{"id":127141,"date":"2019-05-12T21:36:32","date_gmt":"2019-05-12T19:36:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127141"},"modified":"2019-05-12T21:36:32","modified_gmt":"2019-05-12T19:36:32","slug":"puntland-koonfur-galbeed-iyo-hirshabele-oo-samaystay-isbahaysi-cusubsawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-koonfur-galbeed-iyo-hirshabele-oo-samaystay-isbahaysi-cusubsawiro\/","title":{"rendered":"Puntland, Koonfur Galbeed Iyo Hirshabele oo Samaystay isbahaysi cusub+SAWIRO"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa furay shirka Iskaashiga, xiriirka iyo wax wada-qabsiga dowladdaha xubnaha ka ah dowlada Federaalka Soomaaliya ee kala ah Puntland, Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle, maadaama Puntland hore xiriir iskaashi ula lahayd Jubbaland iyo Galmudug.<\/p>\n<p>Shirkaan oo ka furmay Garoowe waxaa Madaxweynaha ku wehelinaayey Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Madaxweynayaasha Maamulada Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare, Koonfur Galbeed Cabdicasiis Maxamed Xasan Laftagareen iyo Wasiirada sadexda garab ee shirku u furmay.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo shirka furay ayaa ku dheeraaday muhiimadda shirkan iskaashiga ah<\/p>\n<p>\u201cRuntii waxaa sharaf wayn noo ah inaan halkaan ku qabsano shirkan sadex geesoodka ah oo runtii qayb ka ah geeddi socodka dib u dhiska Soomaaliya iyo sidii Soomaaliya u noqon lahayd dowlad Federaal ah oo awood leh, waxaan ku faraxsanahay saaxiibaday Madaxweyne Cabdicasiis iyo Madaxweyne Waare oo runtii ka mid ahaa wafuuddii badnayd ee halkan kulahaa shirka wada-tashiga ah\u201d. Ayuu yiri Madaxweynaha Dowaladda Puntland.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni ayaa sidoo kale bogaadiyey iskaashiga iyo xiriirka cusub ee dhexmaraya Puntland, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa si gaar ah sharaf weyn noogu ah Puntland inay maanta labadan maamul ay wadayeeshaan iskaashi iyo xiriir, iyadoo hadda ka hor dowladdaha Galmudug iyo Jubbaland u dhexmareen heshiisyo iyo shirar noocaan oo kale ah oo ay iskaashi iyo wax wadaqabsi uga wada hadlayeen\u201d. Ayuu yiri Madaxweynaha Puntland<\/p>\n<p>Ugu dambayn, Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in shirarka noocaan oo kale ah ay sii socon doonaan si ay qayb uga noqdaan horumarka dalka ee dhinacyada ganacsiga iyo wadashaqaynta dowladdaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-127141 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-koonfur-galbeed-iyo-hirshabele-oo-samaystay-isbahaysi-cusubsawiro\/fb_img_1557688382839-1\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"552\" height=\"414\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1557688382839-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1557688382839-1.jpg 552w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1557688382839-1-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 552px) 100vw, 552px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-koonfur-galbeed-iyo-hirshabele-oo-samaystay-isbahaysi-cusubsawiro\/fb_img_1557688386476\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"552\" height=\"414\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1557688386476.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1557688386476.jpg 552w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1557688386476-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 552px) 100vw, 552px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-koonfur-galbeed-iyo-hirshabele-oo-samaystay-isbahaysi-cusubsawiro\/fb_img_1557688389312\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"552\" height=\"414\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1557688389312.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1557688389312.jpg 552w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1557688389312-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 552px) 100vw, 552px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-koonfur-galbeed-iyo-hirshabele-oo-samaystay-isbahaysi-cusubsawiro\/isbahaysi\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"720\" height=\"540\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/isbahaysi.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/isbahaysi.jpg 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/isbahaysi-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa furay shirka Iskaashiga, xiriirka iyo wax wada-qabsiga dowladdaha xubnaha ka ah dowlada Federaalka Soomaaliya ee kala ah Puntland, Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle, maadaama Puntland hore xiriir iskaashi ula lahayd Jubbaland iyo Galmudug. Shirkaan oo ka furmay Garoowe waxaa Madaxweynaha ku wehelinaayey Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127145,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127141","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Puntland, Koonfur Galbeed Iyo Hirshabele oo Samaystay isbahaysi cusub+SAWIRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-koonfur-galbeed-iyo-hirshabele-oo-samaystay-isbahaysi-cusubsawiro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Puntland, Koonfur Galbeed Iyo Hirshabele oo Samaystay isbahaysi cusub+SAWIRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa furay shirka Iskaashiga, xiriirka iyo wax wada-qabsiga dowladdaha xubnaha ka ah dowlada Federaalka Soomaaliya ee kala ah Puntland, Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle, maadaama Puntland hore xiriir iskaashi ula lahayd Jubbaland iyo Galmudug. Shirkaan oo ka furmay Garoowe waxaa Madaxweynaha ku wehelinaayey Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-koonfur-galbeed-iyo-hirshabele-oo-samaystay-isbahaysi-cusubsawiro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-12T19:36:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/isbahaysi.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-koonfur-galbeed-iyo-hirshabele-oo-samaystay-isbahaysi-cusubsawiro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-koonfur-galbeed-iyo-hirshabele-oo-samaystay-isbahaysi-cusubsawiro\/\",\"name\":\"Puntland, Koonfur Galbeed Iyo Hirshabele oo Samaystay isbahaysi cusub+SAWIRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-koonfur-galbeed-iyo-hirshabele-oo-samaystay-isbahaysi-cusubsawiro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-koonfur-galbeed-iyo-hirshabele-oo-samaystay-isbahaysi-cusubsawiro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/isbahaysi.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-12T19:36:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-koonfur-galbeed-iyo-hirshabele-oo-samaystay-isbahaysi-cusubsawiro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-koonfur-galbeed-iyo-hirshabele-oo-samaystay-isbahaysi-cusubsawiro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-koonfur-galbeed-iyo-hirshabele-oo-samaystay-isbahaysi-cusubsawiro\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/isbahaysi.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/isbahaysi.jpg\",\"width\":720,\"height\":540},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-koonfur-galbeed-iyo-hirshabele-oo-samaystay-isbahaysi-cusubsawiro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Puntland, Koonfur Galbeed Iyo Hirshabele oo Samaystay isbahaysi cusub+SAWIRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Puntland, Koonfur Galbeed Iyo Hirshabele oo Samaystay isbahaysi cusub+SAWIRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-koonfur-galbeed-iyo-hirshabele-oo-samaystay-isbahaysi-cusubsawiro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Puntland, Koonfur Galbeed Iyo Hirshabele oo Samaystay isbahaysi cusub+SAWIRO - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa furay shirka Iskaashiga, xiriirka iyo wax wada-qabsiga dowladdaha xubnaha ka ah dowlada Federaalka Soomaaliya ee kala ah Puntland, Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle, maadaama Puntland hore xiriir iskaashi ula lahayd Jubbaland iyo Galmudug. Shirkaan oo ka furmay Garoowe waxaa Madaxweynaha ku wehelinaayey Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-koonfur-galbeed-iyo-hirshabele-oo-samaystay-isbahaysi-cusubsawiro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-12T19:36:32+00:00","og_image":[{"width":720,"height":540,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/isbahaysi.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-koonfur-galbeed-iyo-hirshabele-oo-samaystay-isbahaysi-cusubsawiro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-koonfur-galbeed-iyo-hirshabele-oo-samaystay-isbahaysi-cusubsawiro\/","name":"Puntland, Koonfur Galbeed Iyo Hirshabele oo Samaystay isbahaysi cusub+SAWIRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-koonfur-galbeed-iyo-hirshabele-oo-samaystay-isbahaysi-cusubsawiro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-koonfur-galbeed-iyo-hirshabele-oo-samaystay-isbahaysi-cusubsawiro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/isbahaysi.jpg","datePublished":"2019-05-12T19:36:32+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-koonfur-galbeed-iyo-hirshabele-oo-samaystay-isbahaysi-cusubsawiro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-koonfur-galbeed-iyo-hirshabele-oo-samaystay-isbahaysi-cusubsawiro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-koonfur-galbeed-iyo-hirshabele-oo-samaystay-isbahaysi-cusubsawiro\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/isbahaysi.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/isbahaysi.jpg","width":720,"height":540},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-koonfur-galbeed-iyo-hirshabele-oo-samaystay-isbahaysi-cusubsawiro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Puntland, Koonfur Galbeed Iyo Hirshabele oo Samaystay isbahaysi cusub+SAWIRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127141"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127141"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127141\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127146,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127141\/revisions\/127146"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127145"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127141"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127141"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127141"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}