{"id":125974,"date":"2019-04-21T10:12:39","date_gmt":"2019-04-21T08:12:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125974"},"modified":"2019-04-21T10:12:39","modified_gmt":"2019-04-21T08:12:39","slug":"kheyre-annaga-cidna-xoog-kuma-maquuninomucaaadka-cod","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-annaga-cidna-xoog-kuma-maquuninomucaaadka-cod\/","title":{"rendered":"Kheyre \u201cAnnaga cidna Xoog kuma maquuninoMucaaadka +COD"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa markii ugu horeysay wareysi uu bixiyay wuxuu kaga hadlay caburinta lagu eedeeyo inay ku hayaan siyaasiyiinta iyo shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaare Kheyre ayaa sheegay in dad badan ay aamisan yihiin dowladda hadda jirtaa inay xoog u adeegsato shacabka, balse taasi ay tahay waxba kama jiraan, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in amarka dowladnimo uu yahay in markii la doonayo in dhaqaalaha horumarin lagu sameeyo la fogaado musuq maasuqa,taasina ay hormuud u tahay la-xisaabtanka dowladda.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale sheegay in loo baahan yahay in dadka kala ogaadaan Maxaan xoog aheyn maxaase Xoog ah, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa Muhiim ah in dadka kala ogaadaan maxaa xoog ah maxaasne xoog aheyn, marka aad musuq maasuq la dagaalameyso waxaa dhacaya waxyaabo badan, waxaan balanqaaday inaan ciidamada dib u habeyn ku sameyneyno, waxaan balanqaadnay inaan dadkii hore ka duwanaan doono, waadna aragtaan inaan aniga iyo madaxweynaha wali wada joogto\u201dayuu yiri Xasan Cali Kheyre.<\/p>\n<p>Isaga iyo madaxweynaha Soomaaliya ayuu sheegay inay balan qaadeen waxyaabo badan oo ay ugu horeyso inay wada shaqeyn doonaan, walina ay wadadaasi ku socdaan sida uu hadalka u dhigay Xasan Cali Kheyre.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-125974-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Dhageyso-Xasan-Kheyre-\u201d-Dowlada-awood-uma-adeegsan-Mucaaadka.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Dhageyso-Xasan-Kheyre-\u201d-Dowlada-awood-uma-adeegsan-Mucaaadka.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Dhageyso-Xasan-Kheyre-\u201d-Dowlada-awood-uma-adeegsan-Mucaaadka.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa markii ugu horeysay wareysi uu bixiyay wuxuu kaga hadlay caburinta lagu eedeeyo inay ku hayaan siyaasiyiinta iyo shacabka Soomaaliyeed. Ra\u2019iisul wasaare Kheyre ayaa sheegay in dad badan ay aamisan yihiin dowladda hadda jirtaa inay xoog u adeegsato shacabka, balse taasi ay tahay waxba kama jiraan, sida uu hadalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125976,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125974","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kheyre \u201cAnnaga cidna Xoog kuma maquuninoMucaaadka +COD - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-annaga-cidna-xoog-kuma-maquuninomucaaadka-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kheyre \u201cAnnaga cidna Xoog kuma maquuninoMucaaadka +COD - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa markii ugu horeysay wareysi uu bixiyay wuxuu kaga hadlay caburinta lagu eedeeyo inay ku hayaan siyaasiyiinta iyo shacabka Soomaaliyeed. Ra\u2019iisul wasaare Kheyre ayaa sheegay in dad badan ay aamisan yihiin dowladda hadda jirtaa inay xoog u adeegsato shacabka, balse taasi ay tahay waxba kama jiraan, sida uu hadalka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-annaga-cidna-xoog-kuma-maquuninomucaaadka-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-21T08:12:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Kheyre-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"683\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-annaga-cidna-xoog-kuma-maquuninomucaaadka-cod\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-annaga-cidna-xoog-kuma-maquuninomucaaadka-cod\/\",\"name\":\"Kheyre \u201cAnnaga cidna Xoog kuma maquuninoMucaaadka +COD - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-annaga-cidna-xoog-kuma-maquuninomucaaadka-cod\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-annaga-cidna-xoog-kuma-maquuninomucaaadka-cod\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Kheyre-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2019-04-21T08:12:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-annaga-cidna-xoog-kuma-maquuninomucaaadka-cod\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-annaga-cidna-xoog-kuma-maquuninomucaaadka-cod\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-annaga-cidna-xoog-kuma-maquuninomucaaadka-cod\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Kheyre-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Kheyre-1.jpeg\",\"width\":1024,\"height\":683},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-annaga-cidna-xoog-kuma-maquuninomucaaadka-cod\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kheyre \u201cAnnaga cidna Xoog kuma maquuninoMucaaadka +COD\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kheyre \u201cAnnaga cidna Xoog kuma maquuninoMucaaadka +COD - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-annaga-cidna-xoog-kuma-maquuninomucaaadka-cod\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kheyre \u201cAnnaga cidna Xoog kuma maquuninoMucaaadka +COD - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa markii ugu horeysay wareysi uu bixiyay wuxuu kaga hadlay caburinta lagu eedeeyo inay ku hayaan siyaasiyiinta iyo shacabka Soomaaliyeed. Ra\u2019iisul wasaare Kheyre ayaa sheegay in dad badan ay aamisan yihiin dowladda hadda jirtaa inay xoog u adeegsato shacabka, balse taasi ay tahay waxba kama jiraan, sida uu hadalka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-annaga-cidna-xoog-kuma-maquuninomucaaadka-cod\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-21T08:12:39+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":683,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Kheyre-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-annaga-cidna-xoog-kuma-maquuninomucaaadka-cod\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-annaga-cidna-xoog-kuma-maquuninomucaaadka-cod\/","name":"Kheyre \u201cAnnaga cidna Xoog kuma maquuninoMucaaadka +COD - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-annaga-cidna-xoog-kuma-maquuninomucaaadka-cod\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-annaga-cidna-xoog-kuma-maquuninomucaaadka-cod\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Kheyre-1.jpeg","datePublished":"2019-04-21T08:12:39+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-annaga-cidna-xoog-kuma-maquuninomucaaadka-cod\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-annaga-cidna-xoog-kuma-maquuninomucaaadka-cod\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-annaga-cidna-xoog-kuma-maquuninomucaaadka-cod\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Kheyre-1.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Kheyre-1.jpeg","width":1024,"height":683},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-annaga-cidna-xoog-kuma-maquuninomucaaadka-cod\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kheyre \u201cAnnaga cidna Xoog kuma maquuninoMucaaadka +COD"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125974"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125974"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125974\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125977,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125974\/revisions\/125977"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125976"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125974"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125974"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125974"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}