{"id":126421,"date":"2019-04-30T09:15:31","date_gmt":"2019-04-30T07:15:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126421"},"modified":"2019-04-30T09:15:31","modified_gmt":"2019-04-30T07:15:31","slug":"sheekh-shariif-oo-bilaabey-qabashada-shaqo-looga-baahnaa-farmaajosawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-bilaabey-qabashada-shaqo-looga-baahnaa-farmaajosawirro\/","title":{"rendered":"Sheekh Shariif oo bilaabey qabashada Shaqo looga baahnaa Farmaajo+SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa xalay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu kulamo gooni gooni ah kula qaatay Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sheekh Shariif ayaa kulamada uu la qaatay Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa waxaa ku wehlinaayay Xildhibaanada labada Golle ee Baalamaanka ee ku jira xisbiga Himilo Qaran,waxaana looga hadlay arrimo kala duwan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan si guud uga wada hadalnay xaaladda guud ee dalka, innaga oo si gaar ah diiradda u saarnay taageerista xisbiyada iyo dhismahooda, nuuca doorasho ee dalka ka dhacaysa 2020\/2021 iyo khilaafka u dhaxeeya dowladda dhexe iyo maamulada dalka\u201dayuu yiri Sheekh Shariif oo la kulmay Guddoomiye Mursal.<\/p>\n<p>Dhinaca kale kulankii uu la qaatay Guddoomiyaha Aqalka sare ee dalka Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay xaaladihii ugu dambeeyey ee dalka,isla markaana waxaa kulanka si gaar ah diirada lagu saaray Khilaafka labada Golle iyo sida xal looga gaari karo, dhamaystirka dastuurka KMG ee dalka.<\/p>\n<p>Sdioo kale labada Mas\u2019uul ayaa ka wada hadlay arrimaha Doorashooyinka 2020\/2021 dalka ka dhacaya iyo sidii ay u noqon lahaayeen kuwa xor ah oo xalaal ah, dhismaha xisbiyada iyo dhiiragalintooda iyo ugu dambeyntii xalinta khilaafka ka dhex taagan dowladda dhexe iyo dowlad Goboleedyada dalka.<\/p>\n<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa tan iyo markii uu soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa waxaa kulamo gooni gooni ah la qaadanayay Mas\u2019uuliyiin kala duwan oo dalka ku sugan.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-126421 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-bilaabey-qabashada-shaqo-looga-baahnaa-farmaajosawirro\/arrin-696x442\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"696\" height=\"442\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/arrin-696x442.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/arrin-696x442.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/arrin-696x442-300x191.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-bilaabey-qabashada-shaqo-looga-baahnaa-farmaajosawirro\/b-18-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"458\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/B-18.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/B-18.jpg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/B-18-300x143.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/B-18-768x366.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-bilaabey-qabashada-shaqo-looga-baahnaa-farmaajosawirro\/c-15-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"640\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/C-15.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/C-15.jpg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/C-15-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/C-15-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-bilaabey-qabashada-shaqo-looga-baahnaa-farmaajosawirro\/d-4-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"640\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/D-4.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/D-4.jpg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/D-4-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/D-4-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-bilaabey-qabashada-shaqo-looga-baahnaa-farmaajosawirro\/f-7-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"640\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/F-7.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/F-7.jpg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/F-7-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/F-7-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa xalay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu kulamo gooni gooni ah kula qaatay Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. Sheekh Shariif ayaa kulamada uu la qaatay Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa waxaa ku wehlinaayay Xildhibaanada labada Golle ee Baalamaanka ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126423,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126421","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sheekh Shariif oo bilaabey qabashada Shaqo looga baahnaa Farmaajo+SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-bilaabey-qabashada-shaqo-looga-baahnaa-farmaajosawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sheekh Shariif oo bilaabey qabashada Shaqo looga baahnaa Farmaajo+SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa xalay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu kulamo gooni gooni ah kula qaatay Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. Sheekh Shariif ayaa kulamada uu la qaatay Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa waxaa ku wehlinaayay Xildhibaanada labada Golle ee Baalamaanka ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-bilaabey-qabashada-shaqo-looga-baahnaa-farmaajosawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-30T07:15:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/B-18.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"458\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-bilaabey-qabashada-shaqo-looga-baahnaa-farmaajosawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-bilaabey-qabashada-shaqo-looga-baahnaa-farmaajosawirro\/\",\"name\":\"Sheekh Shariif oo bilaabey qabashada Shaqo looga baahnaa Farmaajo+SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-bilaabey-qabashada-shaqo-looga-baahnaa-farmaajosawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-bilaabey-qabashada-shaqo-looga-baahnaa-farmaajosawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/B-18.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-30T07:15:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-bilaabey-qabashada-shaqo-looga-baahnaa-farmaajosawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-bilaabey-qabashada-shaqo-looga-baahnaa-farmaajosawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-bilaabey-qabashada-shaqo-looga-baahnaa-farmaajosawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/B-18.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/B-18.jpg\",\"width\":960,\"height\":458},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-bilaabey-qabashada-shaqo-looga-baahnaa-farmaajosawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sheekh Shariif oo bilaabey qabashada Shaqo looga baahnaa Farmaajo+SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sheekh Shariif oo bilaabey qabashada Shaqo looga baahnaa Farmaajo+SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-bilaabey-qabashada-shaqo-looga-baahnaa-farmaajosawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sheekh Shariif oo bilaabey qabashada Shaqo looga baahnaa Farmaajo+SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa xalay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu kulamo gooni gooni ah kula qaatay Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. Sheekh Shariif ayaa kulamada uu la qaatay Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa waxaa ku wehlinaayay Xildhibaanada labada Golle ee Baalamaanka ee [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-bilaabey-qabashada-shaqo-looga-baahnaa-farmaajosawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-30T07:15:31+00:00","og_image":[{"width":960,"height":458,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/B-18.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-bilaabey-qabashada-shaqo-looga-baahnaa-farmaajosawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-bilaabey-qabashada-shaqo-looga-baahnaa-farmaajosawirro\/","name":"Sheekh Shariif oo bilaabey qabashada Shaqo looga baahnaa Farmaajo+SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-bilaabey-qabashada-shaqo-looga-baahnaa-farmaajosawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-bilaabey-qabashada-shaqo-looga-baahnaa-farmaajosawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/B-18.jpg","datePublished":"2019-04-30T07:15:31+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-bilaabey-qabashada-shaqo-looga-baahnaa-farmaajosawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-bilaabey-qabashada-shaqo-looga-baahnaa-farmaajosawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-bilaabey-qabashada-shaqo-looga-baahnaa-farmaajosawirro\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/B-18.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/B-18.jpg","width":960,"height":458},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-bilaabey-qabashada-shaqo-looga-baahnaa-farmaajosawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sheekh Shariif oo bilaabey qabashada Shaqo looga baahnaa Farmaajo+SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126421"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126421"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126421\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126427,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126421\/revisions\/126427"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126423"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126421"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126421"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126421"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}