{"id":126279,"date":"2019-04-27T17:14:09","date_gmt":"2019-04-27T15:14:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126279"},"modified":"2019-04-27T17:14:09","modified_gmt":"2019-04-27T15:14:09","slug":"sheekh-shariif-amniga-muqdisho-hoos-ayuu-u-sii-dhacayaavideo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-amniga-muqdisho-hoos-ayuu-u-sii-dhacayaavideo\/","title":{"rendered":"Sheekh Shariif \u201cAmniga Muqdisho hoos ayuu u sii dhacayaa\u201d+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlayay munaasabadda daah furka Xisbiga uu hoggaamiyo ee Himilo Qaran ayaa sheegay in uusan ka aamusi karin xaaladaha qaar ee dalka ka jira, isagoo ka dhawaajiyay in Amniga Muqdisho iyo guud ahaan Soomaaliya uu hoos u sii dhacayo.<\/p>\n<p>\u201cAmniga Muqdisho hoos ayuu u sii dhacayaa, in magaaladna xirnaato, amni uusan jirin ma ahan wax sax ah, waa in istiraatiijiyadaas dowladda wax ka qabato, dowladda labo sano ayay wax qabanayesay, illaa iyo hadda laguma qanacsana.<\/p>\n<p>Sheekh Shariif ayaa khudbad dheer ka jeediyay munaasabadda, isagoo soo hala qaaday xaaladihii uu dalka soo maray, dowladdii Milateriga, dagaaladii sokeeye iyo dowladihii KMG ee dalka u soo dhismay iyo dowladda rasmiga ee dhalatay sanadkii 2012.<\/p>\n<p>\u201cDalkaan wuxuu soo maray 21 sano oo xukun milateri ah, dhowr iyo labaatan sano oo dagaal sokeeye ah, 10 sano oo kumeel gaar ah, maanta waxaa noo dhisan dowladdii labaad markii laga baxay Kumeel gaar, marka waa in aan is weydiinaa, xagee soo gaarnay, meesha aan joogno waa xagee, waa dalkan wuxuu u baahan yahay axsaab siyaasadeed, afkaar siyaasadeed oo cusub oo ka gudbisa marxalada 4.5 inay dadka u gudbaan afkaar siyaasadeed iyo mabaa\u2019dii\u201dayuu yiri Sheekh Shariif.<\/p>\n<p>Sheekh Shariif ayaa sheegay in dowladda uu la garab taagan yahay wax alla wixii uu la qaban karo, isla markaan ay shacabka Soomaaliyeed ay xilligan aad ugu bisil yihiin dowladnimo.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay inuu balan-qaaday doorashadii kaddib in aanu dowladda wax ka sheegin, isla markaana aanu dhaleeceyn, hase ahaatee waxaa uu xusay in xaalada dalka ku sugan yahay aan laga aamusi karin.<\/p>\n<p>\u201cDoorashadii la soo dhaafay waxaa idin balan-qaaday in aan dowladda wax ka sheegin, balantii waa ku taaganahay, laakiin waxaa rabaa in aan idin sheego, hadda xisbi ayaa hoggaaminayaa oo aan rabaa fikirkiisa inaan idin soo gudbiyo sida uu u arko, dowladnimo waxaa asal u ah heshiis, maanta marka aad fiiriso amniga xaaladiisa, xaalada siyaasadeed, dhaqaale iyo xaalad bulsho, waa inaan ka hadalnaa, ugama hadleyno inaan dowladda dhaleeceyneyno, waa ognahay culeyska yaala, sida aan aaminsanahay ayaa rabnaa inaan sheego\u201dayuu yiri Sheekh Shariif.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu sheegay in qaranka uu u baahan yahay in la qabto oo la daba qabto sida xaalada tahay oo u baahan yahay ilaalinta Qaranimada.<\/p>\n<p>\u201cInaan iska fiirsano in wax kasta iska dumaan suura gal ma ahan, waa aragtaa xaalada ka jirta arrimaha dibadda, arrimaha maamul goboleedyada iyo arrinta deriska, ma ahan inaan iska fiirsano\u201dayuu yiri Sheekh Shariif.<\/p>\n<p>Waxaa uu ka digay in Hey\u2019addaha dowladda inay hal meel isku aruuraan, gaar ahaan Hey\u2019adaha Fulinta, Sharci dejinta iyo Garsoorka, waxaa uu soo jeediyay in hey\u2019ad walba awood loo siiyo, shaqadii loo xil saaray uu qabsado.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu tilmaamay in loo baahan yahay in la dhameystiro dastuurka, lana qabto dib u heshiisiin dhab ah oo dadku si cafiyo, isla markaana dowladdu ay cadeyso nidaamka doorashada.<\/p>\n<p>Sheekh Shariif ayaa soo hadal qaaday arrinta ku saabsan wada hadal la sheegayo in lala galayo Al-Shabaab, waxaa uu xusay in Shabaab uu Dekeda Muqdisho Canshuur ka qaado aysan suura gal aheyn, waxaa uu ku baaqay in lala diriro oo hey\u2019addo ay ka cabsanayaan la sameeyo.<\/p>\n<p>Khudbadda Sheekh Shariif ka jeediyay munaasabadda daah furka Xisbigiisa ayaa aheyd mid dhinac badan taabaneysay oo si guud ah uga hadlay xaalada dalka, waxaana tani meesha ka saareysa hadalo badan oo Shariifka lagu xamanayay oo ahaa intii uu ka aamusnaa xaalada dalka, isla markaana Madaxdda Villa Somalia xiriir dhow kala dhaxeeyay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2F630980013712453%2Fvideos%2F313785435981091%2F&amp;show_text=0&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-126279 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-amniga-muqdisho-hoos-ayuu-u-sii-dhacayaavideo\/ggggggggg-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"486\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/GGGGGGGGG.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/GGGGGGGGG.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/GGGGGGGGG-300x190.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-amniga-muqdisho-hoos-ayuu-u-sii-dhacayaavideo\/himilo2-630x420\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"630\" height=\"420\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/himilo2-630x420.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/himilo2-630x420.jpg 630w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/himilo2-630x420-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 630px) 100vw, 630px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-amniga-muqdisho-hoos-ayuu-u-sii-dhacayaavideo\/himilo4-630x420\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"630\" height=\"420\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/himilo4-630x420.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/himilo4-630x420.jpg 630w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/himilo4-630x420-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 630px) 100vw, 630px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-amniga-muqdisho-hoos-ayuu-u-sii-dhacayaavideo\/himilo-696x464\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"696\" height=\"464\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/himilo-696x464.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/himilo-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/himilo-696x464-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-amniga-muqdisho-hoos-ayuu-u-sii-dhacayaavideo\/shariif-696x464\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"696\" height=\"464\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Shariif...-696x464.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Shariif...-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Shariif...-696x464-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlayay munaasabadda daah furka Xisbiga uu hoggaamiyo ee Himilo Qaran ayaa sheegay in uusan ka aamusi karin xaaladaha qaar ee dalka ka jira, isagoo ka dhawaajiyay in Amniga Muqdisho iyo guud ahaan Soomaaliya uu hoos u sii dhacayo. \u201cAmniga Muqdisho hoos ayuu u sii dhacayaa, in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126284,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126279","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sheekh Shariif \u201cAmniga Muqdisho hoos ayuu u sii dhacayaa\u201d+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-amniga-muqdisho-hoos-ayuu-u-sii-dhacayaavideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sheekh Shariif \u201cAmniga Muqdisho hoos ayuu u sii dhacayaa\u201d+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlayay munaasabadda daah furka Xisbiga uu hoggaamiyo ee Himilo Qaran ayaa sheegay in uusan ka aamusi karin xaaladaha qaar ee dalka ka jira, isagoo ka dhawaajiyay in Amniga Muqdisho iyo guud ahaan Soomaaliya uu hoos u sii dhacayo. \u201cAmniga Muqdisho hoos ayuu u sii dhacayaa, in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-amniga-muqdisho-hoos-ayuu-u-sii-dhacayaavideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-27T15:14:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Shariif...-696x464.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-amniga-muqdisho-hoos-ayuu-u-sii-dhacayaavideo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-amniga-muqdisho-hoos-ayuu-u-sii-dhacayaavideo\/\",\"name\":\"Sheekh Shariif \u201cAmniga Muqdisho hoos ayuu u sii dhacayaa\u201d+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-amniga-muqdisho-hoos-ayuu-u-sii-dhacayaavideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-amniga-muqdisho-hoos-ayuu-u-sii-dhacayaavideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Shariif...-696x464.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-27T15:14:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-amniga-muqdisho-hoos-ayuu-u-sii-dhacayaavideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-amniga-muqdisho-hoos-ayuu-u-sii-dhacayaavideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-amniga-muqdisho-hoos-ayuu-u-sii-dhacayaavideo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Shariif...-696x464.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Shariif...-696x464.jpg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-amniga-muqdisho-hoos-ayuu-u-sii-dhacayaavideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sheekh Shariif \u201cAmniga Muqdisho hoos ayuu u sii dhacayaa\u201d+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sheekh Shariif \u201cAmniga Muqdisho hoos ayuu u sii dhacayaa\u201d+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-amniga-muqdisho-hoos-ayuu-u-sii-dhacayaavideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sheekh Shariif \u201cAmniga Muqdisho hoos ayuu u sii dhacayaa\u201d+VIDEO - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlayay munaasabadda daah furka Xisbiga uu hoggaamiyo ee Himilo Qaran ayaa sheegay in uusan ka aamusi karin xaaladaha qaar ee dalka ka jira, isagoo ka dhawaajiyay in Amniga Muqdisho iyo guud ahaan Soomaaliya uu hoos u sii dhacayo. \u201cAmniga Muqdisho hoos ayuu u sii dhacayaa, in [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-amniga-muqdisho-hoos-ayuu-u-sii-dhacayaavideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-27T15:14:09+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Shariif...-696x464.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-amniga-muqdisho-hoos-ayuu-u-sii-dhacayaavideo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-amniga-muqdisho-hoos-ayuu-u-sii-dhacayaavideo\/","name":"Sheekh Shariif \u201cAmniga Muqdisho hoos ayuu u sii dhacayaa\u201d+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-amniga-muqdisho-hoos-ayuu-u-sii-dhacayaavideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-amniga-muqdisho-hoos-ayuu-u-sii-dhacayaavideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Shariif...-696x464.jpg","datePublished":"2019-04-27T15:14:09+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-amniga-muqdisho-hoos-ayuu-u-sii-dhacayaavideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-amniga-muqdisho-hoos-ayuu-u-sii-dhacayaavideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-amniga-muqdisho-hoos-ayuu-u-sii-dhacayaavideo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Shariif...-696x464.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Shariif...-696x464.jpg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-amniga-muqdisho-hoos-ayuu-u-sii-dhacayaavideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sheekh Shariif \u201cAmniga Muqdisho hoos ayuu u sii dhacayaa\u201d+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126279"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126279"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126279\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126285,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126279\/revisions\/126285"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126284"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126279"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126279"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126279"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}