{"id":126000,"date":"2019-04-21T14:11:06","date_gmt":"2019-04-21T12:11:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126000"},"modified":"2019-04-21T14:11:06","modified_gmt":"2019-04-21T12:11:06","slug":"daawo-farmaajo-waxaana-haysata-dhaqaalo-xumo-baahsan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaana-haysata-dhaqaalo-xumo-baahsan\/","title":{"rendered":"DAAWO: Farmaajo \u201cwaxaana haysata dhaqaalo xumo baahsan\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in dhibaatooyinka dalka ka jira ay ka mid tahay dhaqan xumo siyaasadeed, isagoo ka dhawaajiyay inaan la kala garaneyn mucaarad iyo waxa loo yaqaano dumin.<\/p>\n<p>Isagoo khudbad ka jeedinayay Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Soomaaliya ay heysato faragelin shisheeye.<\/p>\n<p>\u201cDumin ayaa jirta, marka laga hadlayo dowladnimada geedka jirida in laga gooyo oo xasillooni loo diiro oo la bilaabo qalalaase siyaasadeed oo dowladda dhan in la bedelo oo inta Beesha Caalamka loo tago lagu dacweeyo taasi dumin weeye, caqabadaha na heysta ayay ka mid tahay, faragelin shisheeye ayaa jirtay tan iyo muddooyinkii dowladnimada burburtay\u201dayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>Inkastoo Madaxweynuhu aanu cidna si gaar ah uga carabaabin, hadana hadalkiisa waxaa laga dareemayay inay jawaab u yihiin dhaq dhaqaayada siyaasadeed ee ka socda magaalada Nairobi, halkaasoo Madaxda maamul goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo Galmudug kula shirsan yihiin Beesha Caalamka, sidoo kalena siyaasiyiin xilal soo qabtay iyo qaar ka mid ah Axsaabta siyaasadda ayaa iyana shir ku leh Nairobi.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F2202869076467217%2F&amp;show_text=0&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in dhibaatooyinka dalka ka jira ay ka mid tahay dhaqan xumo siyaasadeed, isagoo ka dhawaajiyay inaan la kala garaneyn mucaarad iyo waxa loo yaqaano dumin. Isagoo khudbad ka jeedinayay Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Soomaaliya ay heysato faragelin shisheeye. \u201cDumin ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126001,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126000","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Farmaajo \u201cwaxaana haysata dhaqaalo xumo baahsan\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaana-haysata-dhaqaalo-xumo-baahsan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Farmaajo \u201cwaxaana haysata dhaqaalo xumo baahsan\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in dhibaatooyinka dalka ka jira ay ka mid tahay dhaqan xumo siyaasadeed, isagoo ka dhawaajiyay inaan la kala garaneyn mucaarad iyo waxa loo yaqaano dumin. Isagoo khudbad ka jeedinayay Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Soomaaliya ay heysato faragelin shisheeye. \u201cDumin ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaana-haysata-dhaqaalo-xumo-baahsan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-21T12:11:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-35.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1030\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"701\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaana-haysata-dhaqaalo-xumo-baahsan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaana-haysata-dhaqaalo-xumo-baahsan\/\",\"name\":\"DAAWO: Farmaajo \u201cwaxaana haysata dhaqaalo xumo baahsan\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaana-haysata-dhaqaalo-xumo-baahsan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaana-haysata-dhaqaalo-xumo-baahsan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-35.png\",\"datePublished\":\"2019-04-21T12:11:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaana-haysata-dhaqaalo-xumo-baahsan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaana-haysata-dhaqaalo-xumo-baahsan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaana-haysata-dhaqaalo-xumo-baahsan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-35.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-35.png\",\"width\":1030,\"height\":701},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaana-haysata-dhaqaalo-xumo-baahsan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Farmaajo \u201cwaxaana haysata dhaqaalo xumo baahsan\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Farmaajo \u201cwaxaana haysata dhaqaalo xumo baahsan\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaana-haysata-dhaqaalo-xumo-baahsan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Farmaajo \u201cwaxaana haysata dhaqaalo xumo baahsan\u201d - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in dhibaatooyinka dalka ka jira ay ka mid tahay dhaqan xumo siyaasadeed, isagoo ka dhawaajiyay inaan la kala garaneyn mucaarad iyo waxa loo yaqaano dumin. Isagoo khudbad ka jeedinayay Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Soomaaliya ay heysato faragelin shisheeye. \u201cDumin ayaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaana-haysata-dhaqaalo-xumo-baahsan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-21T12:11:06+00:00","og_image":[{"width":1030,"height":701,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-35.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaana-haysata-dhaqaalo-xumo-baahsan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaana-haysata-dhaqaalo-xumo-baahsan\/","name":"DAAWO: Farmaajo \u201cwaxaana haysata dhaqaalo xumo baahsan\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaana-haysata-dhaqaalo-xumo-baahsan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaana-haysata-dhaqaalo-xumo-baahsan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-35.png","datePublished":"2019-04-21T12:11:06+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaana-haysata-dhaqaalo-xumo-baahsan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaana-haysata-dhaqaalo-xumo-baahsan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaana-haysata-dhaqaalo-xumo-baahsan\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-35.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-35.png","width":1030,"height":701},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaana-haysata-dhaqaalo-xumo-baahsan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Farmaajo \u201cwaxaana haysata dhaqaalo xumo baahsan\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126000"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126000"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126000\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126002,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126000\/revisions\/126002"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126001"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126000"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126000"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126000"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}