{"id":126596,"date":"2019-05-04T09:33:29","date_gmt":"2019-05-04T07:33:29","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126596"},"modified":"2019-05-04T09:33:29","modified_gmt":"2019-05-04T07:33:29","slug":"somaliland-oo-xirtay-gudoomiyaha-gobolka-sool-ee-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xirtay-gudoomiyaha-gobolka-sool-ee-puntland\/","title":{"rendered":"Somaliland oo xirtay Gudoomiyaha gobolka Sool ee Puntland"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada amaanka ee maamulka Somaliland ayaa xabsiga dhigtay masuul ka tirsan maamulka Puntland, kaasi oo ku sugnaa magaalada Laascaano ee gobolka Sool.<\/p>\n<p>Guddoomiyihii Puntland ee gobolka Sool ayaa lagu qabtay magaalada Laascaano ee gobolka Sool, waxaana xabsiga la dhigay isaga iyo xubno kale oo ku sugnaa magaalada Laascaano.<\/p>\n<p>Abukar Cabdi Geelle oo xilligii Madaxweyne Cabdiwali Gaas soo noqday Gudoomiyaha gobolka Sool ee Puntland, ayaa ciidamada Somaliland ay xabsiga dhigeen, waxaana lagu eedeeyay arimo dhowr ah.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta gobolka Sool ee Somaliland ayaa ku eedeeyay Abuukar in uu magaalada Laascaanood ka waday ol\u2019ole ka dhan ah Somaliland oo lagu taageerayo xukuumadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Maamulka gobolka Sool ee Somaliland waxa ay sheegeen in dhawaan Maxkamad lasoo taagi doono Abuukar, islamarkaana ay soo bandhigi doonaan Cadaymo ay ku hayaan oo ku aadan qalqalgalinta Amniga Magaalada.<\/p>\n<p>ABuukar ayaa sanadkii 2018 iska casilay xilka guddoomiyaha gobolka Sool, waxaana kadib uu ku laabtay magaalada Laascaano ee gobolka Sool.<\/p>\n<p>Ma jiro wax war ah oo kasoo dhanka maamulka Puntland, oo ku aadan masuulkaasi lagu xiray magaalada Laascaano.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada amaanka ee maamulka Somaliland ayaa xabsiga dhigtay masuul ka tirsan maamulka Puntland, kaasi oo ku sugnaa magaalada Laascaano ee gobolka Sool. Guddoomiyihii Puntland ee gobolka Sool ayaa lagu qabtay magaalada Laascaano ee gobolka Sool, waxaana xabsiga la dhigay isaga iyo xubno kale oo ku sugnaa magaalada Laascaano. Abukar Cabdi Geelle oo xilligii Madaxweyne Cabdiwali [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126597,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126596","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Somaliland oo xirtay Gudoomiyaha gobolka Sool ee Puntland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xirtay-gudoomiyaha-gobolka-sool-ee-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Somaliland oo xirtay Gudoomiyaha gobolka Sool ee Puntland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada amaanka ee maamulka Somaliland ayaa xabsiga dhigtay masuul ka tirsan maamulka Puntland, kaasi oo ku sugnaa magaalada Laascaano ee gobolka Sool. Guddoomiyihii Puntland ee gobolka Sool ayaa lagu qabtay magaalada Laascaano ee gobolka Sool, waxaana xabsiga la dhigay isaga iyo xubno kale oo ku sugnaa magaalada Laascaano. Abukar Cabdi Geelle oo xilligii Madaxweyne Cabdiwali [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xirtay-gudoomiyaha-gobolka-sool-ee-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-04T07:33:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Gud-G-Sool.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1300\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"866\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xirtay-gudoomiyaha-gobolka-sool-ee-puntland\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xirtay-gudoomiyaha-gobolka-sool-ee-puntland\/\",\"name\":\"Somaliland oo xirtay Gudoomiyaha gobolka Sool ee Puntland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xirtay-gudoomiyaha-gobolka-sool-ee-puntland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xirtay-gudoomiyaha-gobolka-sool-ee-puntland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Gud-G-Sool.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-04T07:33:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xirtay-gudoomiyaha-gobolka-sool-ee-puntland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xirtay-gudoomiyaha-gobolka-sool-ee-puntland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xirtay-gudoomiyaha-gobolka-sool-ee-puntland\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Gud-G-Sool.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Gud-G-Sool.jpg\",\"width\":1300,\"height\":866},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xirtay-gudoomiyaha-gobolka-sool-ee-puntland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Somaliland oo xirtay Gudoomiyaha gobolka Sool ee Puntland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Somaliland oo xirtay Gudoomiyaha gobolka Sool ee Puntland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xirtay-gudoomiyaha-gobolka-sool-ee-puntland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Somaliland oo xirtay Gudoomiyaha gobolka Sool ee Puntland - Wardoon","og_description":"Ciidamada amaanka ee maamulka Somaliland ayaa xabsiga dhigtay masuul ka tirsan maamulka Puntland, kaasi oo ku sugnaa magaalada Laascaano ee gobolka Sool. Guddoomiyihii Puntland ee gobolka Sool ayaa lagu qabtay magaalada Laascaano ee gobolka Sool, waxaana xabsiga la dhigay isaga iyo xubno kale oo ku sugnaa magaalada Laascaano. Abukar Cabdi Geelle oo xilligii Madaxweyne Cabdiwali [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xirtay-gudoomiyaha-gobolka-sool-ee-puntland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-04T07:33:29+00:00","og_image":[{"width":1300,"height":866,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Gud-G-Sool.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xirtay-gudoomiyaha-gobolka-sool-ee-puntland\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xirtay-gudoomiyaha-gobolka-sool-ee-puntland\/","name":"Somaliland oo xirtay Gudoomiyaha gobolka Sool ee Puntland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xirtay-gudoomiyaha-gobolka-sool-ee-puntland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xirtay-gudoomiyaha-gobolka-sool-ee-puntland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Gud-G-Sool.jpg","datePublished":"2019-05-04T07:33:29+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xirtay-gudoomiyaha-gobolka-sool-ee-puntland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xirtay-gudoomiyaha-gobolka-sool-ee-puntland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xirtay-gudoomiyaha-gobolka-sool-ee-puntland\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Gud-G-Sool.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Gud-G-Sool.jpg","width":1300,"height":866},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-xirtay-gudoomiyaha-gobolka-sool-ee-puntland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Somaliland oo xirtay Gudoomiyaha gobolka Sool ee Puntland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126596"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126596"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126596\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126598,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126596\/revisions\/126598"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126597"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126596"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126596"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126596"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}