{"id":125637,"date":"2019-04-13T14:41:18","date_gmt":"2019-04-13T12:41:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125637"},"modified":"2019-04-13T14:41:18","modified_gmt":"2019-04-13T12:41:18","slug":"wasiir-beyle-oo-ka-hadlay-guusha-ay-soomaaliya-gaartay-wixii-mareykanka-ay-kula-kulmeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-ka-hadlay-guusha-ay-soomaaliya-gaartay-wixii-mareykanka-ay-kula-kulmeen\/","title":{"rendered":"Wasiir Beyle Oo Ka Hadlay Guusha Ay Soomaaliya Gaartay &#038; Wixii Mareykanka Ay Kula Kulmeen"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo kamid ah Wafdiga Ra\u2019iisul wasaaraha XFS ayaa sheegay in Dowaladda Fedraalka Soomaaliya lagu amaanay dadaalada dib u habaybta dhaqaale ee Dalka.<\/p>\n<p>\u201cMadashii shalay ee ku saabsanayd deyn cafiska, bahwadaagteena waxa ay bogaadiyeen dadaalada dib u habaybta dhaqaale ee dowladda Federaalka Soomaaliya. Dib u habaybtu marnaba ma ahan mid sahlan oo fudud, Waxa ay baahan tahay dulqaad, wadahadal, wadashaqayn iyo joogtayn\u201dayuu yiri Wasiir Bayle, waa innaan sii wadnaa kana-wada shaqeyno Soomaaliya iyo la-hawlgalayaasha caalamiga ah si aan uga faa\u2019iideysano miraha dadaalkan\u201dayuu yiri Wasiir Bayle.<\/p>\n<p>Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa sheegay in meel wanaagsan uu maraya barnaamijka deyn cafiska Soomaaliya islamarkaana ay sii wadi doonaan dib u habaybta oo uu sheegay in uu yahay mid u wanaagsan Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cLaga soo bilaabo shirkii shalay ee magaalada Washington ee uu hoggaamiyay R\/Wasaare Xassan Cali Kheyre, waxaa meel wanaagsan maraya arrimaha deyn cafiska. Waan sii wadi doonaa dib u habaybta sababtoo ah waa mid u wanaagsan Soomaaliya iyo dadkeena soo kabanaya ee u qalma mustaqbalka wanagsan\u201d.ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Wasiirka Maaliyadda Xukuukmadda Federaalka Soomaaliya oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri \u201cBahwadaagta calaamiga ah oo dhan waxay diiradda saarayaan waxa ay waddankooda iyo ururadooda ay u qaban doonaan Soomaaliya, Haddii aan nahay Soomaali, waa innaa samaynaa wax kasta si aan dib ugu dhisno Qarankeena, sharafteena iyo mustaqbalkeena. Soomaaliya annagaa iska leh, dalkastana dadkiisa ayaa dhisa\u201d.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo kamid ah Wafdiga Ra\u2019iisul wasaaraha XFS ayaa sheegay in Dowaladda Fedraalka Soomaaliya lagu amaanay dadaalada dib u habaybta dhaqaale ee Dalka. \u201cMadashii shalay ee ku saabsanayd deyn cafiska, bahwadaagteena waxa ay bogaadiyeen dadaalada dib u habaybta dhaqaale ee dowladda Federaalka Soomaaliya. Dib u habaybtu marnaba [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125638,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125637","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiir Beyle Oo Ka Hadlay Guusha Ay Soomaaliya Gaartay &amp; Wixii Mareykanka Ay Kula Kulmeen - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-ka-hadlay-guusha-ay-soomaaliya-gaartay-wixii-mareykanka-ay-kula-kulmeen\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiir Beyle Oo Ka Hadlay Guusha Ay Soomaaliya Gaartay &amp; Wixii Mareykanka Ay Kula Kulmeen - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo kamid ah Wafdiga Ra\u2019iisul wasaaraha XFS ayaa sheegay in Dowaladda Fedraalka Soomaaliya lagu amaanay dadaalada dib u habaybta dhaqaale ee Dalka. \u201cMadashii shalay ee ku saabsanayd deyn cafiska, bahwadaagteena waxa ay bogaadiyeen dadaalada dib u habaybta dhaqaale ee dowladda Federaalka Soomaaliya. Dib u habaybtu marnaba [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-ka-hadlay-guusha-ay-soomaaliya-gaartay-wixii-mareykanka-ay-kula-kulmeen\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-13T12:41:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/bayle.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-ka-hadlay-guusha-ay-soomaaliya-gaartay-wixii-mareykanka-ay-kula-kulmeen\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-ka-hadlay-guusha-ay-soomaaliya-gaartay-wixii-mareykanka-ay-kula-kulmeen\/\",\"name\":\"Wasiir Beyle Oo Ka Hadlay Guusha Ay Soomaaliya Gaartay & Wixii Mareykanka Ay Kula Kulmeen - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-ka-hadlay-guusha-ay-soomaaliya-gaartay-wixii-mareykanka-ay-kula-kulmeen\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-ka-hadlay-guusha-ay-soomaaliya-gaartay-wixii-mareykanka-ay-kula-kulmeen\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/bayle.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-13T12:41:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-ka-hadlay-guusha-ay-soomaaliya-gaartay-wixii-mareykanka-ay-kula-kulmeen\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-ka-hadlay-guusha-ay-soomaaliya-gaartay-wixii-mareykanka-ay-kula-kulmeen\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-ka-hadlay-guusha-ay-soomaaliya-gaartay-wixii-mareykanka-ay-kula-kulmeen\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/bayle.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/bayle.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-ka-hadlay-guusha-ay-soomaaliya-gaartay-wixii-mareykanka-ay-kula-kulmeen\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiir Beyle Oo Ka Hadlay Guusha Ay Soomaaliya Gaartay &#038; Wixii Mareykanka Ay Kula Kulmeen\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiir Beyle Oo Ka Hadlay Guusha Ay Soomaaliya Gaartay & Wixii Mareykanka Ay Kula Kulmeen - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-ka-hadlay-guusha-ay-soomaaliya-gaartay-wixii-mareykanka-ay-kula-kulmeen\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiir Beyle Oo Ka Hadlay Guusha Ay Soomaaliya Gaartay & Wixii Mareykanka Ay Kula Kulmeen - Wardoon","og_description":"Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo kamid ah Wafdiga Ra\u2019iisul wasaaraha XFS ayaa sheegay in Dowaladda Fedraalka Soomaaliya lagu amaanay dadaalada dib u habaybta dhaqaale ee Dalka. \u201cMadashii shalay ee ku saabsanayd deyn cafiska, bahwadaagteena waxa ay bogaadiyeen dadaalada dib u habaybta dhaqaale ee dowladda Federaalka Soomaaliya. Dib u habaybtu marnaba [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-ka-hadlay-guusha-ay-soomaaliya-gaartay-wixii-mareykanka-ay-kula-kulmeen\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-13T12:41:18+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/bayle.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-ka-hadlay-guusha-ay-soomaaliya-gaartay-wixii-mareykanka-ay-kula-kulmeen\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-ka-hadlay-guusha-ay-soomaaliya-gaartay-wixii-mareykanka-ay-kula-kulmeen\/","name":"Wasiir Beyle Oo Ka Hadlay Guusha Ay Soomaaliya Gaartay & Wixii Mareykanka Ay Kula Kulmeen - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-ka-hadlay-guusha-ay-soomaaliya-gaartay-wixii-mareykanka-ay-kula-kulmeen\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-ka-hadlay-guusha-ay-soomaaliya-gaartay-wixii-mareykanka-ay-kula-kulmeen\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/bayle.jpg","datePublished":"2019-04-13T12:41:18+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-ka-hadlay-guusha-ay-soomaaliya-gaartay-wixii-mareykanka-ay-kula-kulmeen\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-ka-hadlay-guusha-ay-soomaaliya-gaartay-wixii-mareykanka-ay-kula-kulmeen\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-ka-hadlay-guusha-ay-soomaaliya-gaartay-wixii-mareykanka-ay-kula-kulmeen\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/bayle.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/bayle.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-beyle-oo-ka-hadlay-guusha-ay-soomaaliya-gaartay-wixii-mareykanka-ay-kula-kulmeen\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiir Beyle Oo Ka Hadlay Guusha Ay Soomaaliya Gaartay &#038; Wixii Mareykanka Ay Kula Kulmeen"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125637"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125637"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125637\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125639,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125637\/revisions\/125639"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125638"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125637"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125637"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125637"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}