{"id":125966,"date":"2019-04-20T16:48:01","date_gmt":"2019-04-20T14:48:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125966"},"modified":"2019-04-20T16:49:20","modified_gmt":"2019-04-20T14:49:20","slug":"maamulka-isbitaalka-soos-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-xaday-cunug-laba-maalin-dhallanaavideo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-isbitaalka-soos-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-xaday-cunug-laba-maalin-dhallanaavideo\/","title":{"rendered":"Maamulka Isbitaalka SOS oo ka hadlay Qaabka loo Xaday cunug laba maalin dhallanaa+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Cunug yar oo saacado dhalnaa ayaa shalay oo jimco aheyd laga xaday Isbitaalka Hooyada iyo dhalaan ee SOS, waxaana dhacdadan ay noqotay mid si weyn looga hadal hayo magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Aabaha dhalay wiilka la xaday oo khamiistii lagu dhalay isbitaalka SOS ayaa Warbaahinta sheegay in cunugooda la xaday xalay maqribkii xili hooyada dhashay ay huruday, waxa uuna sheegay in aysan garanen ilaa hada cida xaday cunugooda yar.<\/p>\n<p>Agaasimaha Isbitaalka SOS Dr. Maxamed Macalin Dhaqane oo ka hadlay dhacdadan ayaa sheegay in baaritaano ay sameeyeen ku ogaadeen in cunuga yar ay xaday haweeney uu sheegay in la socotay hooyada dhashay wiilka.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay Agaasimaha in isbitaalkooda uusan arinaasi wax shaqo ah ku laheyn, waxa uuna cadeeyay in hooyada cunuga dhashay markii la keenay Isbitaalka la socdeen ninka qaba , gabar la dhalatay iyo sidoo kale gabar kale.<\/p>\n<p>Dr. Maxamed Macalin Dhaqane ayaa xusay in xalay markii salaadii maqrib la aaday looga tagay gabadha hooyada la socotay cunuga yar, waxa uuna sheegay in xiligaasi hooyada dhashay cunuga ay sariir saarneyd oo ay huruday.<\/p>\n<p>Dhacada cunugan yar lagu xaday ayaa noqotay mid hadal heyn badan ka dhalisay magaalada Muqdisho, ciidanka booliiska ayaana wada baaritaano ay ku ogaanayaan cunuga la xaday iyo sidoo kale cidii ka dambeesay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Q35PPy72IN8\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cunug yar oo saacado dhalnaa ayaa shalay oo jimco aheyd laga xaday Isbitaalka Hooyada iyo dhalaan ee SOS, waxaana dhacdadan ay noqotay mid si weyn looga hadal hayo magaalada Muqdisho. Aabaha dhalay wiilka la xaday oo khamiistii lagu dhalay isbitaalka SOS ayaa Warbaahinta sheegay in cunugooda la xaday xalay maqribkii xili hooyada dhashay ay huruday, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125967,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125966","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maamulka Isbitaalka SOS oo ka hadlay Qaabka loo Xaday cunug laba maalin dhallanaa+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-isbitaalka-soos-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-xaday-cunug-laba-maalin-dhallanaavideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maamulka Isbitaalka SOS oo ka hadlay Qaabka loo Xaday cunug laba maalin dhallanaa+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Cunug yar oo saacado dhalnaa ayaa shalay oo jimco aheyd laga xaday Isbitaalka Hooyada iyo dhalaan ee SOS, waxaana dhacdadan ay noqotay mid si weyn looga hadal hayo magaalada Muqdisho. Aabaha dhalay wiilka la xaday oo khamiistii lagu dhalay isbitaalka SOS ayaa Warbaahinta sheegay in cunugooda la xaday xalay maqribkii xili hooyada dhashay ay huruday, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-isbitaalka-soos-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-xaday-cunug-laba-maalin-dhallanaavideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-20T14:48:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-04-20T14:49:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-34.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"871\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"649\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-isbitaalka-soos-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-xaday-cunug-laba-maalin-dhallanaavideo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-isbitaalka-soos-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-xaday-cunug-laba-maalin-dhallanaavideo\/\",\"name\":\"Maamulka Isbitaalka SOS oo ka hadlay Qaabka loo Xaday cunug laba maalin dhallanaa+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-isbitaalka-soos-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-xaday-cunug-laba-maalin-dhallanaavideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-isbitaalka-soos-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-xaday-cunug-laba-maalin-dhallanaavideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-34.png\",\"datePublished\":\"2019-04-20T14:48:01+00:00\",\"dateModified\":\"2019-04-20T14:49:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-isbitaalka-soos-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-xaday-cunug-laba-maalin-dhallanaavideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-isbitaalka-soos-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-xaday-cunug-laba-maalin-dhallanaavideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-isbitaalka-soos-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-xaday-cunug-laba-maalin-dhallanaavideo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-34.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-34.png\",\"width\":871,\"height\":649},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-isbitaalka-soos-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-xaday-cunug-laba-maalin-dhallanaavideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maamulka Isbitaalka SOS oo ka hadlay Qaabka loo Xaday cunug laba maalin dhallanaa+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maamulka Isbitaalka SOS oo ka hadlay Qaabka loo Xaday cunug laba maalin dhallanaa+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-isbitaalka-soos-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-xaday-cunug-laba-maalin-dhallanaavideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maamulka Isbitaalka SOS oo ka hadlay Qaabka loo Xaday cunug laba maalin dhallanaa+VIDEO - Wardoon","og_description":"Cunug yar oo saacado dhalnaa ayaa shalay oo jimco aheyd laga xaday Isbitaalka Hooyada iyo dhalaan ee SOS, waxaana dhacdadan ay noqotay mid si weyn looga hadal hayo magaalada Muqdisho. Aabaha dhalay wiilka la xaday oo khamiistii lagu dhalay isbitaalka SOS ayaa Warbaahinta sheegay in cunugooda la xaday xalay maqribkii xili hooyada dhashay ay huruday, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-isbitaalka-soos-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-xaday-cunug-laba-maalin-dhallanaavideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-20T14:48:01+00:00","article_modified_time":"2019-04-20T14:49:20+00:00","og_image":[{"width":871,"height":649,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-34.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-isbitaalka-soos-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-xaday-cunug-laba-maalin-dhallanaavideo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-isbitaalka-soos-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-xaday-cunug-laba-maalin-dhallanaavideo\/","name":"Maamulka Isbitaalka SOS oo ka hadlay Qaabka loo Xaday cunug laba maalin dhallanaa+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-isbitaalka-soos-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-xaday-cunug-laba-maalin-dhallanaavideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-isbitaalka-soos-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-xaday-cunug-laba-maalin-dhallanaavideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-34.png","datePublished":"2019-04-20T14:48:01+00:00","dateModified":"2019-04-20T14:49:20+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-isbitaalka-soos-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-xaday-cunug-laba-maalin-dhallanaavideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-isbitaalka-soos-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-xaday-cunug-laba-maalin-dhallanaavideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-isbitaalka-soos-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-xaday-cunug-laba-maalin-dhallanaavideo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-34.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-34.png","width":871,"height":649},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-isbitaalka-soos-oo-ka-hadlay-qaabka-loo-xaday-cunug-laba-maalin-dhallanaavideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maamulka Isbitaalka SOS oo ka hadlay Qaabka loo Xaday cunug laba maalin dhallanaa+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125966"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125966"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125966\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125969,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125966\/revisions\/125969"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125967"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125966"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125966"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125966"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}