{"id":126932,"date":"2019-05-09T07:50:10","date_gmt":"2019-05-09T05:50:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126932"},"modified":"2019-05-09T07:50:10","modified_gmt":"2019-05-09T05:50:10","slug":"ninki-khadiijo-maxamed-diiriye-uga-tanaasulay-tartanka-xildhibaanimo-oo-lagu-dilay-meel-ku-dhow-madaxtooyada-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninki-khadiijo-maxamed-diiriye-uga-tanaasulay-tartanka-xildhibaanimo-oo-lagu-dilay-meel-ku-dhow-madaxtooyada-somalia\/","title":{"rendered":"Ninki Khadiijo Maxamed Diiriye uga tanaasulay tartanka xildhibaanimo oo lagu dilay meel ku dhow Madaxtooyada Somalia"},"content":{"rendered":"<p>Nin hubeysan ayaa la sheegay inuu xalay ku dilay Magaalada Muqdisho marxuum Cabdullaahi Max\u2019uud Xeyle oo ka tirsanaa musharaxiintii u tartamay xildhibaanada Baarlamanka Somalia labo sano ka hor.<\/p>\n<p>Dilkan ayaa ka dhacay suuq-yaraha Baar Bulsho oo ku dhow taalada Sayidka ee magaalada Muqdisho halkaasoo aan ka fogeyn madaxtooyada Somalia, sidoo kalena kaabiga ku haya baro kontrol oo ay joogaan ciidamada amniga.<\/p>\n<p>Wasiirka dhalinyarada iyo Isboortiga ee Xukuumada Somalia Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa ku sheegtay barteeda facebook in marxuumku ku noolaa gurigeeda, kooxihii dilayna lagu raad joogo.<\/p>\n<p>\u201cInnaa Lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Marxuum Cabdulaahi Maxamuud Xeyle wuxuu ahaa murashixii ka tanaasulay inuu igula tartamo kursiga xildhibaanimo ee aan ku fadhiyo, muddadii dambe oo dhan wuxuu igula noolaa gurigeyga, marxuumka afurkii ka dib caawa ayaa gacan ka xaq-daran ku dishay Suuq-yaraha baar bulsho (Taaladda Sayid Maxamed Cabdulle Xasan hoostiisa) waxaana gacan ku dhiig-laha arxanka daran ku raad-jooga ciidanka Booliiska\u201d ayey tiri Khadiijo Maxamed Diiriye.<\/p>\n<p>Qoraalkeeda kuma faahfaahinin wasiirada cida ka dambeysay dilka marxuumka iney ahaayeen Al-shabaab iyo in kale, hase ahaatee dilkan ayaa noqonaya kii labaad ee ka dhaca magaalada Muqdisho, shalay ayeyna ahayd markii askari ka tirsan ciidamada dowlada uu Muqdisho ku dilay darawal mooto bajaaj qof kalena ku bdhaawacay inkastoo la qabtay xabsigana la dhigay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nin hubeysan ayaa la sheegay inuu xalay ku dilay Magaalada Muqdisho marxuum Cabdullaahi Max\u2019uud Xeyle oo ka tirsanaa musharaxiintii u tartamay xildhibaanada Baarlamanka Somalia labo sano ka hor. Dilkan ayaa ka dhacay suuq-yaraha Baar Bulsho oo ku dhow taalada Sayidka ee magaalada Muqdisho halkaasoo aan ka fogeyn madaxtooyada Somalia, sidoo kalena kaabiga ku haya baro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126933,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126932","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ninki Khadiijo Maxamed Diiriye uga tanaasulay tartanka xildhibaanimo oo lagu dilay meel ku dhow Madaxtooyada Somalia - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninki-khadiijo-maxamed-diiriye-uga-tanaasulay-tartanka-xildhibaanimo-oo-lagu-dilay-meel-ku-dhow-madaxtooyada-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ninki Khadiijo Maxamed Diiriye uga tanaasulay tartanka xildhibaanimo oo lagu dilay meel ku dhow Madaxtooyada Somalia - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Nin hubeysan ayaa la sheegay inuu xalay ku dilay Magaalada Muqdisho marxuum Cabdullaahi Max\u2019uud Xeyle oo ka tirsanaa musharaxiintii u tartamay xildhibaanada Baarlamanka Somalia labo sano ka hor. Dilkan ayaa ka dhacay suuq-yaraha Baar Bulsho oo ku dhow taalada Sayidka ee magaalada Muqdisho halkaasoo aan ka fogeyn madaxtooyada Somalia, sidoo kalena kaabiga ku haya baro [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninki-khadiijo-maxamed-diiriye-uga-tanaasulay-tartanka-xildhibaanimo-oo-lagu-dilay-meel-ku-dhow-madaxtooyada-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-09T05:50:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/toogasho-e1519889104814-2-640x388.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"388\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninki-khadiijo-maxamed-diiriye-uga-tanaasulay-tartanka-xildhibaanimo-oo-lagu-dilay-meel-ku-dhow-madaxtooyada-somalia\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninki-khadiijo-maxamed-diiriye-uga-tanaasulay-tartanka-xildhibaanimo-oo-lagu-dilay-meel-ku-dhow-madaxtooyada-somalia\/\",\"name\":\"Ninki Khadiijo Maxamed Diiriye uga tanaasulay tartanka xildhibaanimo oo lagu dilay meel ku dhow Madaxtooyada Somalia - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninki-khadiijo-maxamed-diiriye-uga-tanaasulay-tartanka-xildhibaanimo-oo-lagu-dilay-meel-ku-dhow-madaxtooyada-somalia\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninki-khadiijo-maxamed-diiriye-uga-tanaasulay-tartanka-xildhibaanimo-oo-lagu-dilay-meel-ku-dhow-madaxtooyada-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/toogasho-e1519889104814-2-640x388.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-09T05:50:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninki-khadiijo-maxamed-diiriye-uga-tanaasulay-tartanka-xildhibaanimo-oo-lagu-dilay-meel-ku-dhow-madaxtooyada-somalia\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninki-khadiijo-maxamed-diiriye-uga-tanaasulay-tartanka-xildhibaanimo-oo-lagu-dilay-meel-ku-dhow-madaxtooyada-somalia\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninki-khadiijo-maxamed-diiriye-uga-tanaasulay-tartanka-xildhibaanimo-oo-lagu-dilay-meel-ku-dhow-madaxtooyada-somalia\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/toogasho-e1519889104814-2-640x388.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/toogasho-e1519889104814-2-640x388.jpg\",\"width\":640,\"height\":388},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninki-khadiijo-maxamed-diiriye-uga-tanaasulay-tartanka-xildhibaanimo-oo-lagu-dilay-meel-ku-dhow-madaxtooyada-somalia\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ninki Khadiijo Maxamed Diiriye uga tanaasulay tartanka xildhibaanimo oo lagu dilay meel ku dhow Madaxtooyada Somalia\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ninki Khadiijo Maxamed Diiriye uga tanaasulay tartanka xildhibaanimo oo lagu dilay meel ku dhow Madaxtooyada Somalia - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninki-khadiijo-maxamed-diiriye-uga-tanaasulay-tartanka-xildhibaanimo-oo-lagu-dilay-meel-ku-dhow-madaxtooyada-somalia\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ninki Khadiijo Maxamed Diiriye uga tanaasulay tartanka xildhibaanimo oo lagu dilay meel ku dhow Madaxtooyada Somalia - Wardoon","og_description":"Nin hubeysan ayaa la sheegay inuu xalay ku dilay Magaalada Muqdisho marxuum Cabdullaahi Max\u2019uud Xeyle oo ka tirsanaa musharaxiintii u tartamay xildhibaanada Baarlamanka Somalia labo sano ka hor. Dilkan ayaa ka dhacay suuq-yaraha Baar Bulsho oo ku dhow taalada Sayidka ee magaalada Muqdisho halkaasoo aan ka fogeyn madaxtooyada Somalia, sidoo kalena kaabiga ku haya baro [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninki-khadiijo-maxamed-diiriye-uga-tanaasulay-tartanka-xildhibaanimo-oo-lagu-dilay-meel-ku-dhow-madaxtooyada-somalia\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-09T05:50:10+00:00","og_image":[{"width":640,"height":388,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/toogasho-e1519889104814-2-640x388.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninki-khadiijo-maxamed-diiriye-uga-tanaasulay-tartanka-xildhibaanimo-oo-lagu-dilay-meel-ku-dhow-madaxtooyada-somalia\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninki-khadiijo-maxamed-diiriye-uga-tanaasulay-tartanka-xildhibaanimo-oo-lagu-dilay-meel-ku-dhow-madaxtooyada-somalia\/","name":"Ninki Khadiijo Maxamed Diiriye uga tanaasulay tartanka xildhibaanimo oo lagu dilay meel ku dhow Madaxtooyada Somalia - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninki-khadiijo-maxamed-diiriye-uga-tanaasulay-tartanka-xildhibaanimo-oo-lagu-dilay-meel-ku-dhow-madaxtooyada-somalia\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninki-khadiijo-maxamed-diiriye-uga-tanaasulay-tartanka-xildhibaanimo-oo-lagu-dilay-meel-ku-dhow-madaxtooyada-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/toogasho-e1519889104814-2-640x388.jpg","datePublished":"2019-05-09T05:50:10+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninki-khadiijo-maxamed-diiriye-uga-tanaasulay-tartanka-xildhibaanimo-oo-lagu-dilay-meel-ku-dhow-madaxtooyada-somalia\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ninki-khadiijo-maxamed-diiriye-uga-tanaasulay-tartanka-xildhibaanimo-oo-lagu-dilay-meel-ku-dhow-madaxtooyada-somalia\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninki-khadiijo-maxamed-diiriye-uga-tanaasulay-tartanka-xildhibaanimo-oo-lagu-dilay-meel-ku-dhow-madaxtooyada-somalia\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/toogasho-e1519889104814-2-640x388.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/toogasho-e1519889104814-2-640x388.jpg","width":640,"height":388},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninki-khadiijo-maxamed-diiriye-uga-tanaasulay-tartanka-xildhibaanimo-oo-lagu-dilay-meel-ku-dhow-madaxtooyada-somalia\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ninki Khadiijo Maxamed Diiriye uga tanaasulay tartanka xildhibaanimo oo lagu dilay meel ku dhow Madaxtooyada Somalia"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126932"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126932"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126932\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126934,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126932\/revisions\/126934"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126933"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126932"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126932"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126932"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}