{"id":126721,"date":"2019-05-05T18:30:52","date_gmt":"2019-05-05T16:30:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126721"},"modified":"2019-05-05T18:50:48","modified_gmt":"2019-05-05T16:50:48","slug":"hogaamiyaha-xisbiga-wadano-oo-jawaab-siiyey-wasiir-kaahin-video","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-xisbiga-wadano-oo-jawaab-siiyey-wasiir-kaahin-video\/","title":{"rendered":"Hogaamiyaha xisbiga Wadani oo Jawaab siiyey wasiir Kaahin +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Hogaamiyaha xisbiga Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Masuuliyiinta Xisbiga Wadani oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa Ka hadlay Arimo kala duwan.<\/p>\n<p>Waxay ka hadleen Xadhiga Gudoomiyihii Garabka Dhalinyaradda ee lagu xidhay magaalada Hargeisa, Iyadoona dhibaato kala duwan loo gaystay, Sida ay sheegeen.<\/p>\n<p>Masuuliyiinta Xisbiga Wadani ayaa ka hadlay Arimaha Doorashooyinka Somaliland ee Muranku ka taagan yahay ayay ka hadleen, waxayna sidoo kale xog cusub ka bixiyeen Kulamadii looga hadlay arintaasi.<\/p>\n<p>Hadalkii kasoo yeedhay Wasiirka Arimaha Gudaha ee Somaliland Maxamed Kaahin, oo Dhaliilo usoo jeediyey Gudoomiyaha Xisbiga Wadani, Waxayna sheegeen inuu Shalay markii uu Daahir Riyaalle joogay uu horay u yidhi Dhayngad [UL] ayaan kaaga soo saarayaa Madaxtooyadda.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/kZoHQPSxN8o\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hogaamiyaha xisbiga Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Masuuliyiinta Xisbiga Wadani oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa Ka hadlay Arimo kala duwan. Waxay ka hadleen Xadhiga Gudoomiyihii Garabka Dhalinyaradda ee lagu xidhay magaalada Hargeisa, Iyadoona dhibaato kala duwan loo gaystay, Sida ay sheegeen. Masuuliyiinta Xisbiga Wadani ayaa ka hadlay Arimaha Doorashooyinka Somaliland ee Muranku ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126722,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126721","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Hogaamiyaha xisbiga Wadani oo Jawaab siiyey wasiir Kaahin +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-xisbiga-wadano-oo-jawaab-siiyey-wasiir-kaahin-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Hogaamiyaha xisbiga Wadani oo Jawaab siiyey wasiir Kaahin +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hogaamiyaha xisbiga Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Masuuliyiinta Xisbiga Wadani oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa Ka hadlay Arimo kala duwan. Waxay ka hadleen Xadhiga Gudoomiyihii Garabka Dhalinyaradda ee lagu xidhay magaalada Hargeisa, Iyadoona dhibaato kala duwan loo gaystay, Sida ay sheegeen. Masuuliyiinta Xisbiga Wadani ayaa ka hadlay Arimaha Doorashooyinka Somaliland ee Muranku ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-xisbiga-wadano-oo-jawaab-siiyey-wasiir-kaahin-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-05T16:30:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-05-05T16:50:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-8.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1010\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"665\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-xisbiga-wadano-oo-jawaab-siiyey-wasiir-kaahin-video\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-xisbiga-wadano-oo-jawaab-siiyey-wasiir-kaahin-video\/\",\"name\":\"Hogaamiyaha xisbiga Wadani oo Jawaab siiyey wasiir Kaahin +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-xisbiga-wadano-oo-jawaab-siiyey-wasiir-kaahin-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-xisbiga-wadano-oo-jawaab-siiyey-wasiir-kaahin-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-8.png\",\"datePublished\":\"2019-05-05T16:30:52+00:00\",\"dateModified\":\"2019-05-05T16:50:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-xisbiga-wadano-oo-jawaab-siiyey-wasiir-kaahin-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-xisbiga-wadano-oo-jawaab-siiyey-wasiir-kaahin-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-xisbiga-wadano-oo-jawaab-siiyey-wasiir-kaahin-video\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-8.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-8.png\",\"width\":1010,\"height\":665},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-xisbiga-wadano-oo-jawaab-siiyey-wasiir-kaahin-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Hogaamiyaha xisbiga Wadani oo Jawaab siiyey wasiir Kaahin +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Hogaamiyaha xisbiga Wadani oo Jawaab siiyey wasiir Kaahin +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-xisbiga-wadano-oo-jawaab-siiyey-wasiir-kaahin-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Hogaamiyaha xisbiga Wadani oo Jawaab siiyey wasiir Kaahin +VIDEO - Wardoon","og_description":"Hogaamiyaha xisbiga Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Masuuliyiinta Xisbiga Wadani oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa Ka hadlay Arimo kala duwan. Waxay ka hadleen Xadhiga Gudoomiyihii Garabka Dhalinyaradda ee lagu xidhay magaalada Hargeisa, Iyadoona dhibaato kala duwan loo gaystay, Sida ay sheegeen. Masuuliyiinta Xisbiga Wadani ayaa ka hadlay Arimaha Doorashooyinka Somaliland ee Muranku ka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-xisbiga-wadano-oo-jawaab-siiyey-wasiir-kaahin-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-05T16:30:52+00:00","article_modified_time":"2019-05-05T16:50:48+00:00","og_image":[{"width":1010,"height":665,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-8.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-xisbiga-wadano-oo-jawaab-siiyey-wasiir-kaahin-video\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-xisbiga-wadano-oo-jawaab-siiyey-wasiir-kaahin-video\/","name":"Hogaamiyaha xisbiga Wadani oo Jawaab siiyey wasiir Kaahin +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-xisbiga-wadano-oo-jawaab-siiyey-wasiir-kaahin-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-xisbiga-wadano-oo-jawaab-siiyey-wasiir-kaahin-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-8.png","datePublished":"2019-05-05T16:30:52+00:00","dateModified":"2019-05-05T16:50:48+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-xisbiga-wadano-oo-jawaab-siiyey-wasiir-kaahin-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-xisbiga-wadano-oo-jawaab-siiyey-wasiir-kaahin-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-xisbiga-wadano-oo-jawaab-siiyey-wasiir-kaahin-video\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-8.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-8.png","width":1010,"height":665},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hogaamiyaha-xisbiga-wadano-oo-jawaab-siiyey-wasiir-kaahin-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Hogaamiyaha xisbiga Wadani oo Jawaab siiyey wasiir Kaahin +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126721"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126721"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126721\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126732,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126721\/revisions\/126732"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126722"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126721"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126721"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126721"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}