{"id":127343,"date":"2019-05-16T10:20:18","date_gmt":"2019-05-16T08:20:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127343"},"modified":"2019-05-16T10:20:18","modified_gmt":"2019-05-16T08:20:18","slug":"somaliland-oo-joojisay-shidaalkii-uga-imaan-jiray-puntland-iyo-deegaano-kale-cod","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-shidaalkii-uga-imaan-jiray-puntland-iyo-deegaano-kale-cod\/","title":{"rendered":"Somaliland oo joojisay Shidaalkii uga imaan jiray Puntland iyo deegaano kale + COD"},"content":{"rendered":"<p>Agaasimaha guud ee wasaaradda ganacsiga xukuumadda Somaliland Mustafe Maxamuud Cali (Bile) oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday inay guud ahaanba joojisey qaar kamid ah ganacsigii ka soo geli jirey xuduudaha ay laleedahay deegaanada Soomaaliya iyo dalalka kale ee deriska la ah.<\/p>\n<p>Sababta ay Soomaaliland ku joojisay shidaal uga imaan jirey dhanka deegaamada Puntland iyo badeecooyin kale ayaa waxaa ay ku sheegtay in xilligan uusan Wanaagsaneen Shidalkii ka ka imaan jiray deegaanada Soomaaliya iyo dalalka ka agdhow.<\/p>\n<p>Agaasimaha guud ee wasaaradda ganacsiga xukuumadda Somaliland ayaa waxa uu sheegay in middaasi bedelkeeda ay door bidayaan inay shidaalka ka qaataan shirkadaha shisheeye ee gacanta loo geliyey kaydadka shidaalka ee Somaliland.<\/p>\n<p><strong>HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-127343-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/DHAGEYSO-Somaliland-oo-joojisay-Shidaalkii-uga-imaan-jiray-Puntland.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/DHAGEYSO-Somaliland-oo-joojisay-Shidaalkii-uga-imaan-jiray-Puntland.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/DHAGEYSO-Somaliland-oo-joojisay-Shidaalkii-uga-imaan-jiray-Puntland.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Agaasimaha guud ee wasaaradda ganacsiga xukuumadda Somaliland Mustafe Maxamuud Cali (Bile) oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday inay guud ahaanba joojisey qaar kamid ah ganacsigii ka soo geli jirey xuduudaha ay laleedahay deegaanada Soomaaliya iyo dalalka kale ee deriska la ah. Sababta ay Soomaaliland ku joojisay shidaal uga imaan jirey dhanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127344,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127343","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Somaliland oo joojisay Shidaalkii uga imaan jiray Puntland iyo deegaano kale + COD - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-shidaalkii-uga-imaan-jiray-puntland-iyo-deegaano-kale-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Somaliland oo joojisay Shidaalkii uga imaan jiray Puntland iyo deegaano kale + COD - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Agaasimaha guud ee wasaaradda ganacsiga xukuumadda Somaliland Mustafe Maxamuud Cali (Bile) oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday inay guud ahaanba joojisey qaar kamid ah ganacsigii ka soo geli jirey xuduudaha ay laleedahay deegaanada Soomaaliya iyo dalalka kale ee deriska la ah. Sababta ay Soomaaliland ku joojisay shidaal uga imaan jirey dhanka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-shidaalkii-uga-imaan-jiray-puntland-iyo-deegaano-kale-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-16T08:20:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/index.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"318\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"159\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-shidaalkii-uga-imaan-jiray-puntland-iyo-deegaano-kale-cod\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-shidaalkii-uga-imaan-jiray-puntland-iyo-deegaano-kale-cod\/\",\"name\":\"Somaliland oo joojisay Shidaalkii uga imaan jiray Puntland iyo deegaano kale + COD - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-shidaalkii-uga-imaan-jiray-puntland-iyo-deegaano-kale-cod\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-shidaalkii-uga-imaan-jiray-puntland-iyo-deegaano-kale-cod\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/index.png\",\"datePublished\":\"2019-05-16T08:20:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-shidaalkii-uga-imaan-jiray-puntland-iyo-deegaano-kale-cod\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-shidaalkii-uga-imaan-jiray-puntland-iyo-deegaano-kale-cod\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-shidaalkii-uga-imaan-jiray-puntland-iyo-deegaano-kale-cod\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/index.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/index.png\",\"width\":318,\"height\":159},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-shidaalkii-uga-imaan-jiray-puntland-iyo-deegaano-kale-cod\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Somaliland oo joojisay Shidaalkii uga imaan jiray Puntland iyo deegaano kale + COD\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Somaliland oo joojisay Shidaalkii uga imaan jiray Puntland iyo deegaano kale + COD - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-shidaalkii-uga-imaan-jiray-puntland-iyo-deegaano-kale-cod\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Somaliland oo joojisay Shidaalkii uga imaan jiray Puntland iyo deegaano kale + COD - Wardoon","og_description":"Agaasimaha guud ee wasaaradda ganacsiga xukuumadda Somaliland Mustafe Maxamuud Cali (Bile) oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday inay guud ahaanba joojisey qaar kamid ah ganacsigii ka soo geli jirey xuduudaha ay laleedahay deegaanada Soomaaliya iyo dalalka kale ee deriska la ah. Sababta ay Soomaaliland ku joojisay shidaal uga imaan jirey dhanka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-shidaalkii-uga-imaan-jiray-puntland-iyo-deegaano-kale-cod\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-16T08:20:18+00:00","og_image":[{"width":318,"height":159,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/index.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-shidaalkii-uga-imaan-jiray-puntland-iyo-deegaano-kale-cod\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-shidaalkii-uga-imaan-jiray-puntland-iyo-deegaano-kale-cod\/","name":"Somaliland oo joojisay Shidaalkii uga imaan jiray Puntland iyo deegaano kale + COD - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-shidaalkii-uga-imaan-jiray-puntland-iyo-deegaano-kale-cod\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-shidaalkii-uga-imaan-jiray-puntland-iyo-deegaano-kale-cod\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/index.png","datePublished":"2019-05-16T08:20:18+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-shidaalkii-uga-imaan-jiray-puntland-iyo-deegaano-kale-cod\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-shidaalkii-uga-imaan-jiray-puntland-iyo-deegaano-kale-cod\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-shidaalkii-uga-imaan-jiray-puntland-iyo-deegaano-kale-cod\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/index.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/index.png","width":318,"height":159},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-joojisay-shidaalkii-uga-imaan-jiray-puntland-iyo-deegaano-kale-cod\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Somaliland oo joojisay Shidaalkii uga imaan jiray Puntland iyo deegaano kale + COD"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127343"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127343"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127343\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127346,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127343\/revisions\/127346"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127344"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127343"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127343"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127343"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}