabasho ah gaarsiiyey Xafiisyada QM ee Somalia - Wardoon","og_description":"Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa qoraal uu u diray Xafiisyada Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika ee Muqdisho, waxa uu si kulul ugu cambaareeyey falalka ka dhanka ah faya dhawrka iyo badbaadada deegaanka oo Xafiisyadaas ay kula kaceen xeebaha Muqdisho. Guddoomiyaha ayaa iftiimiyey dadaallada joogtada ah ee ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-eng-yarisow-oo-qoraal-cabasho-ah-gaarsiiyey-xafiisyada-qm-ee-somalia\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-11T04:55:36+00:00","og_image":[{"width":916,"height":647,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde1.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-eng-yarisow-oo-qoraal-cabasho-ah-gaarsiiyey-xafiisyada-qm-ee-somalia\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-eng-yarisow-oo-qoraal-cabasho-ah-gaarsiiyey-xafiisyada-qm-ee-somalia\/","name":"(Akhriso) Eng. Yarisow oo qoraal cabasho ah gaarsiiyey Xafiisyada QM ee Somalia - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-eng-yarisow-oo-qoraal-cabasho-ah-gaarsiiyey-xafiisyada-qm-ee-somalia\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-eng-yarisow-oo-qoraal-cabasho-ah-gaarsiiyey-xafiisyada-qm-ee-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde1.png","datePublished":"2019-04-11T04:55:36+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-eng-yarisow-oo-qoraal-cabasho-ah-gaarsiiyey-xafiisyada-qm-ee-somalia\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-eng-yarisow-oo-qoraal-cabasho-ah-gaarsiiyey-xafiisyada-qm-ee-somalia\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-eng-yarisow-oo-qoraal-cabasho-ah-gaarsiiyey-xafiisyada-qm-ee-somalia\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde1.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde1.png","width":916,"height":647},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-eng-yarisow-oo-qoraal-cabasho-ah-gaarsiiyey-xafiisyada-qm-ee-somalia\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"(Akhriso) Eng. Yarisow oo qoraal cabasho ah gaarsiiyey Xafiisyada QM ee Somalia"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125552"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125552"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125552\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125554,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125552\/revisions\/125554"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125479"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125552"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125552"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125552"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}