{"id":125665,"date":"2019-04-14T09:14:05","date_gmt":"2019-04-14T07:14:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125665"},"modified":"2019-04-14T09:14:05","modified_gmt":"2019-04-14T07:14:05","slug":"daawo-saraakiil-iyo-askar-oo-xabsiga-dhigtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-iyo-askar-oo-xabsiga-dhigtay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Saraakiil iyo Askar oo xabsiga dhigtay"},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha Booliska Soomaaliya Jen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa sheegay in falalkii u dambeeyay ee Ciidamo ka tirsan dowladda isku rasaaseeyeen meelo ka mid ah Muqdisho loo xiray saraakiil iyo askar.<\/p>\n<p>Jen. Bashiir oo xalay shir jaraa\u2019id qabtay ayaa sheegay in hey\u2019adaha amniga ay xabsiga dhigeen saraakiil iyo askar la tuhunsan yahay inay ku lug laheyd falalkii shalay iyo doraad ka dhacay magaalada Muqdisho<\/p>\n<p>\u201cFalal Ciidamada isku rasaaseeyeen meelo ka mid ah Muqdisho, waxay hey\u2019adaha amniga u xireen saraakiil iyo askar lagu tuhunsan yahay falalkii shalay iyo doraad dhacay\u201dayuu yiri Jen. Bashiir.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu sheegay in sharciga lala tiigsan doono askarigii ka hor-yimaada hannaanka sugid amniga, isla markaana aan loo dulqaadan doonin.<\/p>\n<p>Taliyaha Booliska ayaa sheegay in Mas\u2019uuliyiinta dowladda qaadi doonaan wixii hada ka dambeeya ee dhib uu geysto askariga ilaalada u ah.<\/p>\n<p>Ciidamo ka tirsan Milateriga iyo kuwa Booliska ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay is rasaaseyn ku dhex maray magaalada Muqdisho, kaasoo ka dhashay dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F667590733695501%2F&amp;show_text=0&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"317\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Booliska Soomaaliya Jen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa sheegay in falalkii u dambeeyay ee Ciidamo ka tirsan dowladda isku rasaaseeyeen meelo ka mid ah Muqdisho loo xiray saraakiil iyo askar. Jen. Bashiir oo xalay shir jaraa\u2019id qabtay ayaa sheegay in hey\u2019adaha amniga ay xabsiga dhigeen saraakiil iyo askar la tuhunsan yahay inay ku lug laheyd [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125666,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125665","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Saraakiil iyo Askar oo xabsiga dhigtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-iyo-askar-oo-xabsiga-dhigtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Saraakiil iyo Askar oo xabsiga dhigtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyaha Booliska Soomaaliya Jen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa sheegay in falalkii u dambeeyay ee Ciidamo ka tirsan dowladda isku rasaaseeyeen meelo ka mid ah Muqdisho loo xiray saraakiil iyo askar. Jen. Bashiir oo xalay shir jaraa\u2019id qabtay ayaa sheegay in hey\u2019adaha amniga ay xabsiga dhigeen saraakiil iyo askar la tuhunsan yahay inay ku lug laheyd [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-iyo-askar-oo-xabsiga-dhigtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-14T07:14:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Bashiir-ameeriko.-696x464.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-iyo-askar-oo-xabsiga-dhigtay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-iyo-askar-oo-xabsiga-dhigtay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Saraakiil iyo Askar oo xabsiga dhigtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-iyo-askar-oo-xabsiga-dhigtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-iyo-askar-oo-xabsiga-dhigtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Bashiir-ameeriko.-696x464.jpeg\",\"datePublished\":\"2019-04-14T07:14:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-iyo-askar-oo-xabsiga-dhigtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-iyo-askar-oo-xabsiga-dhigtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-iyo-askar-oo-xabsiga-dhigtay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Bashiir-ameeriko.-696x464.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Bashiir-ameeriko.-696x464.jpeg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-iyo-askar-oo-xabsiga-dhigtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Saraakiil iyo Askar oo xabsiga dhigtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Saraakiil iyo Askar oo xabsiga dhigtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-iyo-askar-oo-xabsiga-dhigtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Saraakiil iyo Askar oo xabsiga dhigtay - Wardoon","og_description":"Taliyaha Booliska Soomaaliya Jen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa sheegay in falalkii u dambeeyay ee Ciidamo ka tirsan dowladda isku rasaaseeyeen meelo ka mid ah Muqdisho loo xiray saraakiil iyo askar. Jen. Bashiir oo xalay shir jaraa\u2019id qabtay ayaa sheegay in hey\u2019adaha amniga ay xabsiga dhigeen saraakiil iyo askar la tuhunsan yahay inay ku lug laheyd [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-iyo-askar-oo-xabsiga-dhigtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-14T07:14:05+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Bashiir-ameeriko.-696x464.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-iyo-askar-oo-xabsiga-dhigtay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-iyo-askar-oo-xabsiga-dhigtay\/","name":"DAAWO:-Saraakiil iyo Askar oo xabsiga dhigtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-iyo-askar-oo-xabsiga-dhigtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-iyo-askar-oo-xabsiga-dhigtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Bashiir-ameeriko.-696x464.jpeg","datePublished":"2019-04-14T07:14:05+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-iyo-askar-oo-xabsiga-dhigtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-iyo-askar-oo-xabsiga-dhigtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-iyo-askar-oo-xabsiga-dhigtay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Bashiir-ameeriko.-696x464.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Bashiir-ameeriko.-696x464.jpeg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-iyo-askar-oo-xabsiga-dhigtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Saraakiil iyo Askar oo xabsiga dhigtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125665"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125665"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125665\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125667,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125665\/revisions\/125667"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125666"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125665"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125665"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125665"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}