{"id":126838,"date":"2019-05-07T23:40:00","date_gmt":"2019-05-07T21:40:00","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126838"},"modified":"2019-05-07T23:40:00","modified_gmt":"2019-05-07T21:40:00","slug":"daawo-puntland-oo-diiday-guddi-ay-magacowday-xukuumada-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-diiday-guddi-ay-magacowday-xukuumada-somalia\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Puntland oo diiday guddi ay magacowday Xukuumada Somalia"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Puntland ayaa ka horyimid guddi ay dowladda federaalka Soomaaliya u magacowday inay soo kala saaraan shirkadaha u tartamaya fulinta adeegyada loo fidinayo dadka Soomaaliyeed doonaya inay soo Xajiyaan sanadkan.<\/p>\n<p>Wasiirka Cadaalada iyo arrimaha diinta Puntland Cawil Sheekh Xaamud oo shir jaraa\u2019id ku qabtay Garoowe waxaa uu sheegay dowladda federaalku ayan kala tashan Puntland magacaabista guddigaas, waxaa uu sheegay in Boqortooyada Sucuudigu ay sanadkan u qoondaysan Soomaaliya in ka badan 11 kun oo xujay ah<\/p>\n<p>\u201d Dhowr jeer oo hore qaylo dhaan waan sameynay, waxaan ka codsanay oo aan u gudbinay Federaalka, qoondaddii Puntland ay lahayd kow iyo tobanka kun iyo shanta boqol ee loogu tala-galay inay sannadkan ka xajiyaan Soomaaliya in qaybtii Puntland ay lahayd soo siiyaan, arrimahaa dadaal hore oo xoog badan ayaa socday in badan waan iska afgaranay,iyadoo xaaladda ay halkaas marayso oo aan dareemaynay inuu lugjiid badan jiray ayaa waxaa soo baxday wasaaradda Diinta iyo Awqaafta inay guddi magacowday, arrinta waan ka soo horjeednaa raallina kama nihin, arrin nagala tashaday ma ahayn\u201d. ayuu yidhi wasiir Cawil Sheekh Xamid.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in Puntland doonayso inay maamulato qoondadeeda, waxaana uu ugu baaqay wasiirka diinta iyo awqaafta ee Federaalka inuu ka soo baxo ballantii uu hore u qaaday.<\/p>\n<p>Khilaaf iyo muran ayaa sanadkii hore hareeyay diyaaradaha iyo cida maamulaysa adeegyada loo fidiyo xujayda Soomaaliyeed, waxaa kaloo dhibaato ka taagnayd lacagaha laga qaado xujayda oo aad u badan marka la barbardhigo wadamada aynu deriska nahay.<\/p>\n<p>Puntland ayaa Noqotay maamul ka mid ah Dawladda dhexe, hadana doonaysa inay Dhankeeda wax ka maamusho, waana Su\u2019aal waxay Dawladda dhexe ee Somalia Shaqadeedu tahay, hadii wax kasta ay Maamuladu ku haystaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/cQuEKW1EhlQ\" width=\"860\" height=\"730\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Puntland ayaa ka horyimid guddi ay dowladda federaalka Soomaaliya u magacowday inay soo kala saaraan shirkadaha u tartamaya fulinta adeegyada loo fidinayo dadka Soomaaliyeed doonaya inay soo Xajiyaan sanadkan. Wasiirka Cadaalada iyo arrimaha diinta Puntland Cawil Sheekh Xaamud oo shir jaraa\u2019id ku qabtay Garoowe waxaa uu sheegay dowladda federaalku ayan kala tashan Puntland magacaabista [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126839,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126838","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Puntland oo diiday guddi ay magacowday Xukuumada Somalia - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-diiday-guddi-ay-magacowday-xukuumada-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Puntland oo diiday guddi ay magacowday Xukuumada Somalia - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka Puntland ayaa ka horyimid guddi ay dowladda federaalka Soomaaliya u magacowday inay soo kala saaraan shirkadaha u tartamaya fulinta adeegyada loo fidinayo dadka Soomaaliyeed doonaya inay soo Xajiyaan sanadkan. Wasiirka Cadaalada iyo arrimaha diinta Puntland Cawil Sheekh Xaamud oo shir jaraa\u2019id ku qabtay Garoowe waxaa uu sheegay dowladda federaalku ayan kala tashan Puntland magacaabista [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-diiday-guddi-ay-magacowday-xukuumada-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-07T21:40:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1550933301300.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1825\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-diiday-guddi-ay-magacowday-xukuumada-somalia\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-diiday-guddi-ay-magacowday-xukuumada-somalia\/\",\"name\":\"DAAWO:- Puntland oo diiday guddi ay magacowday Xukuumada Somalia - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-diiday-guddi-ay-magacowday-xukuumada-somalia\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-diiday-guddi-ay-magacowday-xukuumada-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1550933301300.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-07T21:40:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-diiday-guddi-ay-magacowday-xukuumada-somalia\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-diiday-guddi-ay-magacowday-xukuumada-somalia\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-diiday-guddi-ay-magacowday-xukuumada-somalia\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1550933301300.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1550933301300.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1825},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-diiday-guddi-ay-magacowday-xukuumada-somalia\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Puntland oo diiday guddi ay magacowday Xukuumada Somalia\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Puntland oo diiday guddi ay magacowday Xukuumada Somalia - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-diiday-guddi-ay-magacowday-xukuumada-somalia\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Puntland oo diiday guddi ay magacowday Xukuumada Somalia - Wardoon","og_description":"Maamulka Puntland ayaa ka horyimid guddi ay dowladda federaalka Soomaaliya u magacowday inay soo kala saaraan shirkadaha u tartamaya fulinta adeegyada loo fidinayo dadka Soomaaliyeed doonaya inay soo Xajiyaan sanadkan. Wasiirka Cadaalada iyo arrimaha diinta Puntland Cawil Sheekh Xaamud oo shir jaraa\u2019id ku qabtay Garoowe waxaa uu sheegay dowladda federaalku ayan kala tashan Puntland magacaabista [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-diiday-guddi-ay-magacowday-xukuumada-somalia\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-07T21:40:00+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1825,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1550933301300.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-diiday-guddi-ay-magacowday-xukuumada-somalia\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-diiday-guddi-ay-magacowday-xukuumada-somalia\/","name":"DAAWO:- Puntland oo diiday guddi ay magacowday Xukuumada Somalia - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-diiday-guddi-ay-magacowday-xukuumada-somalia\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-diiday-guddi-ay-magacowday-xukuumada-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1550933301300.jpg","datePublished":"2019-05-07T21:40:00+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-diiday-guddi-ay-magacowday-xukuumada-somalia\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-diiday-guddi-ay-magacowday-xukuumada-somalia\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-diiday-guddi-ay-magacowday-xukuumada-somalia\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1550933301300.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1550933301300.jpg","width":2048,"height":1825},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-diiday-guddi-ay-magacowday-xukuumada-somalia\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Puntland oo diiday guddi ay magacowday Xukuumada Somalia"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126838"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126838"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126838\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126840,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126838\/revisions\/126840"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126839"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126838"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126838"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126838"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}