{"id":125668,"date":"2019-04-14T09:21:38","date_gmt":"2019-04-14T07:21:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125668"},"modified":"2019-04-14T09:21:38","modified_gmt":"2019-04-14T07:21:38","slug":"itoobiya-masuuliyiin-ka-tiran-laamaha-dawlada-oo-xabsiga-loo-taxaabay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-masuuliyiin-ka-tiran-laamaha-dawlada-oo-xabsiga-loo-taxaabay\/","title":{"rendered":"Itoobiya Masuuliyiin Ka Tiran Laamaha Dawlada Oo Xabsiga Loo Taxaabay"},"content":{"rendered":"<p>Dawlada Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday tirada xubno ka shaqaynayey hay\u2019addaha xukuumada oo loo qabtay falal musuq maasuq oo ay gaysteen.<\/p>\n<p>Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Itoobiya Berhanu Tsegaye oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in gacanta lagu dhigay xubno gaadhaya 59 qof oo gaystay falal musuq maasuq isla markaana qaban qaabinayey inay sameeyaan falal amni daro ah.<\/p>\n<p>Xeer ilaaliyaha guud ee Itoobiya Berhanu Tsegaye ayaa sheegay in xubnahan la qabtay ka dib markii ay guddida la dagaalanka musuq maasuqu ay baadhis ku samaysay mashaariic la fulinayey iyo qaabkii loo bixiyey, iyada oo baadhistuna qaadatay mudo sadex bilood ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale xeer ilaaliyaha guud ee Itoobiya Berhanu Tsegaye ayaa sheegay in baadhista lagu qabtay lacag gaadhaysa $23.7 Million oo laga lunsaday mashaariic dan guud ah oo wadanka lagu keenayey cunto, isaga oo xusay in dadweynuhu ay iska soo ururiyeen lacagtaasi.<\/p>\n<p>Xeer ilaaliyaha guud ee Itoobiya Berhanu Tsegaye ayaa sidoo kale sheegay in dhismayaal loo hirgelinayey iskaashatada biyaha laga lunsaday lacag gaadhaysa 55 Million Bir oo ah lacagtii dadweynaha.<\/p>\n<p>Dhinaca kale masuuliyiin ka socday wakaalada cunada iyo dawooyinka ee Itoobiya ayaa la xidhay ka dib markii lagu eedeeyey inay lunsadeen lacag gaahaysa 79 Million Bir oo loogu tala galay in wadooyin iyo qalab kale lagu soo iibiyo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.reuters.com\/article\/us-ethiopia-corruption\/ethiopia-arrests-59-officials-over-corruption-economic-sabotage-idUSKCN1RO1TB\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dawlada Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday tirada xubno ka shaqaynayey hay\u2019addaha xukuumada oo loo qabtay falal musuq maasuq oo ay gaysteen. Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Itoobiya Berhanu Tsegaye oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in gacanta lagu dhigay xubno gaadhaya 59 qof oo gaystay falal musuq maasuq isla markaana qaban qaabinayey inay sameeyaan falal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125669,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125668","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Itoobiya Masuuliyiin Ka Tiran Laamaha Dawlada Oo Xabsiga Loo Taxaabay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-masuuliyiin-ka-tiran-laamaha-dawlada-oo-xabsiga-loo-taxaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Itoobiya Masuuliyiin Ka Tiran Laamaha Dawlada Oo Xabsiga Loo Taxaabay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dawlada Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday tirada xubno ka shaqaynayey hay\u2019addaha xukuumada oo loo qabtay falal musuq maasuq oo ay gaysteen. Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Itoobiya Berhanu Tsegaye oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in gacanta lagu dhigay xubno gaadhaya 59 qof oo gaystay falal musuq maasuq isla markaana qaban qaabinayey inay sameeyaan falal [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-masuuliyiin-ka-tiran-laamaha-dawlada-oo-xabsiga-loo-taxaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-14T07:21:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/s1.reutersmedia.net_.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"843\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-masuuliyiin-ka-tiran-laamaha-dawlada-oo-xabsiga-loo-taxaabay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-masuuliyiin-ka-tiran-laamaha-dawlada-oo-xabsiga-loo-taxaabay\/\",\"name\":\"Itoobiya Masuuliyiin Ka Tiran Laamaha Dawlada Oo Xabsiga Loo Taxaabay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-masuuliyiin-ka-tiran-laamaha-dawlada-oo-xabsiga-loo-taxaabay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-masuuliyiin-ka-tiran-laamaha-dawlada-oo-xabsiga-loo-taxaabay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/s1.reutersmedia.net_.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-14T07:21:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-masuuliyiin-ka-tiran-laamaha-dawlada-oo-xabsiga-loo-taxaabay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-masuuliyiin-ka-tiran-laamaha-dawlada-oo-xabsiga-loo-taxaabay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-masuuliyiin-ka-tiran-laamaha-dawlada-oo-xabsiga-loo-taxaabay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/s1.reutersmedia.net_.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/s1.reutersmedia.net_.jpg\",\"width\":1200,\"height\":843,\"caption\":\"FILE PHOTO: Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed speaks during a media conference at the Elysee Palace in Paris, France, October 29, 2018. Michel Euler\/Pool via REUTERS\/File Photo\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-masuuliyiin-ka-tiran-laamaha-dawlada-oo-xabsiga-loo-taxaabay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Itoobiya Masuuliyiin Ka Tiran Laamaha Dawlada Oo Xabsiga Loo Taxaabay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Itoobiya Masuuliyiin Ka Tiran Laamaha Dawlada Oo Xabsiga Loo Taxaabay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-masuuliyiin-ka-tiran-laamaha-dawlada-oo-xabsiga-loo-taxaabay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Itoobiya Masuuliyiin Ka Tiran Laamaha Dawlada Oo Xabsiga Loo Taxaabay - Wardoon","og_description":"Dawlada Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday tirada xubno ka shaqaynayey hay\u2019addaha xukuumada oo loo qabtay falal musuq maasuq oo ay gaysteen. Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Itoobiya Berhanu Tsegaye oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in gacanta lagu dhigay xubno gaadhaya 59 qof oo gaystay falal musuq maasuq isla markaana qaban qaabinayey inay sameeyaan falal [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-masuuliyiin-ka-tiran-laamaha-dawlada-oo-xabsiga-loo-taxaabay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-14T07:21:38+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":843,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/s1.reutersmedia.net_.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-masuuliyiin-ka-tiran-laamaha-dawlada-oo-xabsiga-loo-taxaabay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-masuuliyiin-ka-tiran-laamaha-dawlada-oo-xabsiga-loo-taxaabay\/","name":"Itoobiya Masuuliyiin Ka Tiran Laamaha Dawlada Oo Xabsiga Loo Taxaabay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-masuuliyiin-ka-tiran-laamaha-dawlada-oo-xabsiga-loo-taxaabay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-masuuliyiin-ka-tiran-laamaha-dawlada-oo-xabsiga-loo-taxaabay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/s1.reutersmedia.net_.jpg","datePublished":"2019-04-14T07:21:38+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-masuuliyiin-ka-tiran-laamaha-dawlada-oo-xabsiga-loo-taxaabay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-masuuliyiin-ka-tiran-laamaha-dawlada-oo-xabsiga-loo-taxaabay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-masuuliyiin-ka-tiran-laamaha-dawlada-oo-xabsiga-loo-taxaabay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/s1.reutersmedia.net_.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/s1.reutersmedia.net_.jpg","width":1200,"height":843,"caption":"FILE PHOTO: Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed speaks during a media conference at the Elysee Palace in Paris, France, October 29, 2018. Michel Euler\/Pool via REUTERS\/File Photo"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-masuuliyiin-ka-tiran-laamaha-dawlada-oo-xabsiga-loo-taxaabay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Itoobiya Masuuliyiin Ka Tiran Laamaha Dawlada Oo Xabsiga Loo Taxaabay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125668"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125668"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125668\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125670,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125668\/revisions\/125670"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125669"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125668"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125668"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125668"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}