{"id":125662,"date":"2019-04-14T09:06:52","date_gmt":"2019-04-14T07:06:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125662"},"modified":"2019-04-14T09:06:52","modified_gmt":"2019-04-14T07:06:52","slug":"wasiirada-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-oo-maanta-suaalo-lagu-weydiinayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-oo-maanta-suaalo-lagu-weydiinayo\/","title":{"rendered":"Wasiirada iyo Taliyeyaasha Ciidamada oo maanta su\u2019aalo lagu weydiinayo"},"content":{"rendered":"<p>Kulanka Baarlamaanka ee maanta uu ku yeelanayo xarunta Golaha Shacabka ayaa waxaa hortagaya Wasiirada qaabilsan Amniga iyo Taliyeyaasha Ciidamada, iyadoo kulankan uu yahay mid albaabada u xiran oo Warbaahinta aan loo ogoleyn.<\/p>\n<p>Guddoomiye Maxamed Mursal ayaa shalay ku dhawaaqay in kulanka maanta oo Axad ah yeelanayo Baarlamaanka uu yahay mid albaabada u xiran oo aan loo ogoleyn Saxaafadda.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta kulanka looga yeeray ee su\u2019aalaha lagu weydiinayo ayaa kala ah Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow, Wasiirka Gaashaandhigga Xasan Amar Dambe, Duqa Muqdisho iyo Taliyeyaasha Ciidamada oo horay Guddoonka Baarlamaanka u yeeray.<\/p>\n<p>Kulankii shalay ee Baarlamaanka ayaa ahaa kii ugu waqtiga dheeraa, iyadoo Xildhibaanada si adag uga doodeen arrimaha amniga, waxaana eedeymo adag loo jeediyay Hey\u2019adaha Amniga.<\/p>\n<p>Maalmihii u dambeeyay xaalada Amniga ee magaalada Muqdisho ayaa faraha ka sii baxeysay, iyadoo qalalaase, dilal iyo qaraxyo ka dhacayeen, inkastoo Hey\u2019adaha Ammaanka ay xireen waddooyinka muhiimka ah ee magaalada, si looga hortago qaraxyo iyo falal kale oo Amniga waxyeeleynaya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulanka Baarlamaanka ee maanta uu ku yeelanayo xarunta Golaha Shacabka ayaa waxaa hortagaya Wasiirada qaabilsan Amniga iyo Taliyeyaasha Ciidamada, iyadoo kulankan uu yahay mid albaabada u xiran oo Warbaahinta aan loo ogoleyn. Guddoomiye Maxamed Mursal ayaa shalay ku dhawaaqay in kulanka maanta oo Axad ah yeelanayo Baarlamaanka uu yahay mid albaabada u xiran oo aan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125663,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125662","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiirada iyo Taliyeyaasha Ciidamada oo maanta su\u2019aalo lagu weydiinayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-oo-maanta-suaalo-lagu-weydiinayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiirada iyo Taliyeyaasha Ciidamada oo maanta su\u2019aalo lagu weydiinayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kulanka Baarlamaanka ee maanta uu ku yeelanayo xarunta Golaha Shacabka ayaa waxaa hortagaya Wasiirada qaabilsan Amniga iyo Taliyeyaasha Ciidamada, iyadoo kulankan uu yahay mid albaabada u xiran oo Warbaahinta aan loo ogoleyn. Guddoomiye Maxamed Mursal ayaa shalay ku dhawaaqay in kulanka maanta oo Axad ah yeelanayo Baarlamaanka uu yahay mid albaabada u xiran oo aan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-oo-maanta-suaalo-lagu-weydiinayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-14T07:06:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xubnaha-amniga-696x522.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"522\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-oo-maanta-suaalo-lagu-weydiinayo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-oo-maanta-suaalo-lagu-weydiinayo\/\",\"name\":\"Wasiirada iyo Taliyeyaasha Ciidamada oo maanta su\u2019aalo lagu weydiinayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-oo-maanta-suaalo-lagu-weydiinayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-oo-maanta-suaalo-lagu-weydiinayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xubnaha-amniga-696x522.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-14T07:06:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-oo-maanta-suaalo-lagu-weydiinayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-oo-maanta-suaalo-lagu-weydiinayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-oo-maanta-suaalo-lagu-weydiinayo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xubnaha-amniga-696x522.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xubnaha-amniga-696x522.jpg\",\"width\":696,\"height\":522},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-oo-maanta-suaalo-lagu-weydiinayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiirada iyo Taliyeyaasha Ciidamada oo maanta su\u2019aalo lagu weydiinayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiirada iyo Taliyeyaasha Ciidamada oo maanta su\u2019aalo lagu weydiinayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-oo-maanta-suaalo-lagu-weydiinayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiirada iyo Taliyeyaasha Ciidamada oo maanta su\u2019aalo lagu weydiinayo - Wardoon","og_description":"Kulanka Baarlamaanka ee maanta uu ku yeelanayo xarunta Golaha Shacabka ayaa waxaa hortagaya Wasiirada qaabilsan Amniga iyo Taliyeyaasha Ciidamada, iyadoo kulankan uu yahay mid albaabada u xiran oo Warbaahinta aan loo ogoleyn. Guddoomiye Maxamed Mursal ayaa shalay ku dhawaaqay in kulanka maanta oo Axad ah yeelanayo Baarlamaanka uu yahay mid albaabada u xiran oo aan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-oo-maanta-suaalo-lagu-weydiinayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-14T07:06:52+00:00","og_image":[{"width":696,"height":522,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xubnaha-amniga-696x522.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-oo-maanta-suaalo-lagu-weydiinayo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-oo-maanta-suaalo-lagu-weydiinayo\/","name":"Wasiirada iyo Taliyeyaasha Ciidamada oo maanta su\u2019aalo lagu weydiinayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-oo-maanta-suaalo-lagu-weydiinayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-oo-maanta-suaalo-lagu-weydiinayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xubnaha-amniga-696x522.jpg","datePublished":"2019-04-14T07:06:52+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-oo-maanta-suaalo-lagu-weydiinayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-oo-maanta-suaalo-lagu-weydiinayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-oo-maanta-suaalo-lagu-weydiinayo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xubnaha-amniga-696x522.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xubnaha-amniga-696x522.jpg","width":696,"height":522},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-iyo-taliyeyaasha-ciidamada-oo-maanta-suaalo-lagu-weydiinayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiirada iyo Taliyeyaasha Ciidamada oo maanta su\u2019aalo lagu weydiinayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125662"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125662"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125662\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125664,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125662\/revisions\/125664"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125663"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125662"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125662"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125662"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}