{"id":126020,"date":"2019-04-22T09:41:34","date_gmt":"2019-04-22T07:41:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126020"},"modified":"2019-04-22T09:41:34","modified_gmt":"2019-04-22T07:41:34","slug":"dabageed-oo-eedeeyey-xildhibaannada-hir-shabeelle-video","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dabageed-oo-eedeeyey-xildhibaannada-hir-shabeelle-video\/","title":{"rendered":"(Dabageed) oo Eedeeyey Xildhibaannada Hir-Shabeelle +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Maamulka gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar(Dabageed) ayaa eedeyn kulul waxa uu u jeediyey Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hir-Shabeelle,isla markaana uu sheegay in dhibaatooyin lagu qabo.<\/p>\n<p>Guddoomiye Dabageed waxa uu sheegay in Shacabka iyo Maamulka Hiiraan ay dhibaatooyin ku qabaan xildhibaanada kasoo jeeda Gobolkaas, oo uu sheegay in Madaxweyne Waare iyo kuxigeenkiisa ay mooshin la daba taagan yihiin.<\/p>\n<p>\u201cMa ahan dhibaatada Madaxweynaha Hir-Shabeelle iyo Madaxweyne kuxigeenka ee waa Xildhibaanada oo mooshin la daba taagan, waxaa ay leeyihiin guddoomiye hebel bedel ama idinka ayaan mooshin idinka keeneynaa dhibaatadaas Reer Hiiraan kaliya ayay gaar u tahay maamulka Gobolka Shabeellaha dhexe kii uu Madaxweyne Xasan Sheekh Magacaabey ayaa weli jooga ayuu yiri guddoomiye Dabageed\u201d.<\/p>\n<p>Si kastaba eedeynta Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan uu u jeediyey Xildhibaananda Hir-Shabeelle ayaanan weli dhankooda ka jawaabin,waxaana ay kusoo aadeysaa xilli bilihii la soo dhaafay isbedel lagu sameeyey Mas\u2019uliyinta Maamulka Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/2U45yhXbzec\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Maamulka gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar(Dabageed) ayaa eedeyn kulul waxa uu u jeediyey Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hir-Shabeelle,isla markaana uu sheegay in dhibaatooyin lagu qabo. Guddoomiye Dabageed waxa uu sheegay in Shacabka iyo Maamulka Hiiraan ay dhibaatooyin ku qabaan xildhibaanada kasoo jeeda Gobolkaas, oo uu sheegay in Madaxweyne Waare iyo kuxigeenkiisa ay mooshin la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126021,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126020","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>(Dabageed) oo Eedeeyey Xildhibaannada Hir-Shabeelle +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dabageed-oo-eedeeyey-xildhibaannada-hir-shabeelle-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"(Dabageed) oo Eedeeyey Xildhibaannada Hir-Shabeelle +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Maamulka gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar(Dabageed) ayaa eedeyn kulul waxa uu u jeediyey Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hir-Shabeelle,isla markaana uu sheegay in dhibaatooyin lagu qabo. Guddoomiye Dabageed waxa uu sheegay in Shacabka iyo Maamulka Hiiraan ay dhibaatooyin ku qabaan xildhibaanada kasoo jeeda Gobolkaas, oo uu sheegay in Madaxweyne Waare iyo kuxigeenkiisa ay mooshin la [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dabageed-oo-eedeeyey-xildhibaannada-hir-shabeelle-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-22T07:41:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/dabageed-696x392.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dabageed-oo-eedeeyey-xildhibaannada-hir-shabeelle-video\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dabageed-oo-eedeeyey-xildhibaannada-hir-shabeelle-video\/\",\"name\":\"(Dabageed) oo Eedeeyey Xildhibaannada Hir-Shabeelle +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dabageed-oo-eedeeyey-xildhibaannada-hir-shabeelle-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dabageed-oo-eedeeyey-xildhibaannada-hir-shabeelle-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/dabageed-696x392.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-22T07:41:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dabageed-oo-eedeeyey-xildhibaannada-hir-shabeelle-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dabageed-oo-eedeeyey-xildhibaannada-hir-shabeelle-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dabageed-oo-eedeeyey-xildhibaannada-hir-shabeelle-video\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/dabageed-696x392.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/dabageed-696x392.jpg\",\"width\":696,\"height\":392},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dabageed-oo-eedeeyey-xildhibaannada-hir-shabeelle-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"(Dabageed) oo Eedeeyey Xildhibaannada Hir-Shabeelle +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"(Dabageed) oo Eedeeyey Xildhibaannada Hir-Shabeelle +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dabageed-oo-eedeeyey-xildhibaannada-hir-shabeelle-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"(Dabageed) oo Eedeeyey Xildhibaannada Hir-Shabeelle +VIDEO - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Maamulka gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar(Dabageed) ayaa eedeyn kulul waxa uu u jeediyey Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hir-Shabeelle,isla markaana uu sheegay in dhibaatooyin lagu qabo. Guddoomiye Dabageed waxa uu sheegay in Shacabka iyo Maamulka Hiiraan ay dhibaatooyin ku qabaan xildhibaanada kasoo jeeda Gobolkaas, oo uu sheegay in Madaxweyne Waare iyo kuxigeenkiisa ay mooshin la [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dabageed-oo-eedeeyey-xildhibaannada-hir-shabeelle-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-22T07:41:34+00:00","og_image":[{"width":696,"height":392,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/dabageed-696x392.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dabageed-oo-eedeeyey-xildhibaannada-hir-shabeelle-video\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dabageed-oo-eedeeyey-xildhibaannada-hir-shabeelle-video\/","name":"(Dabageed) oo Eedeeyey Xildhibaannada Hir-Shabeelle +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dabageed-oo-eedeeyey-xildhibaannada-hir-shabeelle-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dabageed-oo-eedeeyey-xildhibaannada-hir-shabeelle-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/dabageed-696x392.jpg","datePublished":"2019-04-22T07:41:34+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dabageed-oo-eedeeyey-xildhibaannada-hir-shabeelle-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dabageed-oo-eedeeyey-xildhibaannada-hir-shabeelle-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dabageed-oo-eedeeyey-xildhibaannada-hir-shabeelle-video\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/dabageed-696x392.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/dabageed-696x392.jpg","width":696,"height":392},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dabageed-oo-eedeeyey-xildhibaannada-hir-shabeelle-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"(Dabageed) oo Eedeeyey Xildhibaannada Hir-Shabeelle +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126020"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126020"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126020\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126022,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126020\/revisions\/126022"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126021"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126020"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126020"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126020"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}