{"id":126491,"date":"2019-05-01T16:28:21","date_gmt":"2019-05-01T14:28:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126491"},"modified":"2019-05-01T16:28:21","modified_gmt":"2019-05-01T14:28:21","slug":"kheyre-oo-si-degdeg-ah-u-magacaabay-wasiirka-warfaafinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-si-degdeg-ah-u-magacaabay-wasiirka-warfaafinta\/","title":{"rendered":"Kheyre oo si degdeg ah u magacaabay Wasiirka Warfaafinta"},"content":{"rendered":"<p>Wareegto goordhaw kasoo baxday Xafiiska Ra\u2019isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya ayaa xilka Wasiirka Warfaafinta loogu magacaabay Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo horey u ahaa Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha.<\/p>\n<p>Ra\u2019isul Wasaare Kheyre ayaa sidoo kale Wareegtada uu soo saaray ku magacaabay Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha ugu magacaabay Eng C\/llaahi Cali Xasan oo ku heyb ah Wasiirkii Warfaafinta Dahair Geelle oo maanta is casilay.<\/p>\n<p>Eng. C\/llaahi Cali Xasan ayaa ka mid ahaa Musharaxiintii isu soo taagtay Doorashada xilka Madaxweynaha 2017, inkastoo uu markii dambe ka tanaasulay.<\/p>\n<p>Magacaabistan deg dega ah ayaa kusoo aadeysa xili uu maanta Warbaahinta ka shaaciyay Daahir Maxamuud Gelle in uu iska casilay xilka Wasiirka Warfaafinta, kadib is fahmi waa soo kala dhax galay isaga iyo Madaxda sare ee dowlada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wareegto goordhaw kasoo baxday Xafiiska Ra\u2019isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya ayaa xilka Wasiirka Warfaafinta loogu magacaabay Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo horey u ahaa Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha. Ra\u2019isul Wasaare Kheyre ayaa sidoo kale Wareegtada uu soo saaray ku magacaabay Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha ugu magacaabay Eng C\/llaahi Cali Xasan oo ku heyb ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126492,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126491","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kheyre oo si degdeg ah u magacaabay Wasiirka Warfaafinta - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-si-degdeg-ah-u-magacaabay-wasiirka-warfaafinta\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kheyre oo si degdeg ah u magacaabay Wasiirka Warfaafinta - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wareegto goordhaw kasoo baxday Xafiiska Ra\u2019isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya ayaa xilka Wasiirka Warfaafinta loogu magacaabay Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo horey u ahaa Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha. Ra\u2019isul Wasaare Kheyre ayaa sidoo kale Wareegtada uu soo saaray ku magacaabay Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha ugu magacaabay Eng C\/llaahi Cali Xasan oo ku heyb ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-si-degdeg-ah-u-magacaabay-wasiirka-warfaafinta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-01T14:28:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Kheyre-011-696x366.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"366\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-si-degdeg-ah-u-magacaabay-wasiirka-warfaafinta\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-si-degdeg-ah-u-magacaabay-wasiirka-warfaafinta\/\",\"name\":\"Kheyre oo si degdeg ah u magacaabay Wasiirka Warfaafinta - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-si-degdeg-ah-u-magacaabay-wasiirka-warfaafinta\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-si-degdeg-ah-u-magacaabay-wasiirka-warfaafinta\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Kheyre-011-696x366.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-01T14:28:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-si-degdeg-ah-u-magacaabay-wasiirka-warfaafinta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-si-degdeg-ah-u-magacaabay-wasiirka-warfaafinta\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-si-degdeg-ah-u-magacaabay-wasiirka-warfaafinta\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Kheyre-011-696x366.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Kheyre-011-696x366.jpg\",\"width\":696,\"height\":366},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-si-degdeg-ah-u-magacaabay-wasiirka-warfaafinta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kheyre oo si degdeg ah u magacaabay Wasiirka Warfaafinta\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kheyre oo si degdeg ah u magacaabay Wasiirka Warfaafinta - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-si-degdeg-ah-u-magacaabay-wasiirka-warfaafinta\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kheyre oo si degdeg ah u magacaabay Wasiirka Warfaafinta - Wardoon","og_description":"Wareegto goordhaw kasoo baxday Xafiiska Ra\u2019isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya ayaa xilka Wasiirka Warfaafinta loogu magacaabay Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo horey u ahaa Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha. Ra\u2019isul Wasaare Kheyre ayaa sidoo kale Wareegtada uu soo saaray ku magacaabay Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha ugu magacaabay Eng C\/llaahi Cali Xasan oo ku heyb ah [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-si-degdeg-ah-u-magacaabay-wasiirka-warfaafinta\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-01T14:28:21+00:00","og_image":[{"width":696,"height":366,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Kheyre-011-696x366.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-si-degdeg-ah-u-magacaabay-wasiirka-warfaafinta\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-si-degdeg-ah-u-magacaabay-wasiirka-warfaafinta\/","name":"Kheyre oo si degdeg ah u magacaabay Wasiirka Warfaafinta - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-si-degdeg-ah-u-magacaabay-wasiirka-warfaafinta\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-si-degdeg-ah-u-magacaabay-wasiirka-warfaafinta\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Kheyre-011-696x366.jpg","datePublished":"2019-05-01T14:28:21+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-si-degdeg-ah-u-magacaabay-wasiirka-warfaafinta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-si-degdeg-ah-u-magacaabay-wasiirka-warfaafinta\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-si-degdeg-ah-u-magacaabay-wasiirka-warfaafinta\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Kheyre-011-696x366.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Kheyre-011-696x366.jpg","width":696,"height":366},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-si-degdeg-ah-u-magacaabay-wasiirka-warfaafinta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kheyre oo si degdeg ah u magacaabay Wasiirka Warfaafinta"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126491"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126491"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126491\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126493,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126491\/revisions\/126493"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126492"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126491"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126491"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126491"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}