{"id":126548,"date":"2019-05-02T18:30:35","date_gmt":"2019-05-02T16:30:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126548"},"modified":"2019-05-02T18:30:35","modified_gmt":"2019-05-02T16:30:35","slug":"golaha-wasiirada-khayre-waa-in-baarlamaanka-la-hor-geeyaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-khayre-waa-in-baarlamaanka-la-hor-geeyaa\/","title":{"rendered":"Golaha Wasiirada Khayre waa in Baarlamaanka la hor geeyaa"},"content":{"rendered":"<p>Abuukaate Zakariye Yuusuf oo wareysi siiyey Idaacadda BBC-da qeybteeda Afka Soomaaliga ayaa xusay in Golaha Wasiirada ay u baahan yihin in la hor geeyo Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Abuukaataha ayaa ku dooday in sharciga uu qabo haddii Golaha Wasiirada ee la hor geeyey Baarlamaanka isla markaasna la ansixiyey la badalo in ka badan laba meelood ay waajib tahay in kalsooni cusub looga raadiyo Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201d Sharciga wuxuu qabaa in marka hore si wadajir ah Golaha Wasiirada loo horgeeyo Baarlamanka Soomaaliya , markii ay helaan ogolaanshaha Golaha Shacabka sidaas ayey ku shaqo galayaan, haddii markaas ka dib laba meelood meel ay baxaan ama la badalo wasiiradii hore loo ansixiyey, Caqliga iyo sharciga intaba waxay tahay in mar kale Golaha Shacabka la horgeeyo si ay u helaan kalsooni\u201d Ayuu yiri Abuukaate Zakariye Yuusuf.<\/p>\n<p><strong>Wasiiradii uu soo magacaabay Ra\u2019isulwasaare Xasan Kheyre ayaa waxaa siyaabo kala duwan Liiska uga baxay oo xilkii baneeyey Wasiiro gaarayo illaa 10 oo kala ah:<\/strong><\/p>\n<p><strong>1) Daahir Geelle, Wasiirkii Warfaafinta.<\/strong><\/p>\n<p><strong>2) Yuusuf Garaad Cumar, Wasiirkii hore ee Arrimaha Debadda.<\/strong><\/p>\n<p><strong>3) Cabdi Faarax Saciid (Juxa) Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta.<\/strong><\/p>\n<p><strong>4) Cabdicasiis Laftagareen, Wasiirkii hore ee Warshadaha<\/strong><\/p>\n<p><strong>5) Axmed Mursal, Wasiirkoo hore ee Gaanshaandhigga.<\/strong><\/p>\n<p><strong>6) Cabdiraxmaan Daahir Cismaan, Wasiirkii hore ee Waxbarashada.<\/strong><\/p>\n<p><strong>7) Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil, Wasiirkii hore ee Dastuurka oo dhawaan dhintay Allaha u naxariistee<\/strong><\/p>\n<p><strong>8) Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed, Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga<\/strong><\/p>\n<p><strong>9) Cabdifataax Geesey oo ahaa Wasiirkii hore ee Howlaha Guud.<\/strong><\/p>\n<p><strong>10) Cabaas Siraaji (Allaha u naxariistee) Wasiirkii hore ee Howlaha Guud.<\/strong><\/p>\n<p><strong>11) Maryqan Qaasim, Wasiirkii hore ee Gargaarka.<\/strong><\/p>\n<p>Abuukaate Zakariye ayaa sheegay in Xildhibaanada mucaaradka ah aysan ku baraarugsaneyn arrintaas balse ay kaliya yihiin mucaarad aan diyaar u aheyn inay wax saxaan.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in Baarlamaankii iyo Golihii Wasiirada ay noqdeen kuwa isku mid oo aysan jirin maskax diyaar u ah inay soo jeediso sharcigaan lagu xadgudbayo.<\/p>\n<p>Wuxuu Maxkamadaha ugu baaqan inay arrintaan soo farageliyaan isla markaasna ay ku dadaalaan in la saxo sharciga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Abuukaate Zakariye Yuusuf oo wareysi siiyey Idaacadda BBC-da qeybteeda Afka Soomaaliga ayaa xusay in Golaha Wasiirada ay u baahan yihin in la hor geeyo Baarlamaanka. Abuukaataha ayaa ku dooday in sharciga uu qabo haddii Golaha Wasiirada ee la hor geeyey Baarlamaanka isla markaasna la ansixiyey la badalo in ka badan laba meelood ay waajib tahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126549,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126548","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Golaha Wasiirada Khayre waa in Baarlamaanka la hor geeyaa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-khayre-waa-in-baarlamaanka-la-hor-geeyaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Golaha Wasiirada Khayre waa in Baarlamaanka la hor geeyaa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Abuukaate Zakariye Yuusuf oo wareysi siiyey Idaacadda BBC-da qeybteeda Afka Soomaaliga ayaa xusay in Golaha Wasiirada ay u baahan yihin in la hor geeyo Baarlamaanka. Abuukaataha ayaa ku dooday in sharciga uu qabo haddii Golaha Wasiirada ee la hor geeyey Baarlamaanka isla markaasna la ansixiyey la badalo in ka badan laba meelood ay waajib tahay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-khayre-waa-in-baarlamaanka-la-hor-geeyaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-02T16:30:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Kheyre.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"683\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-khayre-waa-in-baarlamaanka-la-hor-geeyaa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-khayre-waa-in-baarlamaanka-la-hor-geeyaa\/\",\"name\":\"Golaha Wasiirada Khayre waa in Baarlamaanka la hor geeyaa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-khayre-waa-in-baarlamaanka-la-hor-geeyaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-khayre-waa-in-baarlamaanka-la-hor-geeyaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Kheyre.jpeg\",\"datePublished\":\"2019-05-02T16:30:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-khayre-waa-in-baarlamaanka-la-hor-geeyaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-khayre-waa-in-baarlamaanka-la-hor-geeyaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-khayre-waa-in-baarlamaanka-la-hor-geeyaa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Kheyre.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Kheyre.jpeg\",\"width\":1024,\"height\":683},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-khayre-waa-in-baarlamaanka-la-hor-geeyaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Golaha Wasiirada Khayre waa in Baarlamaanka la hor geeyaa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Golaha Wasiirada Khayre waa in Baarlamaanka la hor geeyaa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-khayre-waa-in-baarlamaanka-la-hor-geeyaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Golaha Wasiirada Khayre waa in Baarlamaanka la hor geeyaa - Wardoon","og_description":"Abuukaate Zakariye Yuusuf oo wareysi siiyey Idaacadda BBC-da qeybteeda Afka Soomaaliga ayaa xusay in Golaha Wasiirada ay u baahan yihin in la hor geeyo Baarlamaanka. Abuukaataha ayaa ku dooday in sharciga uu qabo haddii Golaha Wasiirada ee la hor geeyey Baarlamaanka isla markaasna la ansixiyey la badalo in ka badan laba meelood ay waajib tahay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-khayre-waa-in-baarlamaanka-la-hor-geeyaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-02T16:30:35+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":683,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Kheyre.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-khayre-waa-in-baarlamaanka-la-hor-geeyaa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-khayre-waa-in-baarlamaanka-la-hor-geeyaa\/","name":"Golaha Wasiirada Khayre waa in Baarlamaanka la hor geeyaa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-khayre-waa-in-baarlamaanka-la-hor-geeyaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-khayre-waa-in-baarlamaanka-la-hor-geeyaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Kheyre.jpeg","datePublished":"2019-05-02T16:30:35+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-khayre-waa-in-baarlamaanka-la-hor-geeyaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-khayre-waa-in-baarlamaanka-la-hor-geeyaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-khayre-waa-in-baarlamaanka-la-hor-geeyaa\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Kheyre.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Kheyre.jpeg","width":1024,"height":683},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-khayre-waa-in-baarlamaanka-la-hor-geeyaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Golaha Wasiirada Khayre waa in Baarlamaanka la hor geeyaa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126548"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126548"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126548\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126550,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126548\/revisions\/126550"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126549"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126548"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126548"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126548"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}