{"id":127184,"date":"2019-05-13T16:57:41","date_gmt":"2019-05-13T14:57:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127184"},"modified":"2019-05-13T16:57:41","modified_gmt":"2019-05-13T14:57:41","slug":"xukuumadda-somaliland-oo-weerar-ku-qaaday-prof-samatar-iyo-cali-khaliif-video","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somaliland-oo-weerar-ku-qaaday-prof-samatar-iyo-cali-khaliif-video\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Somaliland oo Weerar ku Qaaday Prof. Samatar iyo Cali Khaliif +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Xukuumadda Somaliland ayaa Markii ugu horaysaay dhaliil Xoogan u jeedisay Prof. Axmed Ismaaciil Samatar iyo Dr. Cali Khaliif Galaydh oo Mudooyinkii dambe Kulamo Siyaasadeed ku Qabanayey magaalooyin kala duwan.<\/p>\n<p>Cabdikariin Maxamed Axmed [Xinif Gudoomiyaha Hay\u2019adda Qaxootiga ee Somaliland sheegay inaan Aqoonyahan Lagu sheegi Karin Siyaasiinta Prof. Axmed Samatar iyo Cali Khaliif Sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cAqoonyahan waxaan u Aqaan Qofka dadka wax kusoo Kordhiya, Sida wiilka Cadaado ku sameeyay Gaadhiga, iyo Wiilka hargeisa ku sameeyay Diyaaradda, Fiker cusub ayay keeneen oo waxbay soo kordhiyeen kuwaasi \u201c.<\/p>\n<p>Balse hadii Aqoonyahanku uu Noqdo Mid sheegaya Maraykanka Sidaas loogama Dhaqmo, oo uu kala garan waayo Waxaynu ku kala duwanahay, Marka dambana uu Hadalkiisa kusoo xidho Hadii aynu Nahay Reer Hebel waxbaa inaga Maqan, Kaasi Aqoon masoo Kordhine intii Odayaasha ayuu hada gaadhay \u201c Ayuu yidhi.<\/p>\n<p>Dhinaca kale wuxuu Difaacay Xadhiga loo gaystay Xildhibaan Dhakool, Wuxuuna sheegay inuu Xildhibaan u ahaa Somaliland, oo Xasaanad uu Qofku ku leeyahay marka uu sharciga ilaaliyo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/SlB4O0y43W0\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumadda Somaliland ayaa Markii ugu horaysaay dhaliil Xoogan u jeedisay Prof. Axmed Ismaaciil Samatar iyo Dr. Cali Khaliif Galaydh oo Mudooyinkii dambe Kulamo Siyaasadeed ku Qabanayey magaalooyin kala duwan. Cabdikariin Maxamed Axmed [Xinif Gudoomiyaha Hay\u2019adda Qaxootiga ee Somaliland sheegay inaan Aqoonyahan Lagu sheegi Karin Siyaasiinta Prof. Axmed Samatar iyo Cali Khaliif Sida uu hadalka u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126992,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127184","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xukuumadda Somaliland oo Weerar ku Qaaday Prof. Samatar iyo Cali Khaliif +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somaliland-oo-weerar-ku-qaaday-prof-samatar-iyo-cali-khaliif-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xukuumadda Somaliland oo Weerar ku Qaaday Prof. Samatar iyo Cali Khaliif +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xukuumadda Somaliland ayaa Markii ugu horaysaay dhaliil Xoogan u jeedisay Prof. Axmed Ismaaciil Samatar iyo Dr. Cali Khaliif Galaydh oo Mudooyinkii dambe Kulamo Siyaasadeed ku Qabanayey magaalooyin kala duwan. Cabdikariin Maxamed Axmed [Xinif Gudoomiyaha Hay\u2019adda Qaxootiga ee Somaliland sheegay inaan Aqoonyahan Lagu sheegi Karin Siyaasiinta Prof. Axmed Samatar iyo Cali Khaliif Sida uu hadalka u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somaliland-oo-weerar-ku-qaaday-prof-samatar-iyo-cali-khaliif-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-13T14:57:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/CALI-IYO-SAMATAR.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"702\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"403\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somaliland-oo-weerar-ku-qaaday-prof-samatar-iyo-cali-khaliif-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somaliland-oo-weerar-ku-qaaday-prof-samatar-iyo-cali-khaliif-video\/\",\"name\":\"Xukuumadda Somaliland oo Weerar ku Qaaday Prof. Samatar iyo Cali Khaliif +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somaliland-oo-weerar-ku-qaaday-prof-samatar-iyo-cali-khaliif-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somaliland-oo-weerar-ku-qaaday-prof-samatar-iyo-cali-khaliif-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/CALI-IYO-SAMATAR.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-13T14:57:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somaliland-oo-weerar-ku-qaaday-prof-samatar-iyo-cali-khaliif-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somaliland-oo-weerar-ku-qaaday-prof-samatar-iyo-cali-khaliif-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somaliland-oo-weerar-ku-qaaday-prof-samatar-iyo-cali-khaliif-video\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/CALI-IYO-SAMATAR.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/CALI-IYO-SAMATAR.jpg\",\"width\":702,\"height\":403},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somaliland-oo-weerar-ku-qaaday-prof-samatar-iyo-cali-khaliif-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xukuumadda Somaliland oo Weerar ku Qaaday Prof. Samatar iyo Cali Khaliif +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xukuumadda Somaliland oo Weerar ku Qaaday Prof. Samatar iyo Cali Khaliif +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somaliland-oo-weerar-ku-qaaday-prof-samatar-iyo-cali-khaliif-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xukuumadda Somaliland oo Weerar ku Qaaday Prof. Samatar iyo Cali Khaliif +VIDEO - Wardoon","og_description":"Xukuumadda Somaliland ayaa Markii ugu horaysaay dhaliil Xoogan u jeedisay Prof. Axmed Ismaaciil Samatar iyo Dr. Cali Khaliif Galaydh oo Mudooyinkii dambe Kulamo Siyaasadeed ku Qabanayey magaalooyin kala duwan. Cabdikariin Maxamed Axmed [Xinif Gudoomiyaha Hay\u2019adda Qaxootiga ee Somaliland sheegay inaan Aqoonyahan Lagu sheegi Karin Siyaasiinta Prof. Axmed Samatar iyo Cali Khaliif Sida uu hadalka u [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somaliland-oo-weerar-ku-qaaday-prof-samatar-iyo-cali-khaliif-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-13T14:57:41+00:00","og_image":[{"width":702,"height":403,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/CALI-IYO-SAMATAR.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somaliland-oo-weerar-ku-qaaday-prof-samatar-iyo-cali-khaliif-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somaliland-oo-weerar-ku-qaaday-prof-samatar-iyo-cali-khaliif-video\/","name":"Xukuumadda Somaliland oo Weerar ku Qaaday Prof. Samatar iyo Cali Khaliif +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somaliland-oo-weerar-ku-qaaday-prof-samatar-iyo-cali-khaliif-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somaliland-oo-weerar-ku-qaaday-prof-samatar-iyo-cali-khaliif-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/CALI-IYO-SAMATAR.jpg","datePublished":"2019-05-13T14:57:41+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somaliland-oo-weerar-ku-qaaday-prof-samatar-iyo-cali-khaliif-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somaliland-oo-weerar-ku-qaaday-prof-samatar-iyo-cali-khaliif-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somaliland-oo-weerar-ku-qaaday-prof-samatar-iyo-cali-khaliif-video\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/CALI-IYO-SAMATAR.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/CALI-IYO-SAMATAR.jpg","width":702,"height":403},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumadda-somaliland-oo-weerar-ku-qaaday-prof-samatar-iyo-cali-khaliif-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xukuumadda Somaliland oo Weerar ku Qaaday Prof. Samatar iyo Cali Khaliif +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127184"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127184"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127184\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127185,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127184\/revisions\/127185"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126992"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127184"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127184"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127184"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}