{"id":127087,"date":"2019-05-11T22:39:58","date_gmt":"2019-05-11T20:39:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127087"},"modified":"2019-05-11T22:39:58","modified_gmt":"2019-05-11T20:39:58","slug":"kolonel-yuusuf-cabdi-cali-tuke-oo-la-soo-taagayo-maxkamadvideo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kolonel-yuusuf-cabdi-cali-tuke-oo-la-soo-taagayo-maxkamadvideo\/","title":{"rendered":"Kolonel Yuusuf Cabdi Cali \u201cTuke\u201d oo la soo taagayo Maxkamad+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamadda heerka Degmo ee Gobalka Virginia ee dalka Maraykanka waxaa bishan May 13-da la soo taagi doonaan Kolonel Yuusuf Cabdi Cali \u201cTuke\u201d, kaasi oo loo haysto inuu Tacadiyo ka dhan ah Aadanaha geystay xilligii uu Taliyaha ka ahaa Ciiddankii ka hawlgeli jirey Gobalka W\/Galbeed ee Somalia.<\/p>\n<p>Dhibane lagu magacaabo Farxaan Warfaa, ayaa la sheegay inuu dacwad ku soo oogayo Kolonel Yuusuf Tuke, oo uu ku eedeeyey inuu dambeeyey Jir-dil, Xabsi iyo dhawaac loo geystay muddadii uu Taliyaha ka ahaa Dowladii Kacaanka.<\/p>\n<p>Garsoore Leonie Brinkema ayaa loo doortay inay dhegeysato Dacwadaasi oo la filayo in muddo 4 maalmood la soo bandhigo caddaymaha Dhibanayaasha iyo Is-difaaca Eedeysanaha.<\/p>\n<p>Go\u2019aanka Maxkamadda ayaa la filayaa in lagu dhawaaqo kadib bishan May 17-da.<\/p>\n<p>Dhibane Farxaan Warfaa ayaa ku dacwoonaya in ciiddanka uu Taliyaha ka ahaa colonel Yuusuf Tuke isaga qafaasheen bishii March ee sannadkii 1988-kii, kadib, markii isaga lagu eedeeyey inuu Ciiddanku ka xaday Booyad nooca Biyaha.<\/p>\n<p>Dhibanaha waxa uu ku dooday in la jir-dilay, isla markaana 5 xabbadood lagu dhuftay, loogana tegay sidii qof geeriyooday oo kale.<\/p>\n<p>Dacwadda maalinta Isniinta ka bilaaban doonta Maxkmaad ku taalla Gobalka Virginia ayaa noqon doonta tii 3-aad ee la soo taago Mas\u2019uuliyiin ka tirsanaa Ciiddankii Dowladdii Kacaanka, waxaana horey Maxkamad ku taalla Maraykanka la soo taagay Marxum Jeneral Maxamed Cali Samantar, oo xilalka Madaxweyne-ku-xigeen, Ra\u2019isul-wasaare iyo Wasiirkii Difaaca ka soo noqday Dowladdii Kacaanka.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa isagana la soo taagay Kolonel Cabdi Aadan Magan oo Madax ka ahaa Waaxdii Baaritaanka ee Hay\u2019addii Nabad-sugidda Soomaalida ee NSS-ta sannadihii 1988-dii ilaa 1990-kii.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/PFmnWe6bHfs\" width=\"860\" height=\"760\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/r2VkE4t8LDY\" width=\"860\" height=\"760\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda heerka Degmo ee Gobalka Virginia ee dalka Maraykanka waxaa bishan May 13-da la soo taagi doonaan Kolonel Yuusuf Cabdi Cali \u201cTuke\u201d, kaasi oo loo haysto inuu Tacadiyo ka dhan ah Aadanaha geystay xilligii uu Taliyaha ka ahaa Ciiddankii ka hawlgeli jirey Gobalka W\/Galbeed ee Somalia. Dhibane lagu magacaabo Farxaan Warfaa, ayaa la sheegay inuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127088,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127087","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kolonel Yuusuf Cabdi Cali \u201cTuke\u201d oo la soo taagayo Maxkamad+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kolonel-yuusuf-cabdi-cali-tuke-oo-la-soo-taagayo-maxkamadvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kolonel Yuusuf Cabdi Cali \u201cTuke\u201d oo la soo taagayo Maxkamad+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda heerka Degmo ee Gobalka Virginia ee dalka Maraykanka waxaa bishan May 13-da la soo taagi doonaan Kolonel Yuusuf Cabdi Cali \u201cTuke\u201d, kaasi oo loo haysto inuu Tacadiyo ka dhan ah Aadanaha geystay xilligii uu Taliyaha ka ahaa Ciiddankii ka hawlgeli jirey Gobalka W\/Galbeed ee Somalia. Dhibane lagu magacaabo Farxaan Warfaa, ayaa la sheegay inuu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kolonel-yuusuf-cabdi-cali-tuke-oo-la-soo-taagayo-maxkamadvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-11T20:39:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/maxresdefault.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kolonel-yuusuf-cabdi-cali-tuke-oo-la-soo-taagayo-maxkamadvideo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kolonel-yuusuf-cabdi-cali-tuke-oo-la-soo-taagayo-maxkamadvideo\/\",\"name\":\"Kolonel Yuusuf Cabdi Cali \u201cTuke\u201d oo la soo taagayo Maxkamad+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kolonel-yuusuf-cabdi-cali-tuke-oo-la-soo-taagayo-maxkamadvideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kolonel-yuusuf-cabdi-cali-tuke-oo-la-soo-taagayo-maxkamadvideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/maxresdefault.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-11T20:39:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kolonel-yuusuf-cabdi-cali-tuke-oo-la-soo-taagayo-maxkamadvideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kolonel-yuusuf-cabdi-cali-tuke-oo-la-soo-taagayo-maxkamadvideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kolonel-yuusuf-cabdi-cali-tuke-oo-la-soo-taagayo-maxkamadvideo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/maxresdefault.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/maxresdefault.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kolonel-yuusuf-cabdi-cali-tuke-oo-la-soo-taagayo-maxkamadvideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kolonel Yuusuf Cabdi Cali \u201cTuke\u201d oo la soo taagayo Maxkamad+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kolonel Yuusuf Cabdi Cali \u201cTuke\u201d oo la soo taagayo Maxkamad+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kolonel-yuusuf-cabdi-cali-tuke-oo-la-soo-taagayo-maxkamadvideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kolonel Yuusuf Cabdi Cali \u201cTuke\u201d oo la soo taagayo Maxkamad+VIDEO - Wardoon","og_description":"Maxkamadda heerka Degmo ee Gobalka Virginia ee dalka Maraykanka waxaa bishan May 13-da la soo taagi doonaan Kolonel Yuusuf Cabdi Cali \u201cTuke\u201d, kaasi oo loo haysto inuu Tacadiyo ka dhan ah Aadanaha geystay xilligii uu Taliyaha ka ahaa Ciiddankii ka hawlgeli jirey Gobalka W\/Galbeed ee Somalia. Dhibane lagu magacaabo Farxaan Warfaa, ayaa la sheegay inuu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kolonel-yuusuf-cabdi-cali-tuke-oo-la-soo-taagayo-maxkamadvideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-11T20:39:58+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/maxresdefault.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kolonel-yuusuf-cabdi-cali-tuke-oo-la-soo-taagayo-maxkamadvideo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kolonel-yuusuf-cabdi-cali-tuke-oo-la-soo-taagayo-maxkamadvideo\/","name":"Kolonel Yuusuf Cabdi Cali \u201cTuke\u201d oo la soo taagayo Maxkamad+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kolonel-yuusuf-cabdi-cali-tuke-oo-la-soo-taagayo-maxkamadvideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kolonel-yuusuf-cabdi-cali-tuke-oo-la-soo-taagayo-maxkamadvideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/maxresdefault.jpg","datePublished":"2019-05-11T20:39:58+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kolonel-yuusuf-cabdi-cali-tuke-oo-la-soo-taagayo-maxkamadvideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/kolonel-yuusuf-cabdi-cali-tuke-oo-la-soo-taagayo-maxkamadvideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kolonel-yuusuf-cabdi-cali-tuke-oo-la-soo-taagayo-maxkamadvideo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/maxresdefault.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/maxresdefault.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kolonel-yuusuf-cabdi-cali-tuke-oo-la-soo-taagayo-maxkamadvideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kolonel Yuusuf Cabdi Cali \u201cTuke\u201d oo la soo taagayo Maxkamad+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127087"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127087"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127087\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127089,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127087\/revisions\/127089"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127088"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127087"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127087"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127087"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}