{"id":126079,"date":"2019-04-23T08:51:50","date_gmt":"2019-04-23T06:51:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126079"},"modified":"2019-04-23T08:51:50","modified_gmt":"2019-04-23T06:51:50","slug":"cali-khaliif-galaydh-iyo-axmed-samatar-oo-bixiyey-waraysi-xasaasi-video","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-khaliif-galaydh-iyo-axmed-samatar-oo-bixiyey-waraysi-xasaasi-video\/","title":{"rendered":"Cali Khaliif Galaydh iyo Axmed Samatar oo bixiyey Waraysi Xasaasi +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Dr. Cali Khaliif Galaydh iyo Prof. Axmed Ismaaciil Samatar ayaa Waraysi dhinacyo badan Taabanaya waxay siiyeen Telefishinka SAAB, Waxaana wax laga waydiiyey Arinta Dastuurka, Wadahadalka DF-Somaaliya, Xaalada Somaliland, Muranka Doorashada iyo Arimo kale oo Xiiso leh.<\/p>\n<p>Dr. Galayadh ayaa ugu horayn ka hadlay Heshiiskii Khaatumo iyo Somaliland iyo Sababta uu Weli u hirgeli waayey. \u201cHeshiiskii aan la galnay Xukuumaddii Siilaanyo ee Baarlamaanku Ansixiyey, Weli Waxba kama dhaqan gelin, Waxaanu filaynay inkastoo maamulka uu cusbaa oo isbadal yimid , hadana muuqato inuu mudnaan siin doono.\u201d<\/p>\n<p>Dastuurka in la furo ayuu sheegay inay Somaliland oo dhan dan u tahay \u201cMalaha Qaar bay Argagixiso ay gelisay, Bal hala isaga yimaado Dastuurku ileen Waxyi maahee, Waana Howlguud\u201d Ayuu yidhi Galaydh.<\/p>\n<p>Prof. Axmed Ismaaciil Samatar ayaa ugu horayn sheegay inuu Sida uu Cali Khaliif uga hadlay Arimaha Dastuurka uu ku raacsan yahay, Wuxuuna ka hadlay Dhankiisa Wadahadalka u dhexeeya DF Soomaaliya iyo Somaliland, Wuxuuna sheegay inaan Weli lasoo bandhigin Qadiyadda Somaliland oo Quraafaad aan ku Jirin.<\/p>\n<p>Samatar ayaa sidoo kale ka hadlay SaamiQaybsiga Somaliland, Doorashooyinka iyo Baarlamaanka oo Wakhti badan iska fadhiyey Kuraasta.<\/p>\n<p>Dr. Cali Khaliif ayaa dhankiisa sheegay inta aan lala hadlin DF Soomaaliya in loo baahan yahay Somaliland dhexdeeda Doodo badan oo yaalla laga bogto, Islamarkaana iyadoo Kalsooni lagu Qabo dadka la dirayo oo dadka Wada matasha, oo lagu Qancin karo Geeska Afrika iyo Caalamkaba Siyaasad Kortay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/EfaRFp9m_jk\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dr. Cali Khaliif Galaydh iyo Prof. Axmed Ismaaciil Samatar ayaa Waraysi dhinacyo badan Taabanaya waxay siiyeen Telefishinka SAAB, Waxaana wax laga waydiiyey Arinta Dastuurka, Wadahadalka DF-Somaaliya, Xaalada Somaliland, Muranka Doorashada iyo Arimo kale oo Xiiso leh. Dr. Galayadh ayaa ugu horayn ka hadlay Heshiiskii Khaatumo iyo Somaliland iyo Sababta uu Weli u hirgeli waayey. \u201cHeshiiskii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126080,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126079","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cali Khaliif Galaydh iyo Axmed Samatar oo bixiyey Waraysi Xasaasi +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-khaliif-galaydh-iyo-axmed-samatar-oo-bixiyey-waraysi-xasaasi-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cali Khaliif Galaydh iyo Axmed Samatar oo bixiyey Waraysi Xasaasi +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dr. Cali Khaliif Galaydh iyo Prof. Axmed Ismaaciil Samatar ayaa Waraysi dhinacyo badan Taabanaya waxay siiyeen Telefishinka SAAB, Waxaana wax laga waydiiyey Arinta Dastuurka, Wadahadalka DF-Somaaliya, Xaalada Somaliland, Muranka Doorashada iyo Arimo kale oo Xiiso leh. Dr. Galayadh ayaa ugu horayn ka hadlay Heshiiskii Khaatumo iyo Somaliland iyo Sababta uu Weli u hirgeli waayey. \u201cHeshiiskii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-khaliif-galaydh-iyo-axmed-samatar-oo-bixiyey-waraysi-xasaasi-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-23T06:51:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/daawo-waraysi.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"776\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"467\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-khaliif-galaydh-iyo-axmed-samatar-oo-bixiyey-waraysi-xasaasi-video\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-khaliif-galaydh-iyo-axmed-samatar-oo-bixiyey-waraysi-xasaasi-video\/\",\"name\":\"Cali Khaliif Galaydh iyo Axmed Samatar oo bixiyey Waraysi Xasaasi +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-khaliif-galaydh-iyo-axmed-samatar-oo-bixiyey-waraysi-xasaasi-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-khaliif-galaydh-iyo-axmed-samatar-oo-bixiyey-waraysi-xasaasi-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/daawo-waraysi.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-23T06:51:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-khaliif-galaydh-iyo-axmed-samatar-oo-bixiyey-waraysi-xasaasi-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-khaliif-galaydh-iyo-axmed-samatar-oo-bixiyey-waraysi-xasaasi-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-khaliif-galaydh-iyo-axmed-samatar-oo-bixiyey-waraysi-xasaasi-video\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/daawo-waraysi.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/daawo-waraysi.jpg\",\"width\":776,\"height\":467},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-khaliif-galaydh-iyo-axmed-samatar-oo-bixiyey-waraysi-xasaasi-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cali Khaliif Galaydh iyo Axmed Samatar oo bixiyey Waraysi Xasaasi +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cali Khaliif Galaydh iyo Axmed Samatar oo bixiyey Waraysi Xasaasi +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-khaliif-galaydh-iyo-axmed-samatar-oo-bixiyey-waraysi-xasaasi-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cali Khaliif Galaydh iyo Axmed Samatar oo bixiyey Waraysi Xasaasi +VIDEO - Wardoon","og_description":"Dr. Cali Khaliif Galaydh iyo Prof. Axmed Ismaaciil Samatar ayaa Waraysi dhinacyo badan Taabanaya waxay siiyeen Telefishinka SAAB, Waxaana wax laga waydiiyey Arinta Dastuurka, Wadahadalka DF-Somaaliya, Xaalada Somaliland, Muranka Doorashada iyo Arimo kale oo Xiiso leh. Dr. Galayadh ayaa ugu horayn ka hadlay Heshiiskii Khaatumo iyo Somaliland iyo Sababta uu Weli u hirgeli waayey. \u201cHeshiiskii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-khaliif-galaydh-iyo-axmed-samatar-oo-bixiyey-waraysi-xasaasi-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-23T06:51:50+00:00","og_image":[{"width":776,"height":467,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/daawo-waraysi.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-khaliif-galaydh-iyo-axmed-samatar-oo-bixiyey-waraysi-xasaasi-video\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-khaliif-galaydh-iyo-axmed-samatar-oo-bixiyey-waraysi-xasaasi-video\/","name":"Cali Khaliif Galaydh iyo Axmed Samatar oo bixiyey Waraysi Xasaasi +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-khaliif-galaydh-iyo-axmed-samatar-oo-bixiyey-waraysi-xasaasi-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-khaliif-galaydh-iyo-axmed-samatar-oo-bixiyey-waraysi-xasaasi-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/daawo-waraysi.jpg","datePublished":"2019-04-23T06:51:50+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-khaliif-galaydh-iyo-axmed-samatar-oo-bixiyey-waraysi-xasaasi-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-khaliif-galaydh-iyo-axmed-samatar-oo-bixiyey-waraysi-xasaasi-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-khaliif-galaydh-iyo-axmed-samatar-oo-bixiyey-waraysi-xasaasi-video\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/daawo-waraysi.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/daawo-waraysi.jpg","width":776,"height":467},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-khaliif-galaydh-iyo-axmed-samatar-oo-bixiyey-waraysi-xasaasi-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cali Khaliif Galaydh iyo Axmed Samatar oo bixiyey Waraysi Xasaasi +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126079"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126079"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126079\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126081,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126079\/revisions\/126081"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126080"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126079"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126079"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126079"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}