{"id":126543,"date":"2019-05-02T12:32:44","date_gmt":"2019-05-02T10:32:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126543"},"modified":"2019-05-02T12:37:21","modified_gmt":"2019-05-02T10:37:21","slug":"baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-xaaladii-deg-deg-ahayd-ee-lagusoorogayvideo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-xaaladii-deg-deg-ahayd-ee-lagusoorogayvideo\/","title":{"rendered":"Baarlamaanka Somaliland oo diiday Xaaladii Deg Deg Ahayd ee lagusoorogay+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaannada Baarlamaanka Somaliland (Guurtida\/Wakiillada), ayaa saaka iskugu yimid fadhi aan Caadi ahayn oo lagaga doodayay xaalada deg-deg ah ee Madaxweyne Muusi Biixi Cabdi ku soo rogay degmooyin ka Ceerigaabo Ceelafwayn iyo Garadag oo ka tirsan gobolka Sanaag.<\/p>\n<p>Kulanka saaka waxaa ka soo xaadiray 107 xildhibaan, waxaa ogolaaday xaalada deg dega ah 40 xildhibaan, markii la doonayay in gacanta loo taago inta diidan ayaa guddoomiyaha Golaha wakiiladu Baashe Maxamed Faarax fadhiga deg deg u xidhay iyada oo ay codeyntii socoto, buuq iyo sawaxan ayaa hadheeyay xarunta Baarlamaanka, Waxaana loo balamay in fadhi kale la iskugu yimaado maalinta sabtida ah.<\/p>\n<p>Warkan Oo Faahfaahsan Kala Soco Wararkayaga Dambe.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/jA1tojCVrso\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaannada Baarlamaanka Somaliland (Guurtida\/Wakiillada), ayaa saaka iskugu yimid fadhi aan Caadi ahayn oo lagaga doodayay xaalada deg-deg ah ee Madaxweyne Muusi Biixi Cabdi ku soo rogay degmooyin ka Ceerigaabo Ceelafwayn iyo Garadag oo ka tirsan gobolka Sanaag. Kulanka saaka waxaa ka soo xaadiray 107 xildhibaan, waxaa ogolaaday xaalada deg dega ah 40 xildhibaan, markii la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126544,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126543","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Baarlamaanka Somaliland oo diiday Xaaladii Deg Deg Ahayd ee lagusoorogay+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-xaaladii-deg-deg-ahayd-ee-lagusoorogayvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Baarlamaanka Somaliland oo diiday Xaaladii Deg Deg Ahayd ee lagusoorogay+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaannada Baarlamaanka Somaliland (Guurtida\/Wakiillada), ayaa saaka iskugu yimid fadhi aan Caadi ahayn oo lagaga doodayay xaalada deg-deg ah ee Madaxweyne Muusi Biixi Cabdi ku soo rogay degmooyin ka Ceerigaabo Ceelafwayn iyo Garadag oo ka tirsan gobolka Sanaag. Kulanka saaka waxaa ka soo xaadiray 107 xildhibaan, waxaa ogolaaday xaalada deg dega ah 40 xildhibaan, markii la [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-xaaladii-deg-deg-ahayd-ee-lagusoorogayvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-02T10:32:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-05-02T10:37:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"807\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"532\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-xaaladii-deg-deg-ahayd-ee-lagusoorogayvideo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-xaaladii-deg-deg-ahayd-ee-lagusoorogayvideo\/\",\"name\":\"Baarlamaanka Somaliland oo diiday Xaaladii Deg Deg Ahayd ee lagusoorogay+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-xaaladii-deg-deg-ahayd-ee-lagusoorogayvideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-xaaladii-deg-deg-ahayd-ee-lagusoorogayvideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde.png\",\"datePublished\":\"2019-05-02T10:32:44+00:00\",\"dateModified\":\"2019-05-02T10:37:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-xaaladii-deg-deg-ahayd-ee-lagusoorogayvideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-xaaladii-deg-deg-ahayd-ee-lagusoorogayvideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-xaaladii-deg-deg-ahayd-ee-lagusoorogayvideo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde.png\",\"width\":807,\"height\":532},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-xaaladii-deg-deg-ahayd-ee-lagusoorogayvideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Baarlamaanka Somaliland oo diiday Xaaladii Deg Deg Ahayd ee lagusoorogay+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Baarlamaanka Somaliland oo diiday Xaaladii Deg Deg Ahayd ee lagusoorogay+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-xaaladii-deg-deg-ahayd-ee-lagusoorogayvideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Baarlamaanka Somaliland oo diiday Xaaladii Deg Deg Ahayd ee lagusoorogay+VIDEO - Wardoon","og_description":"Xildhibaannada Baarlamaanka Somaliland (Guurtida\/Wakiillada), ayaa saaka iskugu yimid fadhi aan Caadi ahayn oo lagaga doodayay xaalada deg-deg ah ee Madaxweyne Muusi Biixi Cabdi ku soo rogay degmooyin ka Ceerigaabo Ceelafwayn iyo Garadag oo ka tirsan gobolka Sanaag. Kulanka saaka waxaa ka soo xaadiray 107 xildhibaan, waxaa ogolaaday xaalada deg dega ah 40 xildhibaan, markii la [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-xaaladii-deg-deg-ahayd-ee-lagusoorogayvideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-02T10:32:44+00:00","article_modified_time":"2019-05-02T10:37:21+00:00","og_image":[{"width":807,"height":532,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-xaaladii-deg-deg-ahayd-ee-lagusoorogayvideo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-xaaladii-deg-deg-ahayd-ee-lagusoorogayvideo\/","name":"Baarlamaanka Somaliland oo diiday Xaaladii Deg Deg Ahayd ee lagusoorogay+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-xaaladii-deg-deg-ahayd-ee-lagusoorogayvideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-xaaladii-deg-deg-ahayd-ee-lagusoorogayvideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde.png","datePublished":"2019-05-02T10:32:44+00:00","dateModified":"2019-05-02T10:37:21+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-xaaladii-deg-deg-ahayd-ee-lagusoorogayvideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-xaaladii-deg-deg-ahayd-ee-lagusoorogayvideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-xaaladii-deg-deg-ahayd-ee-lagusoorogayvideo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde.png","width":807,"height":532},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-xaaladii-deg-deg-ahayd-ee-lagusoorogayvideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Baarlamaanka Somaliland oo diiday Xaaladii Deg Deg Ahayd ee lagusoorogay+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126543"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126543"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126543\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126547,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126543\/revisions\/126547"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126544"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126543"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126543"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126543"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}