{"id":126273,"date":"2019-04-27T13:21:48","date_gmt":"2019-04-27T11:21:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126273"},"modified":"2019-04-27T13:21:48","modified_gmt":"2019-04-27T11:21:48","slug":"cali-afgooye-oo-kaligiis-tartamay-kuna-guuleestay-kursiga-xildhibaanimo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-afgooye-oo-kaligiis-tartamay-kuna-guuleestay-kursiga-xildhibaanimo\/","title":{"rendered":"Cali Afgooye oo kaligiis tartamay kuna guuleestay kursiga xildhibaanimo"},"content":{"rendered":"<p>Cali Sheekh C\/llaahi (Cali Afgooye) ayaa ku guuleytay kursiga xildhibaanimo ee uu baneeyay agaasimihii Hay\u2019adda NISA.<\/p>\n<p>Cali Afgooye ayaa helay dhamaan codadkii Ergada dhiibteen , musharaxii kale ee loo diiwaan geliyay inuu la tartamo ayaa goobta ka maqnaa, dalka Canada ayuu jiraa sida guddiga sheegeen.<\/p>\n<p>Kursigan waxaa ku tartamayay Wiil uu dhalay Taliyihii hore ee NISA Xuseen Cismaan Xuseen iyo Cali Afgooye waxaana dhamaan Ergadii codeysay ugu shubeen Cali Afgooye.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Guddiga doorashada Madaxabanaan Xaliimo Ismaaciil ayaa doorasha inta aysan billaaban sheegtay in kursigan ay hayeen hal Sano iyo bar intaas ka badanna uusan banaanaan karin.<\/p>\n<p>Wiilka uu dhalay Xuseen Cismaan ayaa ku maqan Dalka Canada,waxaana Guddiga doorashada uu sheegay in uusan soo wargelin sababta uu ku maqanyahay maaddaaam 24kii Bishan doorashada u baaqatay.<\/p>\n<p>Taliyayaasha NISA iyo Kuraasta Baarlamaanka:Taliyihii hore ee Hay\u2019addda Nabad Sugidda Soomaaliya Cabdullahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa iska casilay Xldhibaannimo,waxaa uu qaatay xilka Taliyaha, Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xilka qaadis ku sameeyay.<\/p>\n<p>Waxaa uu dib ugu tartamay Kursigiisii Golaha shacabka,waxaana uga adkaaday Xildhibaan Nuur Iidow Beyle.Taliyihii hore ee NISA Xuseen Cismaan Xuseen ayaa iska casilay kursiga Golaha shacabka waxaa loo magaacabay Taliyaha NISA, 8 bilood kaddib waxaa uu u tartamay Xilka Madaxweynaha Koofur Galbeed isaga oo xilkii Taliyaha NISA iska casilay.Waxaa uu ku guuldarreystay xilkaas,waxaana uu Wiilkiisa u tartansiiyay kursigii Golaha shacabka ee uu horay isaga casilay kaas oo looga adkaaday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cali Sheekh C\/llaahi (Cali Afgooye) ayaa ku guuleytay kursiga xildhibaanimo ee uu baneeyay agaasimihii Hay\u2019adda NISA. Cali Afgooye ayaa helay dhamaan codadkii Ergada dhiibteen , musharaxii kale ee loo diiwaan geliyay inuu la tartamo ayaa goobta ka maqnaa, dalka Canada ayuu jiraa sida guddiga sheegeen. Kursigan waxaa ku tartamayay Wiil uu dhalay Taliyihii hore ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126274,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126273","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cali Afgooye oo kaligiis tartamay kuna guuleestay kursiga xildhibaanimo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-afgooye-oo-kaligiis-tartamay-kuna-guuleestay-kursiga-xildhibaanimo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cali Afgooye oo kaligiis tartamay kuna guuleestay kursiga xildhibaanimo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Cali Sheekh C\/llaahi (Cali Afgooye) ayaa ku guuleytay kursiga xildhibaanimo ee uu baneeyay agaasimihii Hay\u2019adda NISA. Cali Afgooye ayaa helay dhamaan codadkii Ergada dhiibteen , musharaxii kale ee loo diiwaan geliyay inuu la tartamo ayaa goobta ka maqnaa, dalka Canada ayuu jiraa sida guddiga sheegeen. Kursigan waxaa ku tartamayay Wiil uu dhalay Taliyihii hore ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-afgooye-oo-kaligiis-tartamay-kuna-guuleestay-kursiga-xildhibaanimo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-27T11:21:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/ali-afgoye.-696x683.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"683\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-afgooye-oo-kaligiis-tartamay-kuna-guuleestay-kursiga-xildhibaanimo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-afgooye-oo-kaligiis-tartamay-kuna-guuleestay-kursiga-xildhibaanimo\/\",\"name\":\"Cali Afgooye oo kaligiis tartamay kuna guuleestay kursiga xildhibaanimo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-afgooye-oo-kaligiis-tartamay-kuna-guuleestay-kursiga-xildhibaanimo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-afgooye-oo-kaligiis-tartamay-kuna-guuleestay-kursiga-xildhibaanimo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/ali-afgoye.-696x683.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-27T11:21:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-afgooye-oo-kaligiis-tartamay-kuna-guuleestay-kursiga-xildhibaanimo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-afgooye-oo-kaligiis-tartamay-kuna-guuleestay-kursiga-xildhibaanimo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-afgooye-oo-kaligiis-tartamay-kuna-guuleestay-kursiga-xildhibaanimo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/ali-afgoye.-696x683.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/ali-afgoye.-696x683.jpg\",\"width\":696,\"height\":683},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-afgooye-oo-kaligiis-tartamay-kuna-guuleestay-kursiga-xildhibaanimo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cali Afgooye oo kaligiis tartamay kuna guuleestay kursiga xildhibaanimo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cali Afgooye oo kaligiis tartamay kuna guuleestay kursiga xildhibaanimo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-afgooye-oo-kaligiis-tartamay-kuna-guuleestay-kursiga-xildhibaanimo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cali Afgooye oo kaligiis tartamay kuna guuleestay kursiga xildhibaanimo - Wardoon","og_description":"Cali Sheekh C\/llaahi (Cali Afgooye) ayaa ku guuleytay kursiga xildhibaanimo ee uu baneeyay agaasimihii Hay\u2019adda NISA. Cali Afgooye ayaa helay dhamaan codadkii Ergada dhiibteen , musharaxii kale ee loo diiwaan geliyay inuu la tartamo ayaa goobta ka maqnaa, dalka Canada ayuu jiraa sida guddiga sheegeen. Kursigan waxaa ku tartamayay Wiil uu dhalay Taliyihii hore ee [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-afgooye-oo-kaligiis-tartamay-kuna-guuleestay-kursiga-xildhibaanimo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-27T11:21:48+00:00","og_image":[{"width":696,"height":683,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/ali-afgoye.-696x683.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-afgooye-oo-kaligiis-tartamay-kuna-guuleestay-kursiga-xildhibaanimo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-afgooye-oo-kaligiis-tartamay-kuna-guuleestay-kursiga-xildhibaanimo\/","name":"Cali Afgooye oo kaligiis tartamay kuna guuleestay kursiga xildhibaanimo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-afgooye-oo-kaligiis-tartamay-kuna-guuleestay-kursiga-xildhibaanimo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-afgooye-oo-kaligiis-tartamay-kuna-guuleestay-kursiga-xildhibaanimo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/ali-afgoye.-696x683.jpg","datePublished":"2019-04-27T11:21:48+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-afgooye-oo-kaligiis-tartamay-kuna-guuleestay-kursiga-xildhibaanimo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-afgooye-oo-kaligiis-tartamay-kuna-guuleestay-kursiga-xildhibaanimo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-afgooye-oo-kaligiis-tartamay-kuna-guuleestay-kursiga-xildhibaanimo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/ali-afgoye.-696x683.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/ali-afgoye.-696x683.jpg","width":696,"height":683},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-afgooye-oo-kaligiis-tartamay-kuna-guuleestay-kursiga-xildhibaanimo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cali Afgooye oo kaligiis tartamay kuna guuleestay kursiga xildhibaanimo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126273"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126273"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126273\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126275,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126273\/revisions\/126275"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126274"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126273"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126273"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126273"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}