{"id":126904,"date":"2019-05-08T14:00:31","date_gmt":"2019-05-08T12:00:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126904"},"modified":"2019-05-08T14:00:31","modified_gmt":"2019-05-08T12:00:31","slug":"wiil-aabihiis-oo-dadka-dhici-jiray-oo-laqabtay-video","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-aabihiis-oo-dadka-dhici-jiray-oo-laqabtay-video\/","title":{"rendered":"Wiil &#038; Aabihiis oo dadka dhici jiray oo laqabtay+ VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Booliska dowladda Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen xaafadaha degmada Wadajir waxay ku soo qabteen labo qof oo ku eedeysan burcadnimo, kuwaasoo kala ahaa wiil iyo aabihiis.<\/p>\n<p>Raggan burcadnimada ku eedeysan ayaa lagu wareejiyay Maxkamadda Ciidamada qalabka sida si ay u xukunto ciqaabta ay mudan yihiina u mariso.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha degmada Wadajir Cabdiraxmaan Macalin Cali ayaa in wiilkan iyo aabihiis ay isku dayayeen iney lacago baad ah ka qaataan guri uu dhismo ka socday oo ku yaala degmadaas, iyagoo handadaad u geystay shaqaalihii dhismaha iyo milkiilaha gurigaas.<\/p>\n<p>\u201cMarkii aan dhageysanay cabashadan, waxa aan wargeliyay Taliyaha Saldhigga Booliiska Wadajir oo ugu dambeyn u suurta gashay inay gacanta kusoo dhigaan labo Xidigle Cumar Qaboobe iyo Wiilkiisa Qadar oo ah ragga burcadnimada iyo baada lagu soo eedeeyey\u201d ayuu yiri Gudoomiyaha Wadajir.<\/p>\n<p>Cabdi-baasid Maxamuud Cagey Taliyaha Saldhigga Booliiska Degmada Wadajir ayaa sheegay in Aabaha iyo wiilkiisa ay si xeeladeysan ku soo qabteen maadaama ay hubeysnaayeen.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F278869399721817%2F&amp;show_text=0&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-126904 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-aabihiis-oo-dadka-dhici-jiray-oo-laqabtay-video\/received_598756823869033-696x414\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"696\" height=\"414\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/received_598756823869033-696x414.jpeg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/received_598756823869033-696x414.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/received_598756823869033-696x414-300x178.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-aabihiis-oo-dadka-dhici-jiray-oo-laqabtay-video\/received_622606768164424-696x439-1\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"696\" height=\"439\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/received_622606768164424-696x439-1.jpeg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/received_622606768164424-696x439-1.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/received_622606768164424-696x439-1-300x189.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Booliska dowladda Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen xaafadaha degmada Wadajir waxay ku soo qabteen labo qof oo ku eedeysan burcadnimo, kuwaasoo kala ahaa wiil iyo aabihiis. Raggan burcadnimada ku eedeysan ayaa lagu wareejiyay Maxkamadda Ciidamada qalabka sida si ay u xukunto ciqaabta ay mudan yihiina u mariso. Guddoomiyaha degmada Wadajir Cabdiraxmaan Macalin Cali ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126906,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126904","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wiil &amp; Aabihiis oo dadka dhici jiray oo laqabtay+ VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-aabihiis-oo-dadka-dhici-jiray-oo-laqabtay-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wiil &amp; Aabihiis oo dadka dhici jiray oo laqabtay+ VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Booliska dowladda Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen xaafadaha degmada Wadajir waxay ku soo qabteen labo qof oo ku eedeysan burcadnimo, kuwaasoo kala ahaa wiil iyo aabihiis. Raggan burcadnimada ku eedeysan ayaa lagu wareejiyay Maxkamadda Ciidamada qalabka sida si ay u xukunto ciqaabta ay mudan yihiina u mariso. Guddoomiyaha degmada Wadajir Cabdiraxmaan Macalin Cali ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-aabihiis-oo-dadka-dhici-jiray-oo-laqabtay-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-08T12:00:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/received_622606768164424-696x439-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"439\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-aabihiis-oo-dadka-dhici-jiray-oo-laqabtay-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-aabihiis-oo-dadka-dhici-jiray-oo-laqabtay-video\/\",\"name\":\"Wiil & Aabihiis oo dadka dhici jiray oo laqabtay+ VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-aabihiis-oo-dadka-dhici-jiray-oo-laqabtay-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-aabihiis-oo-dadka-dhici-jiray-oo-laqabtay-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/received_622606768164424-696x439-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2019-05-08T12:00:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-aabihiis-oo-dadka-dhici-jiray-oo-laqabtay-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-aabihiis-oo-dadka-dhici-jiray-oo-laqabtay-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-aabihiis-oo-dadka-dhici-jiray-oo-laqabtay-video\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/received_622606768164424-696x439-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/received_622606768164424-696x439-1.jpeg\",\"width\":696,\"height\":439},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-aabihiis-oo-dadka-dhici-jiray-oo-laqabtay-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wiil &#038; Aabihiis oo dadka dhici jiray oo laqabtay+ VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wiil & Aabihiis oo dadka dhici jiray oo laqabtay+ VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-aabihiis-oo-dadka-dhici-jiray-oo-laqabtay-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wiil & Aabihiis oo dadka dhici jiray oo laqabtay+ VIDEO - Wardoon","og_description":"Booliska dowladda Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen xaafadaha degmada Wadajir waxay ku soo qabteen labo qof oo ku eedeysan burcadnimo, kuwaasoo kala ahaa wiil iyo aabihiis. Raggan burcadnimada ku eedeysan ayaa lagu wareejiyay Maxkamadda Ciidamada qalabka sida si ay u xukunto ciqaabta ay mudan yihiina u mariso. Guddoomiyaha degmada Wadajir Cabdiraxmaan Macalin Cali ayaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-aabihiis-oo-dadka-dhici-jiray-oo-laqabtay-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-08T12:00:31+00:00","og_image":[{"width":696,"height":439,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/received_622606768164424-696x439-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-aabihiis-oo-dadka-dhici-jiray-oo-laqabtay-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-aabihiis-oo-dadka-dhici-jiray-oo-laqabtay-video\/","name":"Wiil & Aabihiis oo dadka dhici jiray oo laqabtay+ VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-aabihiis-oo-dadka-dhici-jiray-oo-laqabtay-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-aabihiis-oo-dadka-dhici-jiray-oo-laqabtay-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/received_622606768164424-696x439-1.jpeg","datePublished":"2019-05-08T12:00:31+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-aabihiis-oo-dadka-dhici-jiray-oo-laqabtay-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-aabihiis-oo-dadka-dhici-jiray-oo-laqabtay-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-aabihiis-oo-dadka-dhici-jiray-oo-laqabtay-video\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/received_622606768164424-696x439-1.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/received_622606768164424-696x439-1.jpeg","width":696,"height":439},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-aabihiis-oo-dadka-dhici-jiray-oo-laqabtay-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wiil &#038; Aabihiis oo dadka dhici jiray oo laqabtay+ VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126904"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126904"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126904\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126907,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126904\/revisions\/126907"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126906"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126904"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126904"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126904"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}