{"id":125946,"date":"2019-04-20T10:44:48","date_gmt":"2019-04-20T08:44:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125946"},"modified":"2019-04-20T10:44:48","modified_gmt":"2019-04-20T08:44:48","slug":"xildhibaan-axmed-macalin-fiqi-farmaajo-markii-shacabka-taageeradooda-uu-waayay-ayuu-qabiil-iyo-al-shabaab-ku-tilmaamay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-macalin-fiqi-farmaajo-markii-shacabka-taageeradooda-uu-waayay-ayuu-qabiil-iyo-al-shabaab-ku-tilmaamay\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi \u201cFarmaajo Markii shacabka Taageeradooda uu waayay ayuu Qabiil iyo Al Shabaab ku tilmaamay\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa si kulul u weeraray hab dhaqanka siyaasiyiinta iyo Culimada warbaahinta ka difaaca dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo, isagoo ku tilmaamay inay yihiin dad shidaal lagu soo shubo.<\/p>\n<p>Qoraal uu soo diray bartiisa Facebook ayuu uga hadlay hadalkii dhowaan ka soo yeeray Madaxweyne Farmaajo iyo hadalo warbaahinta ay siiyeen Siyaasiyiiniyo Culimo taageera Madaxweyna Farmaajo.<\/p>\n<p>\u201cMarka fatwada culimadu ay kiro noqoto, siyaasi horey u fashilmayna uu u istaago difaacidda mid kale oo wadadiisii haaya, qaaqle shidaal lagu soo shubo, ogaada daaha gadaashiis waxaa ku jira hogaamiye fashilmay oo aan dayactir lahayn\u201dayuu yiri Axmed Macalin Fiqi.<\/p>\n<p>Axmed Fiqi oo ka mid ahaa Xildhibaanadii ololaha doorashada u waday Madaxweyne Farmaajo, balse ay mar danbe isku dhaceen ayaa sheegay in Madaxweynuhu dadkii taageeray uu ku tilmaamo qabiil iyo Al-Shabaab, uguna hanjabo inuu gacan bir ku qabanayo ayuu xusay inay taasi tahay Hoggaan xumo.<\/p>\n<p>\u201cMarkii madaxweynihii dadkii uu taageeradooda taladaa ku yimid oo ka cabanaya dhibaatoooyinka ka soo gaarey hogaan-xumidiisa uu ku tilmaamay \u201cqabiil iyo shabaab\u201d uuna ugu hanjabay inuu ku qaban doono gacan-bir ah, meeshii laga sugayey in uu keeno xalka dhibkii dadku ka cabanayeen, fariimahaas hanjabaadaha ah waxay ku haboonaayeen in uu u diro kuwa \u201cshacabkaas dhibaatada ay ka cabanyeen u geysanaya iyo argagixisada qaraxyada gaysanaysa, si maro loogu geliyo hadaladaas deelqaafka ah waxaa warbaahinta lagu soo yaacshay maalmihii na gudbay \u201cwadaado fatwada laga ijaartay, iyo qaaqlayaal dalkaan laga yaqaano, waxaana heeso xawilaad ah soo qaaday fanaaniin beeleedyo\u201dayuu yiri Axmed Fiqi.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-33.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-125947\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-33.png\" alt=\"\" width=\"538\" height=\"879\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-33.png 538w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-33-184x300.png 184w\" sizes=\"(max-width: 538px) 100vw, 538px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa si kulul u weeraray hab dhaqanka siyaasiyiinta iyo Culimada warbaahinta ka difaaca dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo, isagoo ku tilmaamay inay yihiin dad shidaal lagu soo shubo. Qoraal uu soo diray bartiisa Facebook ayuu uga hadlay hadalkii dhowaan ka soo yeeray Madaxweyne Farmaajo iyo hadalo warbaahinta ay siiyeen Siyaasiyiiniyo Culimo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125948,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125946","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi \u201cFarmaajo Markii shacabka Taageeradooda uu waayay ayuu Qabiil iyo Al Shabaab ku tilmaamay\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-macalin-fiqi-farmaajo-markii-shacabka-taageeradooda-uu-waayay-ayuu-qabiil-iyo-al-shabaab-ku-tilmaamay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi \u201cFarmaajo Markii shacabka Taageeradooda uu waayay ayuu Qabiil iyo Al Shabaab ku tilmaamay\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa si kulul u weeraray hab dhaqanka siyaasiyiinta iyo Culimada warbaahinta ka difaaca dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo, isagoo ku tilmaamay inay yihiin dad shidaal lagu soo shubo. Qoraal uu soo diray bartiisa Facebook ayuu uga hadlay hadalkii dhowaan ka soo yeeray Madaxweyne Farmaajo iyo hadalo warbaahinta ay siiyeen Siyaasiyiiniyo Culimo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-macalin-fiqi-farmaajo-markii-shacabka-taageeradooda-uu-waayay-ayuu-qabiil-iyo-al-shabaab-ku-tilmaamay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-20T08:44:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_8331.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"533\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-macalin-fiqi-farmaajo-markii-shacabka-taageeradooda-uu-waayay-ayuu-qabiil-iyo-al-shabaab-ku-tilmaamay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-macalin-fiqi-farmaajo-markii-shacabka-taageeradooda-uu-waayay-ayuu-qabiil-iyo-al-shabaab-ku-tilmaamay\/\",\"name\":\"Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi \u201cFarmaajo Markii shacabka Taageeradooda uu waayay ayuu Qabiil iyo Al Shabaab ku tilmaamay\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-macalin-fiqi-farmaajo-markii-shacabka-taageeradooda-uu-waayay-ayuu-qabiil-iyo-al-shabaab-ku-tilmaamay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-macalin-fiqi-farmaajo-markii-shacabka-taageeradooda-uu-waayay-ayuu-qabiil-iyo-al-shabaab-ku-tilmaamay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_8331.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-20T08:44:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-macalin-fiqi-farmaajo-markii-shacabka-taageeradooda-uu-waayay-ayuu-qabiil-iyo-al-shabaab-ku-tilmaamay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-macalin-fiqi-farmaajo-markii-shacabka-taageeradooda-uu-waayay-ayuu-qabiil-iyo-al-shabaab-ku-tilmaamay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-macalin-fiqi-farmaajo-markii-shacabka-taageeradooda-uu-waayay-ayuu-qabiil-iyo-al-shabaab-ku-tilmaamay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_8331.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_8331.jpg\",\"width\":800,\"height\":533},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-macalin-fiqi-farmaajo-markii-shacabka-taageeradooda-uu-waayay-ayuu-qabiil-iyo-al-shabaab-ku-tilmaamay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi \u201cFarmaajo Markii shacabka Taageeradooda uu waayay ayuu Qabiil iyo Al Shabaab ku tilmaamay\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi \u201cFarmaajo Markii shacabka Taageeradooda uu waayay ayuu Qabiil iyo Al Shabaab ku tilmaamay\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-macalin-fiqi-farmaajo-markii-shacabka-taageeradooda-uu-waayay-ayuu-qabiil-iyo-al-shabaab-ku-tilmaamay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi \u201cFarmaajo Markii shacabka Taageeradooda uu waayay ayuu Qabiil iyo Al Shabaab ku tilmaamay\u201d - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa si kulul u weeraray hab dhaqanka siyaasiyiinta iyo Culimada warbaahinta ka difaaca dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo, isagoo ku tilmaamay inay yihiin dad shidaal lagu soo shubo. Qoraal uu soo diray bartiisa Facebook ayuu uga hadlay hadalkii dhowaan ka soo yeeray Madaxweyne Farmaajo iyo hadalo warbaahinta ay siiyeen Siyaasiyiiniyo Culimo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-macalin-fiqi-farmaajo-markii-shacabka-taageeradooda-uu-waayay-ayuu-qabiil-iyo-al-shabaab-ku-tilmaamay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-20T08:44:48+00:00","og_image":[{"width":800,"height":533,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_8331.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-macalin-fiqi-farmaajo-markii-shacabka-taageeradooda-uu-waayay-ayuu-qabiil-iyo-al-shabaab-ku-tilmaamay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-macalin-fiqi-farmaajo-markii-shacabka-taageeradooda-uu-waayay-ayuu-qabiil-iyo-al-shabaab-ku-tilmaamay\/","name":"Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi \u201cFarmaajo Markii shacabka Taageeradooda uu waayay ayuu Qabiil iyo Al Shabaab ku tilmaamay\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-macalin-fiqi-farmaajo-markii-shacabka-taageeradooda-uu-waayay-ayuu-qabiil-iyo-al-shabaab-ku-tilmaamay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-macalin-fiqi-farmaajo-markii-shacabka-taageeradooda-uu-waayay-ayuu-qabiil-iyo-al-shabaab-ku-tilmaamay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_8331.jpg","datePublished":"2019-04-20T08:44:48+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-macalin-fiqi-farmaajo-markii-shacabka-taageeradooda-uu-waayay-ayuu-qabiil-iyo-al-shabaab-ku-tilmaamay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-macalin-fiqi-farmaajo-markii-shacabka-taageeradooda-uu-waayay-ayuu-qabiil-iyo-al-shabaab-ku-tilmaamay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-macalin-fiqi-farmaajo-markii-shacabka-taageeradooda-uu-waayay-ayuu-qabiil-iyo-al-shabaab-ku-tilmaamay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_8331.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_8331.jpg","width":800,"height":533},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-macalin-fiqi-farmaajo-markii-shacabka-taageeradooda-uu-waayay-ayuu-qabiil-iyo-al-shabaab-ku-tilmaamay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi \u201cFarmaajo Markii shacabka Taageeradooda uu waayay ayuu Qabiil iyo Al Shabaab ku tilmaamay\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125946"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125946"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125946\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125949,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125946\/revisions\/125949"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125948"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125946"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125946"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125946"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}