{"id":126608,"date":"2019-05-04T11:52:26","date_gmt":"2019-05-04T09:52:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126608"},"modified":"2019-05-04T11:52:26","modified_gmt":"2019-05-04T09:52:26","slug":"ragii-loo-haysto-dilkii-caaisho-ilyaas-oo-maxkamad-lakeenay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-loo-haysto-dilkii-caaisho-ilyaas-oo-maxkamad-lakeenay\/","title":{"rendered":"Ragii loo haysto dilkii Caa\u2019isho Ilyaas oo maxkamad lakeenay"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamadda darajada koowaad ee Gobolka Nugaal ayaa saaka waxaa la soo taagay illaa toban ruux oo lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen fal kufsi iyo dil ah oo loogu geystey magaalada Gaalkacyo Caa\u2019isha Ilyaas Aadan.<\/p>\n<p>Iyadoo markii ugu horeysay ay ahayd in Maxkamad la soo taago dad loo haysto dilka Caa\u2019isho ayaa Maxkamada Darajada Koowaad dib u dhigtey illaa toddobaad dhagaysiga dacwada.<\/p>\n<p>Dhowaan ayaa xeer ilaaliyaha guud ee Maamulka Puntland u sheegay in illaa toban ruux loo haysto dilka Caa\u2019isha balse saddex kamid ah raggaas ay si gaar ah baaritaanka ugu socoto.<\/p>\n<p>Waxaa soo dhoweeyay dhagaysiga dacwada dadweynaha Soomaaliyeed badankood oo aad u doonayay in ay arkaan in sharciga la horkeeno ragga ka dambeeyay dilka Caa\u2019isha.<\/p>\n<p>Sababta ka dambeeysay in dib loo dhigo Kiiskiina ayaa ah,kadib markii qareennada u doodayay Ragga lagu eedeeyay falkii isugu jiray kufsigii iyo dilkii ee loo geystay Marxuumad Caa\u2019isha ay dalbeen in la siiyo Waqti ku filan oo ay kusoo ogaadaan xogata dhabta ah.<\/p>\n<p>Magaalada Gaalkacyo dhinac Puntland ayaa waxaa fal arxan darra ahaa loogu geystay gabar yar oo kamid aheyd dadka deegaanka,taasi oo lagu magacaabay Allaha u naxariitee Caa\u2019isha Ilyaas Aadan oo aheyd 12-sano jir.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-126608 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-loo-haysto-dilkii-caaisho-ilyaas-oo-maxkamad-lakeenay\/59667074_1752124884890588_4577450993024761856_n-696x392\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/59667074_1752124884890588_4577450993024761856_n-696x392.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/59667074_1752124884890588_4577450993024761856_n-696x392.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/59667074_1752124884890588_4577450993024761856_n-696x392-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-loo-haysto-dilkii-caaisho-ilyaas-oo-maxkamad-lakeenay\/aasho-kiiskeeda-696x399\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"696\" height=\"399\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/aasho-kiiskeeda-696x399.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/aasho-kiiskeeda-696x399.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/aasho-kiiskeeda-696x399-300x172.png 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda darajada koowaad ee Gobolka Nugaal ayaa saaka waxaa la soo taagay illaa toban ruux oo lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen fal kufsi iyo dil ah oo loogu geystey magaalada Gaalkacyo Caa\u2019isha Ilyaas Aadan. Iyadoo markii ugu horeysay ay ahayd in Maxkamad la soo taago dad loo haysto dilka Caa\u2019isho ayaa Maxkamada Darajada Koowaad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126609,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126608","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ragii loo haysto dilkii Caa\u2019isho Ilyaas oo maxkamad lakeenay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-loo-haysto-dilkii-caaisho-ilyaas-oo-maxkamad-lakeenay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ragii loo haysto dilkii Caa\u2019isho Ilyaas oo maxkamad lakeenay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda darajada koowaad ee Gobolka Nugaal ayaa saaka waxaa la soo taagay illaa toban ruux oo lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen fal kufsi iyo dil ah oo loogu geystey magaalada Gaalkacyo Caa\u2019isha Ilyaas Aadan. Iyadoo markii ugu horeysay ay ahayd in Maxkamad la soo taago dad loo haysto dilka Caa\u2019isho ayaa Maxkamada Darajada Koowaad [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-loo-haysto-dilkii-caaisho-ilyaas-oo-maxkamad-lakeenay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-04T09:52:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/aasho-kiiskeeda-696x399.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"399\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-loo-haysto-dilkii-caaisho-ilyaas-oo-maxkamad-lakeenay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-loo-haysto-dilkii-caaisho-ilyaas-oo-maxkamad-lakeenay\/\",\"name\":\"Ragii loo haysto dilkii Caa\u2019isho Ilyaas oo maxkamad lakeenay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-loo-haysto-dilkii-caaisho-ilyaas-oo-maxkamad-lakeenay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-loo-haysto-dilkii-caaisho-ilyaas-oo-maxkamad-lakeenay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/aasho-kiiskeeda-696x399.png\",\"datePublished\":\"2019-05-04T09:52:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-loo-haysto-dilkii-caaisho-ilyaas-oo-maxkamad-lakeenay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-loo-haysto-dilkii-caaisho-ilyaas-oo-maxkamad-lakeenay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-loo-haysto-dilkii-caaisho-ilyaas-oo-maxkamad-lakeenay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/aasho-kiiskeeda-696x399.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/aasho-kiiskeeda-696x399.png\",\"width\":696,\"height\":399},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-loo-haysto-dilkii-caaisho-ilyaas-oo-maxkamad-lakeenay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ragii loo haysto dilkii Caa\u2019isho Ilyaas oo maxkamad lakeenay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ragii loo haysto dilkii Caa\u2019isho Ilyaas oo maxkamad lakeenay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-loo-haysto-dilkii-caaisho-ilyaas-oo-maxkamad-lakeenay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ragii loo haysto dilkii Caa\u2019isho Ilyaas oo maxkamad lakeenay - Wardoon","og_description":"Maxkamadda darajada koowaad ee Gobolka Nugaal ayaa saaka waxaa la soo taagay illaa toban ruux oo lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen fal kufsi iyo dil ah oo loogu geystey magaalada Gaalkacyo Caa\u2019isha Ilyaas Aadan. Iyadoo markii ugu horeysay ay ahayd in Maxkamad la soo taago dad loo haysto dilka Caa\u2019isho ayaa Maxkamada Darajada Koowaad [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-loo-haysto-dilkii-caaisho-ilyaas-oo-maxkamad-lakeenay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-04T09:52:26+00:00","og_image":[{"width":696,"height":399,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/aasho-kiiskeeda-696x399.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-loo-haysto-dilkii-caaisho-ilyaas-oo-maxkamad-lakeenay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-loo-haysto-dilkii-caaisho-ilyaas-oo-maxkamad-lakeenay\/","name":"Ragii loo haysto dilkii Caa\u2019isho Ilyaas oo maxkamad lakeenay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-loo-haysto-dilkii-caaisho-ilyaas-oo-maxkamad-lakeenay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-loo-haysto-dilkii-caaisho-ilyaas-oo-maxkamad-lakeenay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/aasho-kiiskeeda-696x399.png","datePublished":"2019-05-04T09:52:26+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-loo-haysto-dilkii-caaisho-ilyaas-oo-maxkamad-lakeenay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-loo-haysto-dilkii-caaisho-ilyaas-oo-maxkamad-lakeenay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-loo-haysto-dilkii-caaisho-ilyaas-oo-maxkamad-lakeenay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/aasho-kiiskeeda-696x399.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/aasho-kiiskeeda-696x399.png","width":696,"height":399},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-loo-haysto-dilkii-caaisho-ilyaas-oo-maxkamad-lakeenay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ragii loo haysto dilkii Caa\u2019isho Ilyaas oo maxkamad lakeenay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126608"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126608"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126608\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126611,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126608\/revisions\/126611"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126609"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126608"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126608"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126608"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}