{"id":127272,"date":"2019-05-15T09:54:21","date_gmt":"2019-05-15T07:54:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127272"},"modified":"2019-05-15T09:54:21","modified_gmt":"2019-05-15T07:54:21","slug":"xog-laga-helay-sababta-xabsiga-loogu-hayo-sheikh-mukhtaar-roobow","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-laga-helay-sababta-xabsiga-loogu-hayo-sheikh-mukhtaar-roobow\/","title":{"rendered":"Xog laga helay Sababta Xabsiga Loogu Hayo Sheikh Mukhtaar Roobow"},"content":{"rendered":"<p>Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur ayaa muddo ku dhow 150 maalmood ku xiran Xabsi ay maamulaan Ciidamada Nabad Sugidda Soomaaliya, oo ku yaala taliskooda ugu wayn ee Habar Qadiijo, waxaana isa soo taraya qayla dhaanta loo jeedinayo dowladda ee ah in la sii daayo Abuu-Mansuur.<\/p>\n<p>Ilaa hadda ma jirto maxkamad la soo taagay Abuu Mansuur, waxaana dad badan ay u arkaan xeraggiisa inuu yahay mid Sharci darro ah, ayada oo lagu eedeeyay hogaanka dowladda Soomaaliya in ay is hortaageen heshiiyo badan oo lagu sii deyn lahaa Abuu Mansuur.<\/p>\n<p>Warar dheeraad ayaa kasoo baxaya Sababta ka dambaysa inay Dawladdu Xabsiga ku hayso Mukhtaar Roobow oo Horay uga mid ahaa Kooxda Alshabaab una tartamay Madaxwaynaha KoonfurGalbeed oo laga Joojiyey.<\/p>\n<p>1 \u2013 Abuu Mansuur waxa uu heestaa dhalinyaro hubeysan oo leh awood ciidan kuwaas uu ku mucaaradi karo dowladda Soomaaliya, waana qodob kamid ah waxyaabaha ay uga cabsi qabto sii dees-madiisa.<\/p>\n<p>2 \u2013 Waqtiga dowladda oo gabaabsi ah, haddii ay dowladda Soomaaliya sii deyso Abuu Mansuur waxa uu ka mid noqonayaa mucaaradka Dowladda ee dhanka siyaasadda ,waxana uu ku wiiqayaa awoodda dowladda saameentiisa siyaasi iyo midda deegaan, waana sababta labaaad oo ay dowladda Soomaaliya uga cabsi qabto Abuu Mansuur.<\/p>\n<p>Arimahaas ayaa la sheegay in ay yihiin qodobada ugu waa-wayn oo ay Dowladda Soomaaliya Xabsiga ugu sii heyso Abuu Mansuur oo ah hogaamiye saameyn ku leh deegaanada Koonfur Galbeed iyo beelaha ku heebta Roobow.<\/p>\n<p>Soomaali iyo ajaaniib la kulantay Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa isku dayday in la sii daayo Abuu Mansuur, balse waxay madaxda dalka ku adkeesteen in aysan sii deyn doonin Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo bishii December laga xiray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Bay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur ayaa muddo ku dhow 150 maalmood ku xiran Xabsi ay maamulaan Ciidamada Nabad Sugidda Soomaaliya, oo ku yaala taliskooda ugu wayn ee Habar Qadiijo, waxaana isa soo taraya qayla dhaanta loo jeedinayo dowladda ee ah in la sii daayo Abuu-Mansuur. Ilaa hadda ma jirto maxkamad la soo taagay Abuu Mansuur, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127273,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127272","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xog laga helay Sababta Xabsiga Loogu Hayo Sheikh Mukhtaar Roobow - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-laga-helay-sababta-xabsiga-loogu-hayo-sheikh-mukhtaar-roobow\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xog laga helay Sababta Xabsiga Loogu Hayo Sheikh Mukhtaar Roobow - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur ayaa muddo ku dhow 150 maalmood ku xiran Xabsi ay maamulaan Ciidamada Nabad Sugidda Soomaaliya, oo ku yaala taliskooda ugu wayn ee Habar Qadiijo, waxaana isa soo taraya qayla dhaanta loo jeedinayo dowladda ee ah in la sii daayo Abuu-Mansuur. Ilaa hadda ma jirto maxkamad la soo taagay Abuu Mansuur, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-laga-helay-sababta-xabsiga-loogu-hayo-sheikh-mukhtaar-roobow\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-15T07:54:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/robow.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"150\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"150\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-laga-helay-sababta-xabsiga-loogu-hayo-sheikh-mukhtaar-roobow\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-laga-helay-sababta-xabsiga-loogu-hayo-sheikh-mukhtaar-roobow\/\",\"name\":\"Xog laga helay Sababta Xabsiga Loogu Hayo Sheikh Mukhtaar Roobow - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-laga-helay-sababta-xabsiga-loogu-hayo-sheikh-mukhtaar-roobow\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-laga-helay-sababta-xabsiga-loogu-hayo-sheikh-mukhtaar-roobow\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/robow.png\",\"datePublished\":\"2019-05-15T07:54:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-laga-helay-sababta-xabsiga-loogu-hayo-sheikh-mukhtaar-roobow\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-laga-helay-sababta-xabsiga-loogu-hayo-sheikh-mukhtaar-roobow\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-laga-helay-sababta-xabsiga-loogu-hayo-sheikh-mukhtaar-roobow\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/robow.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/robow.png\",\"width\":150,\"height\":150},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-laga-helay-sababta-xabsiga-loogu-hayo-sheikh-mukhtaar-roobow\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xog laga helay Sababta Xabsiga Loogu Hayo Sheikh Mukhtaar Roobow\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xog laga helay Sababta Xabsiga Loogu Hayo Sheikh Mukhtaar Roobow - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-laga-helay-sababta-xabsiga-loogu-hayo-sheikh-mukhtaar-roobow\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xog laga helay Sababta Xabsiga Loogu Hayo Sheikh Mukhtaar Roobow - Wardoon","og_description":"Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur ayaa muddo ku dhow 150 maalmood ku xiran Xabsi ay maamulaan Ciidamada Nabad Sugidda Soomaaliya, oo ku yaala taliskooda ugu wayn ee Habar Qadiijo, waxaana isa soo taraya qayla dhaanta loo jeedinayo dowladda ee ah in la sii daayo Abuu-Mansuur. Ilaa hadda ma jirto maxkamad la soo taagay Abuu Mansuur, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-laga-helay-sababta-xabsiga-loogu-hayo-sheikh-mukhtaar-roobow\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-15T07:54:21+00:00","og_image":[{"width":150,"height":150,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/robow.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-laga-helay-sababta-xabsiga-loogu-hayo-sheikh-mukhtaar-roobow\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-laga-helay-sababta-xabsiga-loogu-hayo-sheikh-mukhtaar-roobow\/","name":"Xog laga helay Sababta Xabsiga Loogu Hayo Sheikh Mukhtaar Roobow - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-laga-helay-sababta-xabsiga-loogu-hayo-sheikh-mukhtaar-roobow\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-laga-helay-sababta-xabsiga-loogu-hayo-sheikh-mukhtaar-roobow\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/robow.png","datePublished":"2019-05-15T07:54:21+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-laga-helay-sababta-xabsiga-loogu-hayo-sheikh-mukhtaar-roobow\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-laga-helay-sababta-xabsiga-loogu-hayo-sheikh-mukhtaar-roobow\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-laga-helay-sababta-xabsiga-loogu-hayo-sheikh-mukhtaar-roobow\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/robow.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/robow.png","width":150,"height":150},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-laga-helay-sababta-xabsiga-loogu-hayo-sheikh-mukhtaar-roobow\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xog laga helay Sababta Xabsiga Loogu Hayo Sheikh Mukhtaar Roobow"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127272"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127272"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127272\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127274,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127272\/revisions\/127274"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127273"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127272"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127272"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127272"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}