{"id":125907,"date":"2019-04-18T11:58:52","date_gmt":"2019-04-18T09:58:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125907"},"modified":"2019-04-18T11:58:52","modified_gmt":"2019-04-18T09:58:52","slug":"madaxwaynihii-maamulka-oromada-oo-laga-dhigay-wasiirka-gaashaandhiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynihii-maamulka-oromada-oo-laga-dhigay-wasiirka-gaashaandhiga\/","title":{"rendered":"Madaxwaynihii Maamulka Oromada oo laga dhigay Wasiirka Gaashaandhiga"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019isul Wasaaraha Dowlada Itoobiya Abiy Axmed ayaa magacaabay Sadex Wasiir oo kamid noqonaya Xukuumadiisa cusub, waxa uuna xilal Wasiiro u magacaabay Siyaasiyiin caan ka ah gudaha Itoobiya.<\/p>\n<p>Abiy Axmed ayaa Wasiirka cusub ee Gaashaandhiga Itoobiya u magacaabay Lemma Megresa oo ahaa Madaxweynihii hore Ismaamulka Oromada , waxa uuna ninkan kamid yahay siyaasiyiinta caanka ka ah Itoobiya sidoo kale saameynta ku leh.<\/p>\n<p>Ra\u2019isul Wasaare Abiy Axmed ayaa sidoo kale magaacabay Wasiirka cusub ee Wasaarada Arimaha Dibadda , waxa uuna xilkaasi u magacaabay Madaxweynihii hore ee maamulka Amxaarada Gedu Andargachew.<\/p>\n<p>Abiy Axmed ayaa sidoo kale u magaacabay Eng. Aish Mohammed in ay noqoto wasiirka cusub ee Wasaarada Horumarinta iyo dhismaha dalkaasi, waxaana Wasiiradan cusub ee la magacaabay ansixiyay Baarlamaanka Itoobiya.<\/p>\n<p>Ra;isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo dareemay culees siyaasadeed oo gudaha ayaa la sheegay in ay ku kaliftay in siyaasiyiintan caanka ah ku abaal mariyo Wasaarada ugu muhiimsan ee xukuumadiisa ee kala ah Gaashaandhiga iyo Arimaha Dibadda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/daaow11.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-125908\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/daaow11.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"421\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/daaow11.jpg 750w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/daaow11-300x168.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019isul Wasaaraha Dowlada Itoobiya Abiy Axmed ayaa magacaabay Sadex Wasiir oo kamid noqonaya Xukuumadiisa cusub, waxa uuna xilal Wasiiro u magacaabay Siyaasiyiin caan ka ah gudaha Itoobiya. Abiy Axmed ayaa Wasiirka cusub ee Gaashaandhiga Itoobiya u magacaabay Lemma Megresa oo ahaa Madaxweynihii hore Ismaamulka Oromada , waxa uuna ninkan kamid yahay siyaasiyiinta caanka ka ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125909,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125907","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxwaynihii Maamulka Oromada oo laga dhigay Wasiirka Gaashaandhiga - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynihii-maamulka-oromada-oo-laga-dhigay-wasiirka-gaashaandhiga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxwaynihii Maamulka Oromada oo laga dhigay Wasiirka Gaashaandhiga - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019isul Wasaaraha Dowlada Itoobiya Abiy Axmed ayaa magacaabay Sadex Wasiir oo kamid noqonaya Xukuumadiisa cusub, waxa uuna xilal Wasiiro u magacaabay Siyaasiyiin caan ka ah gudaha Itoobiya. Abiy Axmed ayaa Wasiirka cusub ee Gaashaandhiga Itoobiya u magacaabay Lemma Megresa oo ahaa Madaxweynihii hore Ismaamulka Oromada , waxa uuna ninkan kamid yahay siyaasiyiinta caanka ka ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynihii-maamulka-oromada-oo-laga-dhigay-wasiirka-gaashaandhiga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-18T09:58:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Lemma-Megersa.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2946\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1959\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynihii-maamulka-oromada-oo-laga-dhigay-wasiirka-gaashaandhiga\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynihii-maamulka-oromada-oo-laga-dhigay-wasiirka-gaashaandhiga\/\",\"name\":\"Madaxwaynihii Maamulka Oromada oo laga dhigay Wasiirka Gaashaandhiga - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynihii-maamulka-oromada-oo-laga-dhigay-wasiirka-gaashaandhiga\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynihii-maamulka-oromada-oo-laga-dhigay-wasiirka-gaashaandhiga\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Lemma-Megersa.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-18T09:58:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynihii-maamulka-oromada-oo-laga-dhigay-wasiirka-gaashaandhiga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynihii-maamulka-oromada-oo-laga-dhigay-wasiirka-gaashaandhiga\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynihii-maamulka-oromada-oo-laga-dhigay-wasiirka-gaashaandhiga\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Lemma-Megersa.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Lemma-Megersa.jpg\",\"width\":2946,\"height\":1959},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynihii-maamulka-oromada-oo-laga-dhigay-wasiirka-gaashaandhiga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxwaynihii Maamulka Oromada oo laga dhigay Wasiirka Gaashaandhiga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxwaynihii Maamulka Oromada oo laga dhigay Wasiirka Gaashaandhiga - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynihii-maamulka-oromada-oo-laga-dhigay-wasiirka-gaashaandhiga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxwaynihii Maamulka Oromada oo laga dhigay Wasiirka Gaashaandhiga - Wardoon","og_description":"Ra\u2019isul Wasaaraha Dowlada Itoobiya Abiy Axmed ayaa magacaabay Sadex Wasiir oo kamid noqonaya Xukuumadiisa cusub, waxa uuna xilal Wasiiro u magacaabay Siyaasiyiin caan ka ah gudaha Itoobiya. Abiy Axmed ayaa Wasiirka cusub ee Gaashaandhiga Itoobiya u magacaabay Lemma Megresa oo ahaa Madaxweynihii hore Ismaamulka Oromada , waxa uuna ninkan kamid yahay siyaasiyiinta caanka ka ah [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynihii-maamulka-oromada-oo-laga-dhigay-wasiirka-gaashaandhiga\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-18T09:58:52+00:00","og_image":[{"width":2946,"height":1959,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Lemma-Megersa.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynihii-maamulka-oromada-oo-laga-dhigay-wasiirka-gaashaandhiga\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynihii-maamulka-oromada-oo-laga-dhigay-wasiirka-gaashaandhiga\/","name":"Madaxwaynihii Maamulka Oromada oo laga dhigay Wasiirka Gaashaandhiga - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynihii-maamulka-oromada-oo-laga-dhigay-wasiirka-gaashaandhiga\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynihii-maamulka-oromada-oo-laga-dhigay-wasiirka-gaashaandhiga\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Lemma-Megersa.jpg","datePublished":"2019-04-18T09:58:52+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynihii-maamulka-oromada-oo-laga-dhigay-wasiirka-gaashaandhiga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynihii-maamulka-oromada-oo-laga-dhigay-wasiirka-gaashaandhiga\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynihii-maamulka-oromada-oo-laga-dhigay-wasiirka-gaashaandhiga\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Lemma-Megersa.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Lemma-Megersa.jpg","width":2946,"height":1959},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynihii-maamulka-oromada-oo-laga-dhigay-wasiirka-gaashaandhiga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxwaynihii Maamulka Oromada oo laga dhigay Wasiirka Gaashaandhiga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125907"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125907"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125907\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125910,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125907\/revisions\/125910"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125909"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125907"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125907"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125907"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}