{"id":126466,"date":"2019-05-01T09:57:35","date_gmt":"2019-05-01T07:57:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126466"},"modified":"2019-05-01T09:57:35","modified_gmt":"2019-05-01T07:57:35","slug":"farmaajo-iyo-kheyre-oo-ka-qeyb-galaya-shirka-garowe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-kheyre-oo-ka-qeyb-galaya-shirka-garowe\/","title":{"rendered":"Farmaajo iyo Kheyre oo ka qeyb galaya shirka Garowe"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb galaya shirka ka furmi doona magaalada Garowe 2-da bisha May oo ku beegan maalinta berri oo Khamiis ah.<\/p>\n<p>Wafdi horudhac ah oo isugu jira Wasiiro iyo howlwadeeno ka tirsan Xafiisyada Madaxda dowladda ayaa maanta tagaya magaalada Garowe, sidoo kale waxaa la filayaa in Madaxweynaha iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha ay berri gelinka hore ay si kala gaar gaar ah u tagi doonaan garowe.<\/p>\n<p>Madaxweynaha, Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo La Taliyeyaashooda ayaa wadatashiyo ka lahaa waxyaabaha ay la tagayaan shirka Garowe, waxaana la sheegay in qorshayaal cad ay la tagi doonaan oo ku aadan hanaanka doorashooyinka ee dalka ka dhacaya 2020\/2021.<\/p>\n<p>Shirka Garowe oo uu horaantii todobaadkan ku dhawaaqay Madaxweynaha Puntland Saciid C\/llaahi Deni ayaa ku casuumay Madaxweynaha, Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo Madaxda Maamul goboleedyada inay shir wadatashi ka soo qeyb galaan.<\/p>\n<p>Xubno ka tirsan Beesha Caalamka ayaa lagu wadaa inay ka qeyb galaan shirkan, si ay kor-joogto uga noqdaan arrimaha looga hadlayo, isla markaana meesha looga saaro mad madowga siyaasadeed ee u dhaxeeyay muddooyinkii u dambeeyay dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada<\/p>\n<p>Shirkan ayaa diiradda lagu saari doonaa xaalada siyaasadeed, mida amniga ee dalka, geeddi socodka doorashooyinka, dhameystirka dastuurka qabyada ah iyo wada shaqeynta dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada.<\/p>\n<p>Madaxda Villa Somalia ayaa la sheegay inay saluugsanaayeen qaabka shirka looga casuumay hab maamuus ahaan, hase ahaatee waxaa markii hore jiray cadaadis Beesha caalamka ku saareysay Madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada inay shir isugu yimaadaan, kaddib markii uu baaqday shirar dhowr ah oo Madaxweynuhu ku baaqay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb galaya shirka ka furmi doona magaalada Garowe 2-da bisha May oo ku beegan maalinta berri oo Khamiis ah. Wafdi horudhac ah oo isugu jira Wasiiro iyo howlwadeeno ka tirsan Xafiisyada Madaxda dowladda ayaa maanta tagaya magaalada Garowe, sidoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126467,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126466","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Farmaajo iyo Kheyre oo ka qeyb galaya shirka Garowe - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-kheyre-oo-ka-qeyb-galaya-shirka-garowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Farmaajo iyo Kheyre oo ka qeyb galaya shirka Garowe - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb galaya shirka ka furmi doona magaalada Garowe 2-da bisha May oo ku beegan maalinta berri oo Khamiis ah. Wafdi horudhac ah oo isugu jira Wasiiro iyo howlwadeeno ka tirsan Xafiisyada Madaxda dowladda ayaa maanta tagaya magaalada Garowe, sidoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-kheyre-oo-ka-qeyb-galaya-shirka-garowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-01T07:57:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/page.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-kheyre-oo-ka-qeyb-galaya-shirka-garowe\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-kheyre-oo-ka-qeyb-galaya-shirka-garowe\/\",\"name\":\"Farmaajo iyo Kheyre oo ka qeyb galaya shirka Garowe - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-kheyre-oo-ka-qeyb-galaya-shirka-garowe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-kheyre-oo-ka-qeyb-galaya-shirka-garowe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/page.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-01T07:57:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-kheyre-oo-ka-qeyb-galaya-shirka-garowe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-kheyre-oo-ka-qeyb-galaya-shirka-garowe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-kheyre-oo-ka-qeyb-galaya-shirka-garowe\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/page.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/page.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-kheyre-oo-ka-qeyb-galaya-shirka-garowe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Farmaajo iyo Kheyre oo ka qeyb galaya shirka Garowe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Farmaajo iyo Kheyre oo ka qeyb galaya shirka Garowe - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-kheyre-oo-ka-qeyb-galaya-shirka-garowe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Farmaajo iyo Kheyre oo ka qeyb galaya shirka Garowe - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb galaya shirka ka furmi doona magaalada Garowe 2-da bisha May oo ku beegan maalinta berri oo Khamiis ah. Wafdi horudhac ah oo isugu jira Wasiiro iyo howlwadeeno ka tirsan Xafiisyada Madaxda dowladda ayaa maanta tagaya magaalada Garowe, sidoo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-kheyre-oo-ka-qeyb-galaya-shirka-garowe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-01T07:57:35+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/page.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-kheyre-oo-ka-qeyb-galaya-shirka-garowe\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-kheyre-oo-ka-qeyb-galaya-shirka-garowe\/","name":"Farmaajo iyo Kheyre oo ka qeyb galaya shirka Garowe - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-kheyre-oo-ka-qeyb-galaya-shirka-garowe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-kheyre-oo-ka-qeyb-galaya-shirka-garowe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/page.jpg","datePublished":"2019-05-01T07:57:35+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-kheyre-oo-ka-qeyb-galaya-shirka-garowe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-kheyre-oo-ka-qeyb-galaya-shirka-garowe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-kheyre-oo-ka-qeyb-galaya-shirka-garowe\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/page.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/page.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-kheyre-oo-ka-qeyb-galaya-shirka-garowe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Farmaajo iyo Kheyre oo ka qeyb galaya shirka Garowe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126466"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126466"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126466\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126468,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126466\/revisions\/126468"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126467"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126466"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126466"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126466"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}