{"id":125963,"date":"2019-04-20T16:44:49","date_gmt":"2019-04-20T14:44:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125963"},"modified":"2019-04-20T16:44:49","modified_gmt":"2019-04-20T14:44:49","slug":"wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-nairobi-uga-socday-madaxda-maamul-goboleedyadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-nairobi-uga-socday-madaxda-maamul-goboleedyadda\/","title":{"rendered":"Wararkii ugu dambeeyay shirkii Nairobi uga socday Madaxda maamul goboleedyadda"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa kulanka xasaasiga ah Maanta Magaalada Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya uga furmay madaxda Maamul GOboleedyada gaar ahaan Galmudug, Puntland iyo Jubbaland.<\/p>\n<p>Kulankaan Maanta furmay ayaa waxaa goobjoog ka ah Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, Midka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Madaxwyenaha Puntland Deni oo Xalay soo gaaray Magaalada Nairobi.<\/p>\n<p>Kulamaddaan ayaa looga hadlaya Xaaladda dalka, waxaana ay sidoo kale ka hadlayaan sidii loo xoojin lahaa xiriirka ka dhaxeeya Madaxda maamul goboleedyadda iyo soo celinta Shirarkii Madaxda maamul goboleedyadda.<\/p>\n<p>Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Galmudug ayaa maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa Magaalada Nairobi, waxaana xalay ku biiray Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Dani.<\/p>\n<p>Madaxda Saddexda maamul ayaa dhawaan diiday Shirkii uu ku dhawaaqay Madaxweyne Farmaajo, waxaana ay aad uga soo horjeeddaan sidda ay dowladda Soomaaliya ay wax ku waddo.<\/p>\n<p>Warar qaar ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxweynaha Hirshabeelle laga yaabo in uu ku biiro Shirka ka socda Nairobi.<\/p>\n<p>waxaa jiraan dadaallo ay waddaan Madaxda Beesha Caalamka ee ku sugan Nairobi oo ku aadan xalinta Khilaafka dowladda dhexe iyo maamul goboleedyadda.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland oo maalmihii dambe ku sugnaa dalka isu tagga Imaaraadka Carabta ayaa la sheegay in halkaas uu kulamo kulayeeshay Madaxda Imaaraadka iyo Mas\u2019uuliyiin Shirkadda DP World.<\/p>\n<p>Madaxda Jubbaland, Galmudug iyo Puntland in wadajir magaalada Nairobi kula kulmi doonaaan wakiilada Beesha Caalamka, iyagoo kala hadlaya barnaamijka la macaamilka gaarka oo Beesha Caalamka dib u soo cusbooneysiisay in maamul goboleedyada si gaar ah uga taageerto barnaamijka Horumarinta iyo arrimaha bani\u2019aadaminada.<\/p>\n<p>Waxaa weli taagan Khilaafkii xoogaana ee u dhaxeeyey Maamul Goboleedyada iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya kaasoo kasoo bilowday go\u2019aanka ay Dowladda Dhexe ka qaadatay khilaafkii soo kala dhex galay Dowladaha Khaliijka.<\/p>\n<p>Tan iyo markaas waxaa hakad la geliyay barnaamijyadii mashaariicda horumarineed ee Beesha Caalamka soo marsiin jireen dowladda Federaalka, waxaana muddo la hadal hayay in Beesha Caalamka ay qorsheyneyso sidii ay dib ugu soo celin laheyd barnaamijka macaamilka gaarka ah ee Maamulada iyo dowladda Federaalka ay si isku mid ah uga taageereyso mashaariicda horumarineed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa kulanka xasaasiga ah Maanta Magaalada Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya uga furmay madaxda Maamul GOboleedyada gaar ahaan Galmudug, Puntland iyo Jubbaland. Kulankaan Maanta furmay ayaa waxaa goobjoog ka ah Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, Midka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Madaxwyenaha Puntland Deni oo Xalay soo gaaray Magaalada Nairobi. Kulamaddaan ayaa looga hadlaya Xaaladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125964,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125963","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wararkii ugu dambeeyay shirkii Nairobi uga socday Madaxda maamul goboleedyadda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-nairobi-uga-socday-madaxda-maamul-goboleedyadda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wararkii ugu dambeeyay shirkii Nairobi uga socday Madaxda maamul goboleedyadda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa kulanka xasaasiga ah Maanta Magaalada Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya uga furmay madaxda Maamul GOboleedyada gaar ahaan Galmudug, Puntland iyo Jubbaland. Kulankaan Maanta furmay ayaa waxaa goobjoog ka ah Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, Midka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Madaxwyenaha Puntland Deni oo Xalay soo gaaray Magaalada Nairobi. Kulamaddaan ayaa looga hadlaya Xaaladda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-nairobi-uga-socday-madaxda-maamul-goboleedyadda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-20T14:44:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/dani-iyo-xaaf-696x388.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"388\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-nairobi-uga-socday-madaxda-maamul-goboleedyadda\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-nairobi-uga-socday-madaxda-maamul-goboleedyadda\/\",\"name\":\"Wararkii ugu dambeeyay shirkii Nairobi uga socday Madaxda maamul goboleedyadda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-nairobi-uga-socday-madaxda-maamul-goboleedyadda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-nairobi-uga-socday-madaxda-maamul-goboleedyadda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/dani-iyo-xaaf-696x388.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-20T14:44:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-nairobi-uga-socday-madaxda-maamul-goboleedyadda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-nairobi-uga-socday-madaxda-maamul-goboleedyadda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-nairobi-uga-socday-madaxda-maamul-goboleedyadda\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/dani-iyo-xaaf-696x388.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/dani-iyo-xaaf-696x388.jpg\",\"width\":696,\"height\":388},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-nairobi-uga-socday-madaxda-maamul-goboleedyadda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wararkii ugu dambeeyay shirkii Nairobi uga socday Madaxda maamul goboleedyadda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wararkii ugu dambeeyay shirkii Nairobi uga socday Madaxda maamul goboleedyadda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-nairobi-uga-socday-madaxda-maamul-goboleedyadda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wararkii ugu dambeeyay shirkii Nairobi uga socday Madaxda maamul goboleedyadda - Wardoon","og_description":"Waxaa kulanka xasaasiga ah Maanta Magaalada Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya uga furmay madaxda Maamul GOboleedyada gaar ahaan Galmudug, Puntland iyo Jubbaland. Kulankaan Maanta furmay ayaa waxaa goobjoog ka ah Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, Midka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Madaxwyenaha Puntland Deni oo Xalay soo gaaray Magaalada Nairobi. Kulamaddaan ayaa looga hadlaya Xaaladda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-nairobi-uga-socday-madaxda-maamul-goboleedyadda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-20T14:44:49+00:00","og_image":[{"width":696,"height":388,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/dani-iyo-xaaf-696x388.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-nairobi-uga-socday-madaxda-maamul-goboleedyadda\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-nairobi-uga-socday-madaxda-maamul-goboleedyadda\/","name":"Wararkii ugu dambeeyay shirkii Nairobi uga socday Madaxda maamul goboleedyadda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-nairobi-uga-socday-madaxda-maamul-goboleedyadda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-nairobi-uga-socday-madaxda-maamul-goboleedyadda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/dani-iyo-xaaf-696x388.jpg","datePublished":"2019-04-20T14:44:49+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-nairobi-uga-socday-madaxda-maamul-goboleedyadda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-nairobi-uga-socday-madaxda-maamul-goboleedyadda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-nairobi-uga-socday-madaxda-maamul-goboleedyadda\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/dani-iyo-xaaf-696x388.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/dani-iyo-xaaf-696x388.jpg","width":696,"height":388},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-nairobi-uga-socday-madaxda-maamul-goboleedyadda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wararkii ugu dambeeyay shirkii Nairobi uga socday Madaxda maamul goboleedyadda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125963"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125963"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125963\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125965,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125963\/revisions\/125965"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125964"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125963"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125963"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125963"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}