{"id":126132,"date":"2019-04-24T07:10:45","date_gmt":"2019-04-24T05:10:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126132"},"modified":"2019-04-24T07:10:45","modified_gmt":"2019-04-24T05:10:45","slug":"saraakiil-ka-soo-goosatay-al-shabaab-oo-muqdisho-lageeyay-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-soo-goosatay-al-shabaab-oo-muqdisho-lageeyay-sawirro\/","title":{"rendered":"Saraakiil ka soo goosatay Al-Shabaab oo Muqdisho lageeyay +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Laba Sarkaal oo ka tirsanaa Shabaab, kuwaasoo barqanimadii shalay iska dhiibay magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa xalay laga soo dejiyey garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Saraakiishan oo magacyadooda lagu kala sheegay Aadan Cabdi Maxamed (Aadan Coobbe) iyo Food Aadan Maxamuud ayaa u baxsaday Baardheere, waxaana sababta keentay soo goosashadooda lagu sheegay duqeymaha aan kala joogsiga leheyn ee Mareykanku ku hayaan Saldhigyada Al-shabaab.<\/p>\n<p>Labada nin ayaa la socday baabuur Suzuki ah oo ay maanta kaga soo baxeen magaalada Bu\u2019aale, iyagoo kadibna gaaray tuulada lagu magacaabo Tubaako oo Koonfur ka xigta magaalada Baardheere.<\/p>\n<p>Aadan Coobe ayaa xilal kala duwan kasoo qabtay ururka Al-Shabab, waxaana jagooyinkaas ka mid ahaa inuu xubin ka ahaa Golaha Shuurada isaga oo matala Gobolka Jubbada Hoose. Waxaa sidoo kale Aadan Coobe uu hore usoo noqday Madaxa Saadka Al-Shabaab ee Gobolka Jubbada Hoose.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Gedo Sheekh Maxamed Xuseen Al-Qaadi oo gacanta loo galiyay Saraakiishan marka ay Baardheere soo galeen, ayaa Warbaahinta u sheegay isa soo dhiibitaanka Aadan Coobbe iney tahay burburka Al-Shabaabka Gedo oo uu xusay inuu laf dhabar u ahaa.<\/p>\n<p>Dhinaca Kale, magaalada Baardheere waxaa diyaarad gaar ah ku tagay isla maanta Saraakiil ka tirsan Nabad Sugida Soomaaliya NISA oo ka baxay magaaladda Muqdisho, waxeyna Saraakiishan Shabaabka u soo wadeen dhinaca magaalada Muqdisho oo maqribnimadii Caawa laga soo dejiyey.<\/p>\n<p>Xubnaha Shabaab ka soo goostay ayaa caawa la geeyey xarumaha Sirdoonka Soomaaliya ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho, halkaasoo su\u2019aalo lagu weydiinayo, iyadoo la filayo in saxaadada loo soo bandhigo.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-126132 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-soo-goosatay-al-shabaab-oo-muqdisho-lageeyay-sawirro\/amiir\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"700\" height=\"522\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/amiir.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/amiir.jpg 700w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/amiir-300x224.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 700px) 100vw, 700px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-soo-goosatay-al-shabaab-oo-muqdisho-lageeyay-sawirro\/amiir1\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"700\" height=\"596\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/amiir1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/amiir1.jpg 700w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/amiir1-300x255.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 700px) 100vw, 700px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laba Sarkaal oo ka tirsanaa Shabaab, kuwaasoo barqanimadii shalay iska dhiibay magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa xalay laga soo dejiyey garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho. Saraakiishan oo magacyadooda lagu kala sheegay Aadan Cabdi Maxamed (Aadan Coobbe) iyo Food Aadan Maxamuud ayaa u baxsaday Baardheere, waxaana sababta keentay soo goosashadooda lagu sheegay duqeymaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126133,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126132","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Saraakiil ka soo goosatay Al-Shabaab oo Muqdisho lageeyay +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-soo-goosatay-al-shabaab-oo-muqdisho-lageeyay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Saraakiil ka soo goosatay Al-Shabaab oo Muqdisho lageeyay +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Laba Sarkaal oo ka tirsanaa Shabaab, kuwaasoo barqanimadii shalay iska dhiibay magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa xalay laga soo dejiyey garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho. Saraakiishan oo magacyadooda lagu kala sheegay Aadan Cabdi Maxamed (Aadan Coobbe) iyo Food Aadan Maxamuud ayaa u baxsaday Baardheere, waxaana sababta keentay soo goosashadooda lagu sheegay duqeymaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-soo-goosatay-al-shabaab-oo-muqdisho-lageeyay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-24T05:10:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/amiir.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"700\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"522\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-soo-goosatay-al-shabaab-oo-muqdisho-lageeyay-sawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-soo-goosatay-al-shabaab-oo-muqdisho-lageeyay-sawirro\/\",\"name\":\"Saraakiil ka soo goosatay Al-Shabaab oo Muqdisho lageeyay +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-soo-goosatay-al-shabaab-oo-muqdisho-lageeyay-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-soo-goosatay-al-shabaab-oo-muqdisho-lageeyay-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/amiir.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-24T05:10:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-soo-goosatay-al-shabaab-oo-muqdisho-lageeyay-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-soo-goosatay-al-shabaab-oo-muqdisho-lageeyay-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-soo-goosatay-al-shabaab-oo-muqdisho-lageeyay-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/amiir.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/amiir.jpg\",\"width\":700,\"height\":522},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-soo-goosatay-al-shabaab-oo-muqdisho-lageeyay-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Saraakiil ka soo goosatay Al-Shabaab oo Muqdisho lageeyay +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Saraakiil ka soo goosatay Al-Shabaab oo Muqdisho lageeyay +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-soo-goosatay-al-shabaab-oo-muqdisho-lageeyay-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Saraakiil ka soo goosatay Al-Shabaab oo Muqdisho lageeyay +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Laba Sarkaal oo ka tirsanaa Shabaab, kuwaasoo barqanimadii shalay iska dhiibay magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa xalay laga soo dejiyey garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho. Saraakiishan oo magacyadooda lagu kala sheegay Aadan Cabdi Maxamed (Aadan Coobbe) iyo Food Aadan Maxamuud ayaa u baxsaday Baardheere, waxaana sababta keentay soo goosashadooda lagu sheegay duqeymaha [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-soo-goosatay-al-shabaab-oo-muqdisho-lageeyay-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-24T05:10:45+00:00","og_image":[{"width":700,"height":522,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/amiir.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-soo-goosatay-al-shabaab-oo-muqdisho-lageeyay-sawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-soo-goosatay-al-shabaab-oo-muqdisho-lageeyay-sawirro\/","name":"Saraakiil ka soo goosatay Al-Shabaab oo Muqdisho lageeyay +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-soo-goosatay-al-shabaab-oo-muqdisho-lageeyay-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-soo-goosatay-al-shabaab-oo-muqdisho-lageeyay-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/amiir.jpg","datePublished":"2019-04-24T05:10:45+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-soo-goosatay-al-shabaab-oo-muqdisho-lageeyay-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-soo-goosatay-al-shabaab-oo-muqdisho-lageeyay-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-soo-goosatay-al-shabaab-oo-muqdisho-lageeyay-sawirro\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/amiir.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/amiir.jpg","width":700,"height":522},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-soo-goosatay-al-shabaab-oo-muqdisho-lageeyay-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Saraakiil ka soo goosatay Al-Shabaab oo Muqdisho lageeyay +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126132"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126132"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126132\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126135,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126132\/revisions\/126135"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126133"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126132"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126132"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126132"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}