{"id":126287,"date":"2019-04-27T23:34:48","date_gmt":"2019-04-27T21:34:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126287"},"modified":"2019-04-27T23:34:48","modified_gmt":"2019-04-27T21:34:48","slug":"daawo-siciid-deni-oo-weerar-baan-ku-qaaday-dfs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-weerar-baan-ku-qaaday-dfs\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Siciid Deni oo Weerar Ba\u2019an Ku qaaday DFS"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland Saciid C\/llaahi Deni oo caawa shir jaraa\u2019id ku qabtay madaxtooyada Garowe, kaddib markii uu maanta dib ugu laabtay ayaa ku dhawaaqay shir wadatashi ah oo 2-da bisha May ka furmi doono magaalada Nairobi.<\/p>\n<p>Saciid Deni ayaa shirka ku casuumay Madaxda dowladda Federaalka sida Madaxweynaha iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha, Madaxda Maamul goboleedyada Hirshabeelle, Galmudug, Jubbaland iyo Koofur Galbeed.<\/p>\n<p>\u201cShir kooban oo wadatashi ah ayaa bisha soo socota 2 bisha May ka dhici doona Garowe, shirkaas waxaa rajeynayaa in ramadaanka ka hor inuu noo dhamaado, shirkaas wadatashiga ah, waxaa isugu imaan doona Madaxweynaha dowladda Federaalka, Ra\u2019iisul Wasaaraha, Madaxda maamul goboleedyada Jubbaland, Hirshabeelle, Galmudug iyo Koofur Galbeed\u201dayuu yiri Saciid Deni.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in shirkan looga hadlayo doono qaabka dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada u wada shaqeynayaan, isla markaana magaca shirka uu qaadanayo uusan noqon sida Golaha Amniga Qaranka oo kale.<\/p>\n<p>Saciid Deni ayaa tilmaamay in howlaha shirka hor-yaala ay ka mid tahay sidii marxalada dalka uu ku jiray horay loogu wadi lahaa, sida arrimaha siyaasadda doorashada 2020 iyo arrimaha kale ee hortebinta leh.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland ayaa xusay in si gaar ah looga tashan doono doorashada soo socota qaabka ay u ekaaneyso, mudada kooban ee ka haray habkii looga hadli lahaa arrimaha siyaasadda sida uu yiri.<\/p>\n<p>Shirkan uu ku dhawaaqay Madaxweynaha Puntland ayaa ku soo aadaya, xilli uu dib u dhacay shirkii Golaha Amniga Qaranka ee bishan ka dhici lahaa Muqdisho, sidoo kale waxaa baaqday shirkii horay loogu balamay inuu ka dhaco Garowe bisha Maarso, kaasoo lagu dhawaaqay xilligii caleema saarka Madaxweynaha Puntland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsbcsomalitv%2Fvideos%2F464121711011561%2F&amp;show_text=0&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland Saciid C\/llaahi Deni oo caawa shir jaraa\u2019id ku qabtay madaxtooyada Garowe, kaddib markii uu maanta dib ugu laabtay ayaa ku dhawaaqay shir wadatashi ah oo 2-da bisha May ka furmi doono magaalada Nairobi. Saciid Deni ayaa shirka ku casuumay Madaxda dowladda Federaalka sida Madaxweynaha iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha, Madaxda Maamul goboleedyada Hirshabeelle, Galmudug, Jubbaland [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126288,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126287","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Siciid Deni oo Weerar Ba\u2019an Ku qaaday DFS - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-weerar-baan-ku-qaaday-dfs\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Siciid Deni oo Weerar Ba\u2019an Ku qaaday DFS - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Puntland Saciid C\/llaahi Deni oo caawa shir jaraa\u2019id ku qabtay madaxtooyada Garowe, kaddib markii uu maanta dib ugu laabtay ayaa ku dhawaaqay shir wadatashi ah oo 2-da bisha May ka furmi doono magaalada Nairobi. Saciid Deni ayaa shirka ku casuumay Madaxda dowladda Federaalka sida Madaxweynaha iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha, Madaxda Maamul goboleedyada Hirshabeelle, Galmudug, Jubbaland [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-weerar-baan-ku-qaaday-dfs\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-27T21:34:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/deni-3-740x507-696x477.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"477\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-weerar-baan-ku-qaaday-dfs\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-weerar-baan-ku-qaaday-dfs\/\",\"name\":\"DAAWO:-Siciid Deni oo Weerar Ba\u2019an Ku qaaday DFS - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-weerar-baan-ku-qaaday-dfs\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-weerar-baan-ku-qaaday-dfs\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/deni-3-740x507-696x477.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-27T21:34:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-weerar-baan-ku-qaaday-dfs\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-weerar-baan-ku-qaaday-dfs\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-weerar-baan-ku-qaaday-dfs\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/deni-3-740x507-696x477.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/deni-3-740x507-696x477.jpg\",\"width\":696,\"height\":477},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-weerar-baan-ku-qaaday-dfs\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Siciid Deni oo Weerar Ba\u2019an Ku qaaday DFS\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Siciid Deni oo Weerar Ba\u2019an Ku qaaday DFS - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-weerar-baan-ku-qaaday-dfs\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Siciid Deni oo Weerar Ba\u2019an Ku qaaday DFS - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Puntland Saciid C\/llaahi Deni oo caawa shir jaraa\u2019id ku qabtay madaxtooyada Garowe, kaddib markii uu maanta dib ugu laabtay ayaa ku dhawaaqay shir wadatashi ah oo 2-da bisha May ka furmi doono magaalada Nairobi. Saciid Deni ayaa shirka ku casuumay Madaxda dowladda Federaalka sida Madaxweynaha iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha, Madaxda Maamul goboleedyada Hirshabeelle, Galmudug, Jubbaland [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-weerar-baan-ku-qaaday-dfs\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-27T21:34:48+00:00","og_image":[{"width":696,"height":477,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/deni-3-740x507-696x477.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-weerar-baan-ku-qaaday-dfs\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-weerar-baan-ku-qaaday-dfs\/","name":"DAAWO:-Siciid Deni oo Weerar Ba\u2019an Ku qaaday DFS - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-weerar-baan-ku-qaaday-dfs\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-weerar-baan-ku-qaaday-dfs\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/deni-3-740x507-696x477.jpg","datePublished":"2019-04-27T21:34:48+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-weerar-baan-ku-qaaday-dfs\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-weerar-baan-ku-qaaday-dfs\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-weerar-baan-ku-qaaday-dfs\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/deni-3-740x507-696x477.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/deni-3-740x507-696x477.jpg","width":696,"height":477},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-deni-oo-weerar-baan-ku-qaaday-dfs\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Siciid Deni oo Weerar Ba\u2019an Ku qaaday DFS"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126287"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126287"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126287\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126289,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126287\/revisions\/126289"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126288"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126287"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126287"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126287"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}