{"id":127175,"date":"2019-05-13T16:45:48","date_gmt":"2019-05-13T14:45:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127175"},"modified":"2019-05-13T16:45:48","modified_gmt":"2019-05-13T14:45:48","slug":"daawo-dood-kulul-oo-kadhalatay-xisaab-xirka-miisaaniyada-sanadkii-2017-oo-maanta-baarlamaanka-la-horgeeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-kadhalatay-xisaab-xirka-miisaaniyada-sanadkii-2017-oo-maanta-baarlamaanka-la-horgeeyay\/","title":{"rendered":"DAAWO Dood kulul oo kadhalatay Xisaab xirka miisaaniyada sanadkii 2017 oo maanta  Baarlamaanka la horgeeyay"},"content":{"rendered":"<p>Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laga hor akhriyay Miisaaniyadda Sanadkii 2017, iyadoo Xildhibaanada ay su\u2019aalo weydiiyeen Wasiiru dowlaha Maaliyadda.<\/p>\n<p>Xildhibaanada oo dood kulul ka yeeshay xisaab xirka Miisaaniyadda sanadkii 2017 ayaa sheegay in uusan cadeeyn oo uu mugdi badan ku jiro.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah Xildhibaanada ayaa soo jeediyay in la dhaqan geliyo hannaanka ah in aan la fasaxin miisaaniyad iyo bajad cusub ilaa la hubiyo sida loogu dhaqmay miisaaniyaddii hore iyo xisaab-xirkeeda.<\/p>\n<p>Miisaaniyadda Sanadkii 2017 ee u horeysay dowladda Madaxweyne Farmaajo ayaa gaareysay lacag dhan 267 milyan oo dollar, waxaa la sheegayaa in la isticmaalay lacago aanay ku jirin Miisaaniyadda oo shaki badan keenaya habka loo maamulaya.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Golaha Shacabka ayaa sii wadi doona doodda la xiriirta xisaab-xirka miisaaniyadda sannadkii 2017 inta kalfadhigan lagu jiro.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/WT9ZhHxVmK0\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laga hor akhriyay Miisaaniyadda Sanadkii 2017, iyadoo Xildhibaanada ay su\u2019aalo weydiiyeen Wasiiru dowlaha Maaliyadda. Xildhibaanada oo dood kulul ka yeeshay xisaab xirka Miisaaniyadda sanadkii 2017 ayaa sheegay in uusan cadeeyn oo uu mugdi badan ku jiro. Qaar ka mid ah Xildhibaanada ayaa soo jeediyay in la dhaqan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127176,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127175","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Dood kulul oo kadhalatay Xisaab xirka miisaaniyada sanadkii 2017 oo maanta Baarlamaanka la horgeeyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-kadhalatay-xisaab-xirka-miisaaniyada-sanadkii-2017-oo-maanta-baarlamaanka-la-horgeeyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Dood kulul oo kadhalatay Xisaab xirka miisaaniyada sanadkii 2017 oo maanta Baarlamaanka la horgeeyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laga hor akhriyay Miisaaniyadda Sanadkii 2017, iyadoo Xildhibaanada ay su\u2019aalo weydiiyeen Wasiiru dowlaha Maaliyadda. Xildhibaanada oo dood kulul ka yeeshay xisaab xirka Miisaaniyadda sanadkii 2017 ayaa sheegay in uusan cadeeyn oo uu mugdi badan ku jiro. Qaar ka mid ah Xildhibaanada ayaa soo jeediyay in la dhaqan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-kadhalatay-xisaab-xirka-miisaaniyada-sanadkii-2017-oo-maanta-baarlamaanka-la-horgeeyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-13T14:45:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xildhibaanada-696x305.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"305\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-kadhalatay-xisaab-xirka-miisaaniyada-sanadkii-2017-oo-maanta-baarlamaanka-la-horgeeyay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-kadhalatay-xisaab-xirka-miisaaniyada-sanadkii-2017-oo-maanta-baarlamaanka-la-horgeeyay\/\",\"name\":\"DAAWO Dood kulul oo kadhalatay Xisaab xirka miisaaniyada sanadkii 2017 oo maanta Baarlamaanka la horgeeyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-kadhalatay-xisaab-xirka-miisaaniyada-sanadkii-2017-oo-maanta-baarlamaanka-la-horgeeyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-kadhalatay-xisaab-xirka-miisaaniyada-sanadkii-2017-oo-maanta-baarlamaanka-la-horgeeyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xildhibaanada-696x305.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-13T14:45:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-kadhalatay-xisaab-xirka-miisaaniyada-sanadkii-2017-oo-maanta-baarlamaanka-la-horgeeyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-kadhalatay-xisaab-xirka-miisaaniyada-sanadkii-2017-oo-maanta-baarlamaanka-la-horgeeyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-kadhalatay-xisaab-xirka-miisaaniyada-sanadkii-2017-oo-maanta-baarlamaanka-la-horgeeyay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xildhibaanada-696x305.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xildhibaanada-696x305.jpg\",\"width\":696,\"height\":305},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-kadhalatay-xisaab-xirka-miisaaniyada-sanadkii-2017-oo-maanta-baarlamaanka-la-horgeeyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Dood kulul oo kadhalatay Xisaab xirka miisaaniyada sanadkii 2017 oo maanta Baarlamaanka la horgeeyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Dood kulul oo kadhalatay Xisaab xirka miisaaniyada sanadkii 2017 oo maanta Baarlamaanka la horgeeyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-kadhalatay-xisaab-xirka-miisaaniyada-sanadkii-2017-oo-maanta-baarlamaanka-la-horgeeyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Dood kulul oo kadhalatay Xisaab xirka miisaaniyada sanadkii 2017 oo maanta Baarlamaanka la horgeeyay - Wardoon","og_description":"Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laga hor akhriyay Miisaaniyadda Sanadkii 2017, iyadoo Xildhibaanada ay su\u2019aalo weydiiyeen Wasiiru dowlaha Maaliyadda. Xildhibaanada oo dood kulul ka yeeshay xisaab xirka Miisaaniyadda sanadkii 2017 ayaa sheegay in uusan cadeeyn oo uu mugdi badan ku jiro. Qaar ka mid ah Xildhibaanada ayaa soo jeediyay in la dhaqan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-kadhalatay-xisaab-xirka-miisaaniyada-sanadkii-2017-oo-maanta-baarlamaanka-la-horgeeyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-13T14:45:48+00:00","og_image":[{"width":696,"height":305,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xildhibaanada-696x305.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-kadhalatay-xisaab-xirka-miisaaniyada-sanadkii-2017-oo-maanta-baarlamaanka-la-horgeeyay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-kadhalatay-xisaab-xirka-miisaaniyada-sanadkii-2017-oo-maanta-baarlamaanka-la-horgeeyay\/","name":"DAAWO Dood kulul oo kadhalatay Xisaab xirka miisaaniyada sanadkii 2017 oo maanta Baarlamaanka la horgeeyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-kadhalatay-xisaab-xirka-miisaaniyada-sanadkii-2017-oo-maanta-baarlamaanka-la-horgeeyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-kadhalatay-xisaab-xirka-miisaaniyada-sanadkii-2017-oo-maanta-baarlamaanka-la-horgeeyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xildhibaanada-696x305.jpg","datePublished":"2019-05-13T14:45:48+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-kadhalatay-xisaab-xirka-miisaaniyada-sanadkii-2017-oo-maanta-baarlamaanka-la-horgeeyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-kadhalatay-xisaab-xirka-miisaaniyada-sanadkii-2017-oo-maanta-baarlamaanka-la-horgeeyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-kadhalatay-xisaab-xirka-miisaaniyada-sanadkii-2017-oo-maanta-baarlamaanka-la-horgeeyay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xildhibaanada-696x305.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xildhibaanada-696x305.jpg","width":696,"height":305},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-kadhalatay-xisaab-xirka-miisaaniyada-sanadkii-2017-oo-maanta-baarlamaanka-la-horgeeyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Dood kulul oo kadhalatay Xisaab xirka miisaaniyada sanadkii 2017 oo maanta Baarlamaanka la horgeeyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127175"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127175"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127175\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127177,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127175\/revisions\/127177"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127176"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127175"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127175"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127175"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}