{"id":126565,"date":"2019-05-03T08:41:07","date_gmt":"2019-05-03T06:41:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126565"},"modified":"2019-05-03T08:41:07","modified_gmt":"2019-05-03T06:41:07","slug":"galmudug-oo-diiday-sharcigii-doorashooyinka-ee-ay-ansixisay-xukuumadda-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-sharcigii-doorashooyinka-ee-ay-ansixisay-xukuumadda-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Galmudug oo diiday Sharcigii doorashooyinka ee ay ansixisay Xukuumadda Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Qoraal kasoo baxay Dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxay ku qaadaceen qaabkii loo ansixiyay sharciga doorashooyinka dalka oo shalay ay ansixiyeen golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka Dastuurka Galmudug Abshir Cabdi Shiikhow ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in meelaha xasaasiga ah iyo danta dalka loo baahan yahay in laga wada fariisto, islamarkaana laga wada tashado.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in muddooyinkii ugu dambeeyay in dowladda Soomaaliya ay lasoo baxday inay go\u2019aano iska qaadato iyada oo wadatashi aysan la yeelan maamul goboleedyada, islamarkaana la baal maray dastuurka dalka.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in maalmihii dambe ay jireen wadatashi la\u2019aan dhinaca dowladda ah,waxana uu sheegay in kastoo Baarlamaanka aan weli sharcigaas la horgeyn hadana Dowlad goboleedka Galmudug uu qabo in ansixinta sharcigaas lagu deg degay.<\/p>\n<p>Maamul goboleedyada ayaa sheegaya in dastuurka dalka uu cadeynayo in maamul goboleedyada ay xaq u leeyihiin in lagala tashado waxyaabaha qaar, balse arinta doorashooyin ay go\u2019aan iska gaartay dowladda iyadoo aysan la tashan.<\/p>\n<p>Waxaa arintaan ay u muuqataa inay sii xumeyn karto xiriirka u dhaxeeya dowladda Somaaliya iyo dowlad goboleedyada oo muddooyinkii ugu dambeeyay arimo badan isku hayay.<\/p>\n<p>Sharciga doorashooyinka dalka ee shalay ay ansixiyeen Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa horay waxaa u soo ansixiyey Baarlamaanka Soomaaliya, iyada oo uu saxiixay Madaxweynaha Soomaaliya, balse wax ka bedel lagu sameeyey, iyada oo la filayo in dhawaan la horgeeyo Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/galmudug2-696x892.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-126566\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/galmudug2-696x892.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"892\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/galmudug2-696x892.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/galmudug2-696x892-234x300.jpg 234w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qoraal kasoo baxay Dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxay ku qaadaceen qaabkii loo ansixiyay sharciga doorashooyinka dalka oo shalay ay ansixiyeen golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya. Wasiirka Dastuurka Galmudug Abshir Cabdi Shiikhow ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in meelaha xasaasiga ah iyo danta dalka loo baahan yahay in laga wada fariisto, islamarkaana laga wada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126448,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126565","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Galmudug oo diiday Sharcigii doorashooyinka ee ay ansixisay Xukuumadda Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-sharcigii-doorashooyinka-ee-ay-ansixisay-xukuumadda-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Galmudug oo diiday Sharcigii doorashooyinka ee ay ansixisay Xukuumadda Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qoraal kasoo baxay Dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxay ku qaadaceen qaabkii loo ansixiyay sharciga doorashooyinka dalka oo shalay ay ansixiyeen golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya. Wasiirka Dastuurka Galmudug Abshir Cabdi Shiikhow ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in meelaha xasaasiga ah iyo danta dalka loo baahan yahay in laga wada fariisto, islamarkaana laga wada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-sharcigii-doorashooyinka-ee-ay-ansixisay-xukuumadda-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-03T06:41:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xaaf4-640x427.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"427\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-sharcigii-doorashooyinka-ee-ay-ansixisay-xukuumadda-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-sharcigii-doorashooyinka-ee-ay-ansixisay-xukuumadda-soomaaliya\/\",\"name\":\"Galmudug oo diiday Sharcigii doorashooyinka ee ay ansixisay Xukuumadda Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-sharcigii-doorashooyinka-ee-ay-ansixisay-xukuumadda-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-sharcigii-doorashooyinka-ee-ay-ansixisay-xukuumadda-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xaaf4-640x427.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-03T06:41:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-sharcigii-doorashooyinka-ee-ay-ansixisay-xukuumadda-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-sharcigii-doorashooyinka-ee-ay-ansixisay-xukuumadda-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-sharcigii-doorashooyinka-ee-ay-ansixisay-xukuumadda-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xaaf4-640x427.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xaaf4-640x427.jpg\",\"width\":640,\"height\":427},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-sharcigii-doorashooyinka-ee-ay-ansixisay-xukuumadda-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Galmudug oo diiday Sharcigii doorashooyinka ee ay ansixisay Xukuumadda Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Galmudug oo diiday Sharcigii doorashooyinka ee ay ansixisay Xukuumadda Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-sharcigii-doorashooyinka-ee-ay-ansixisay-xukuumadda-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Galmudug oo diiday Sharcigii doorashooyinka ee ay ansixisay Xukuumadda Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Qoraal kasoo baxay Dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxay ku qaadaceen qaabkii loo ansixiyay sharciga doorashooyinka dalka oo shalay ay ansixiyeen golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya. Wasiirka Dastuurka Galmudug Abshir Cabdi Shiikhow ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in meelaha xasaasiga ah iyo danta dalka loo baahan yahay in laga wada fariisto, islamarkaana laga wada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-sharcigii-doorashooyinka-ee-ay-ansixisay-xukuumadda-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-03T06:41:07+00:00","og_image":[{"width":640,"height":427,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xaaf4-640x427.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-sharcigii-doorashooyinka-ee-ay-ansixisay-xukuumadda-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-sharcigii-doorashooyinka-ee-ay-ansixisay-xukuumadda-soomaaliya\/","name":"Galmudug oo diiday Sharcigii doorashooyinka ee ay ansixisay Xukuumadda Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-sharcigii-doorashooyinka-ee-ay-ansixisay-xukuumadda-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-sharcigii-doorashooyinka-ee-ay-ansixisay-xukuumadda-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xaaf4-640x427.jpg","datePublished":"2019-05-03T06:41:07+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-sharcigii-doorashooyinka-ee-ay-ansixisay-xukuumadda-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-sharcigii-doorashooyinka-ee-ay-ansixisay-xukuumadda-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-sharcigii-doorashooyinka-ee-ay-ansixisay-xukuumadda-soomaaliya\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xaaf4-640x427.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/xaaf4-640x427.jpg","width":640,"height":427},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-sharcigii-doorashooyinka-ee-ay-ansixisay-xukuumadda-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Galmudug oo diiday Sharcigii doorashooyinka ee ay ansixisay Xukuumadda Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126565"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126565"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126565\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126567,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126565\/revisions\/126567"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126448"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126565"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126565"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126565"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}