{"id":125959,"date":"2019-04-20T16:33:42","date_gmt":"2019-04-20T14:33:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125959"},"modified":"2019-04-20T16:35:37","modified_gmt":"2019-04-20T14:35:37","slug":"hooyo-xaawo-inta-aan-tukanayey-salaadda-maqribka-ayaa-la-xaday-ilmihii-yaraa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-xaawo-inta-aan-tukanayey-salaadda-maqribka-ayaa-la-xaday-ilmihii-yaraa\/","title":{"rendered":"Hooyo Xaawo:-\u201cInta aan tukanayey Salaadda Maqribka ayaa la xaday ilmihii yaraa"},"content":{"rendered":"<p>Isbitaalka Soos ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa lagu xaday ilmo yar oo saacado dhalan, kadib markii Hooyada dhashay ilmahaasi ay seexatay, xilli ay ku jirtay qolka Isbitaalka laga seexiyay.<\/p>\n<p>Hooyo Naciimo Maxamed oo ah Hooyada laga xaday ilmaha yar ee lagu dhex xaday Isbitaalka Soos ayaa xaalad aan wanaagsaneyn ku jirta, kadib markii ay si wayn kaga naxday ilmihii ugu horeeyay ee ay dhashay oo laga xaday.<\/p>\n<p>Ehelada ilmaha yar ee la xaday waxay codsanayaan haddii farriintaan ay arkeyso ama maqleyso inay soo celiso ilmaha yar ee ay xaday haweenaydaasi, maadaama Hooyadii dhashay xaalad qatar ah ay ku jirto.<\/p>\n<p>Hooyo Xaawo Maxamed Maxamud oo ah Wiilka la xaday ayaydiis ayaa sheegay in Saldhiga Degmada Heliwaa ay ka diiwaangeliyeen kiiska si loo raadiyo haweenayda ilmaha yar xaday.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay inuu ka codsanaayo dadka Somaliyed inay kala qayb qaataan baadigoobka ilmaha yar ee la xaday, maadaama Hooyadii laga xaday ay ku jirto xaalad qatar ah.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/h1wWWwA-M5M\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isbitaalka Soos ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa lagu xaday ilmo yar oo saacado dhalan, kadib markii Hooyada dhashay ilmahaasi ay seexatay, xilli ay ku jirtay qolka Isbitaalka laga seexiyay. Hooyo Naciimo Maxamed oo ah Hooyada laga xaday ilmaha yar ee lagu dhex xaday Isbitaalka Soos ayaa xaalad aan wanaagsaneyn ku jirta, kadib markii ay si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125960,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125959","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Hooyo Xaawo:-\u201cInta aan tukanayey Salaadda Maqribka ayaa la xaday ilmihii yaraa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-xaawo-inta-aan-tukanayey-salaadda-maqribka-ayaa-la-xaday-ilmihii-yaraa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Hooyo Xaawo:-\u201cInta aan tukanayey Salaadda Maqribka ayaa la xaday ilmihii yaraa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Isbitaalka Soos ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa lagu xaday ilmo yar oo saacado dhalan, kadib markii Hooyada dhashay ilmahaasi ay seexatay, xilli ay ku jirtay qolka Isbitaalka laga seexiyay. Hooyo Naciimo Maxamed oo ah Hooyada laga xaday ilmaha yar ee lagu dhex xaday Isbitaalka Soos ayaa xaalad aan wanaagsaneyn ku jirta, kadib markii ay si [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-xaawo-inta-aan-tukanayey-salaadda-maqribka-ayaa-la-xaday-ilmihii-yaraa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-20T14:33:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-04-20T14:35:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde1-2.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1009\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"633\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-xaawo-inta-aan-tukanayey-salaadda-maqribka-ayaa-la-xaday-ilmihii-yaraa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-xaawo-inta-aan-tukanayey-salaadda-maqribka-ayaa-la-xaday-ilmihii-yaraa\/\",\"name\":\"Hooyo Xaawo:-\u201cInta aan tukanayey Salaadda Maqribka ayaa la xaday ilmihii yaraa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-xaawo-inta-aan-tukanayey-salaadda-maqribka-ayaa-la-xaday-ilmihii-yaraa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-xaawo-inta-aan-tukanayey-salaadda-maqribka-ayaa-la-xaday-ilmihii-yaraa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde1-2.png\",\"datePublished\":\"2019-04-20T14:33:42+00:00\",\"dateModified\":\"2019-04-20T14:35:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-xaawo-inta-aan-tukanayey-salaadda-maqribka-ayaa-la-xaday-ilmihii-yaraa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-xaawo-inta-aan-tukanayey-salaadda-maqribka-ayaa-la-xaday-ilmihii-yaraa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-xaawo-inta-aan-tukanayey-salaadda-maqribka-ayaa-la-xaday-ilmihii-yaraa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde1-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde1-2.png\",\"width\":1009,\"height\":633},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-xaawo-inta-aan-tukanayey-salaadda-maqribka-ayaa-la-xaday-ilmihii-yaraa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Hooyo Xaawo:-\u201cInta aan tukanayey Salaadda Maqribka ayaa la xaday ilmihii yaraa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Hooyo Xaawo:-\u201cInta aan tukanayey Salaadda Maqribka ayaa la xaday ilmihii yaraa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-xaawo-inta-aan-tukanayey-salaadda-maqribka-ayaa-la-xaday-ilmihii-yaraa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Hooyo Xaawo:-\u201cInta aan tukanayey Salaadda Maqribka ayaa la xaday ilmihii yaraa - Wardoon","og_description":"Isbitaalka Soos ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa lagu xaday ilmo yar oo saacado dhalan, kadib markii Hooyada dhashay ilmahaasi ay seexatay, xilli ay ku jirtay qolka Isbitaalka laga seexiyay. Hooyo Naciimo Maxamed oo ah Hooyada laga xaday ilmaha yar ee lagu dhex xaday Isbitaalka Soos ayaa xaalad aan wanaagsaneyn ku jirta, kadib markii ay si [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-xaawo-inta-aan-tukanayey-salaadda-maqribka-ayaa-la-xaday-ilmihii-yaraa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-20T14:33:42+00:00","article_modified_time":"2019-04-20T14:35:37+00:00","og_image":[{"width":1009,"height":633,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde1-2.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-xaawo-inta-aan-tukanayey-salaadda-maqribka-ayaa-la-xaday-ilmihii-yaraa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-xaawo-inta-aan-tukanayey-salaadda-maqribka-ayaa-la-xaday-ilmihii-yaraa\/","name":"Hooyo Xaawo:-\u201cInta aan tukanayey Salaadda Maqribka ayaa la xaday ilmihii yaraa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-xaawo-inta-aan-tukanayey-salaadda-maqribka-ayaa-la-xaday-ilmihii-yaraa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-xaawo-inta-aan-tukanayey-salaadda-maqribka-ayaa-la-xaday-ilmihii-yaraa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde1-2.png","datePublished":"2019-04-20T14:33:42+00:00","dateModified":"2019-04-20T14:35:37+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-xaawo-inta-aan-tukanayey-salaadda-maqribka-ayaa-la-xaday-ilmihii-yaraa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-xaawo-inta-aan-tukanayey-salaadda-maqribka-ayaa-la-xaday-ilmihii-yaraa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-xaawo-inta-aan-tukanayey-salaadda-maqribka-ayaa-la-xaday-ilmihii-yaraa\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde1-2.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde1-2.png","width":1009,"height":633},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-xaawo-inta-aan-tukanayey-salaadda-maqribka-ayaa-la-xaday-ilmihii-yaraa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Hooyo Xaawo:-\u201cInta aan tukanayey Salaadda Maqribka ayaa la xaday ilmihii yaraa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125959"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125959"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125959\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125962,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125959\/revisions\/125962"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125960"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125959"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125959"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125959"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}