{"id":126267,"date":"2019-04-27T10:46:48","date_gmt":"2019-04-27T08:46:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126267"},"modified":"2019-04-27T10:46:48","modified_gmt":"2019-04-27T08:46:48","slug":"xildhibaan-farmaajo-kubeel-ah-oo-mucaaradka-kutilmaamay-calooshood-u-shaqeysteyaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-farmaajo-kubeel-ah-oo-mucaaradka-kutilmaamay-calooshood-u-shaqeysteyaal\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Farmaajo kubeel ah oo Mucaaradka kutilmaamay Calooshood-u-shaqeysteyaal"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Cabdishakuur Cali Mire oo ka mid ah xildhibaanada sida aadka ah ugu dhow, kuna beel ah madaxweyne Farmaajo ayaa weerar ku qaaday siyaasiyiinta mucaaradka oo uu ugu yeeray daneystayaal.<\/p>\n<p>Qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter ayuu Cabdishakuur ku sheegay in sababta Farmaajo loo mucaaradayo ay yihiin dano siyaasadeed iyo kuwa lacageed oo aan wax shaqo ah ku lahayn danta dalka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xil.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-126268\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xil.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"904\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xil.jpg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xil-300x283.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xil-768x723.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a><\/p>\n<p>\u201cHaddii Farmaajo uu wax ka qaban lahaa damaca siyaasadeed iyo kan lacageed ee waxa loogu yeeray kooxaha mucaaradka ma aysan iman lahayn qaylada iyo dacaayadda ka dhanka ah maamulkiisa.\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xil2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-126269\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xil2.png\" alt=\"\" width=\"638\" height=\"406\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xil2.png 638w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xil2-300x191.png 300w\" sizes=\"(max-width: 638px) 100vw, 638px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxa uu sheegay inaysan waxba ku jabneyn in la yeesho fikrado kala duwan, hase yeeshee kooxaha mucaaradka dowladda ay \u201cajendahooda siyaasadeed ka dhigayaan mid qaran\u201d<\/p>\n<p>\u201cDadkeena ma qaldi karaan jilayaal aad loo yaqaan\u201d ayuu qoraalkiisa ku yiri xildhibaan Cabdishakuur.<\/p>\n<p>Cabdishakuur Cali Mire ayaa aad ugu dhow madaxweyne Farmaajo, waxa uu ka mid ah siyaasiyiin dhowr ah oo madaxweynaha ku beel ah, kuwaas oo msharuucyo dhaqaale ka faa\u2019iiday qabashada Farmaajo ee xilka madaxweynaha<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xil3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-126270\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xil3.png\" alt=\"\" width=\"638\" height=\"364\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xil3.png 638w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xil3-300x171.png 300w\" sizes=\"(max-width: 638px) 100vw, 638px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Hadalkiisa ayaa imanaya ayada oo ay sii kordhayaan siyaasiyiinta kasoo horjeeda dowladda, oo isugu jira xildhibaano, madax hore iyo madaxda mamaul goboleedyada dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Cabdishakuur Cali Mire oo ka mid ah xildhibaanada sida aadka ah ugu dhow, kuna beel ah madaxweyne Farmaajo ayaa weerar ku qaaday siyaasiyiinta mucaaradka oo uu ugu yeeray daneystayaal. Qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter ayuu Cabdishakuur ku sheegay in sababta Farmaajo loo mucaaradayo ay yihiin dano siyaasadeed iyo kuwa lacageed oo aan wax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126271,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126267","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaan Farmaajo kubeel ah oo Mucaaradka kutilmaamay Calooshood-u-shaqeysteyaal - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-farmaajo-kubeel-ah-oo-mucaaradka-kutilmaamay-calooshood-u-shaqeysteyaal\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaan Farmaajo kubeel ah oo Mucaaradka kutilmaamay Calooshood-u-shaqeysteyaal - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Cabdishakuur Cali Mire oo ka mid ah xildhibaanada sida aadka ah ugu dhow, kuna beel ah madaxweyne Farmaajo ayaa weerar ku qaaday siyaasiyiinta mucaaradka oo uu ugu yeeray daneystayaal. Qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter ayuu Cabdishakuur ku sheegay in sababta Farmaajo loo mucaaradayo ay yihiin dano siyaasadeed iyo kuwa lacageed oo aan wax [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-farmaajo-kubeel-ah-oo-mucaaradka-kutilmaamay-calooshood-u-shaqeysteyaal\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-27T08:46:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/CABDISHAKUUR-CALI-MIRE.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"952\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-farmaajo-kubeel-ah-oo-mucaaradka-kutilmaamay-calooshood-u-shaqeysteyaal\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-farmaajo-kubeel-ah-oo-mucaaradka-kutilmaamay-calooshood-u-shaqeysteyaal\/\",\"name\":\"Xildhibaan Farmaajo kubeel ah oo Mucaaradka kutilmaamay Calooshood-u-shaqeysteyaal - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-farmaajo-kubeel-ah-oo-mucaaradka-kutilmaamay-calooshood-u-shaqeysteyaal\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-farmaajo-kubeel-ah-oo-mucaaradka-kutilmaamay-calooshood-u-shaqeysteyaal\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/CABDISHAKUUR-CALI-MIRE.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-27T08:46:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-farmaajo-kubeel-ah-oo-mucaaradka-kutilmaamay-calooshood-u-shaqeysteyaal\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-farmaajo-kubeel-ah-oo-mucaaradka-kutilmaamay-calooshood-u-shaqeysteyaal\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-farmaajo-kubeel-ah-oo-mucaaradka-kutilmaamay-calooshood-u-shaqeysteyaal\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/CABDISHAKUUR-CALI-MIRE.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/CABDISHAKUUR-CALI-MIRE.jpg\",\"width\":960,\"height\":952},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-farmaajo-kubeel-ah-oo-mucaaradka-kutilmaamay-calooshood-u-shaqeysteyaal\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaan Farmaajo kubeel ah oo Mucaaradka kutilmaamay Calooshood-u-shaqeysteyaal\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaan Farmaajo kubeel ah oo Mucaaradka kutilmaamay Calooshood-u-shaqeysteyaal - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-farmaajo-kubeel-ah-oo-mucaaradka-kutilmaamay-calooshood-u-shaqeysteyaal\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaan Farmaajo kubeel ah oo Mucaaradka kutilmaamay Calooshood-u-shaqeysteyaal - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Cabdishakuur Cali Mire oo ka mid ah xildhibaanada sida aadka ah ugu dhow, kuna beel ah madaxweyne Farmaajo ayaa weerar ku qaaday siyaasiyiinta mucaaradka oo uu ugu yeeray daneystayaal. Qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter ayuu Cabdishakuur ku sheegay in sababta Farmaajo loo mucaaradayo ay yihiin dano siyaasadeed iyo kuwa lacageed oo aan wax [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-farmaajo-kubeel-ah-oo-mucaaradka-kutilmaamay-calooshood-u-shaqeysteyaal\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-27T08:46:48+00:00","og_image":[{"width":960,"height":952,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/CABDISHAKUUR-CALI-MIRE.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-farmaajo-kubeel-ah-oo-mucaaradka-kutilmaamay-calooshood-u-shaqeysteyaal\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-farmaajo-kubeel-ah-oo-mucaaradka-kutilmaamay-calooshood-u-shaqeysteyaal\/","name":"Xildhibaan Farmaajo kubeel ah oo Mucaaradka kutilmaamay Calooshood-u-shaqeysteyaal - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-farmaajo-kubeel-ah-oo-mucaaradka-kutilmaamay-calooshood-u-shaqeysteyaal\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-farmaajo-kubeel-ah-oo-mucaaradka-kutilmaamay-calooshood-u-shaqeysteyaal\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/CABDISHAKUUR-CALI-MIRE.jpg","datePublished":"2019-04-27T08:46:48+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-farmaajo-kubeel-ah-oo-mucaaradka-kutilmaamay-calooshood-u-shaqeysteyaal\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-farmaajo-kubeel-ah-oo-mucaaradka-kutilmaamay-calooshood-u-shaqeysteyaal\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-farmaajo-kubeel-ah-oo-mucaaradka-kutilmaamay-calooshood-u-shaqeysteyaal\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/CABDISHAKUUR-CALI-MIRE.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/CABDISHAKUUR-CALI-MIRE.jpg","width":960,"height":952},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-farmaajo-kubeel-ah-oo-mucaaradka-kutilmaamay-calooshood-u-shaqeysteyaal\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaan Farmaajo kubeel ah oo Mucaaradka kutilmaamay Calooshood-u-shaqeysteyaal"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126267"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126267"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126267\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126272,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126267\/revisions\/126272"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126271"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126267"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126267"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126267"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}