{"id":127347,"date":"2019-05-16T10:23:03","date_gmt":"2019-05-16T08:23:03","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127347"},"modified":"2019-05-16T10:23:03","modified_gmt":"2019-05-16T08:23:03","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-markii-u-horeysay-ka-hadlay-shirkii-garowe-ee-natiijo-laaanta-ku-dhamaaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-markii-u-horeysay-ka-hadlay-shirkii-garowe-ee-natiijo-laaanta-ku-dhamaaday\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo oo markii u horeysay ka hadlay shirkii Garowe ee natiijo la\u2019aanta ku dhamaaday"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa markii u horeysay ka hadlay shirkii natiijo la\u2019aanta ku soo dhamaaday ee madaxda Soomaalida mudada shanta maalin uga socday magaalada Garowe.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo oo xalay ka hadlayay Munaasabadda 15-ka May ayaa sheegay in shirkaasi Ajandaha la isla ogaa uu ahaa sidii looga arirnsan lahaa amniga guud ee dalka, balse madaxda maamul goboleedyada ay bedeleen Ajendaha, iyagoo ka dhigay in laga wada hadlay arrimaha Siyaasada oo shirka diirada lagu saaro.<\/p>\n<p>\u201cAnnagu waxaan soo jeedinay in shirkaasi looga hadlo arrimaha amniga, maadaama amniga ugu weyn yahay muhiimada Koowaad, dowlad goboleedyada madaxdoodana ay qeyb ka yihiin golaha amniga Qaranka, arrintaasi waa nalagu diiday waxaa la yiri waxaa laga hadlayaa marka hore Siyaasada in laga heshiiyo, ma xumo Siyaasada in laga heshiiyo macnaheedu waxey tahay waa dood furan\u201d ayuu yiri Farmaajo.<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxweynaha ayaa sheegay inaan fashil lagu tilmaami karin shirka, maadaama sida uu hadalka u dhigay ay wada fariisteen madaxda dowladda iyo kuwa maamul goboleedyada oo aan yeelan mudo ku dhow sanad shirkii golaha amniga Qaranka.<\/p>\n<p>Waxaa uu ku eedeeyay dowlad Goboleedyada inay doonayeen sameynta Madal aan sharci aheyn, isagoo xusay in horay loo soo arkay Madax wixii khasaare iyo faa\u2019ido ay laheyd la ogaa, sidoo kale waxaa uu xusay in maamul goboleedyada ay doonayeen in gacanta loo geliyo sharciga doorashooyinka oo iminka hor-yaala Baarlamaanka, isla markaana uu marayo wadada sharciga.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa tilmaamay inay doonayaan inay sameeyaan dhaqa ka duwan dhaqankii hore loo yaqaanay oo ah in shacabka ay dib ugu celiyeen awoodda oo ay ayaga wax soo doortaan, halkii dad tiro yar ay wax soo xuli jireen, lana cambaareyn jiray.<\/p>\n<p>Waxaa uu meesha ka saaray arrinta muddo kororsiga, waxaa uu xusay in aan hal maalin cidna wax loogu dareyn, isla markaana dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada aanay mid wax ku darsaneyn oo ay tahay arrin aan wanaagsaneyn muddo kororsiga, dalkana ay ka dhacdo doorasho waqtigeeda dhacda.<\/p>\n<p>Khudbada Madaxwayne Farmaajo ayaa loo arkayay mid uu ku doonayo in uu kalsoonida shacabka ku hanto, isla markaana dowlad goboleedyada uu bulshada u tuso kuwo sharci darro doon ah, kana shaqeynaya dano gaar ah, isagoo intii uu hadlayay dhowr jeer ku celceliyey in uu ka shaqaynayo danaha dalka iyo dadka ee uusan lahayn dano gaar ah uuna u baahan yahay kalsoonida shacabka iyo garab istaagooda, waxaana hadalka Madaxwaynaha laga dhadhansan karay in uu dareen sanyahay inuu lumiyay taageeradii badnayd shacabka qaarkeed oo uu doonayo in uu dib u hanto.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa markii u horeysay ka hadlay shirkii natiijo la\u2019aanta ku soo dhamaaday ee madaxda Soomaalida mudada shanta maalin uga socday magaalada Garowe. Madaxweyne Farmaajo oo xalay ka hadlayay Munaasabadda 15-ka May ayaa sheegay in shirkaasi Ajandaha la isla ogaa uu ahaa sidii looga arirnsan lahaa amniga guud ee dalka, balse [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127348,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127347","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweyne Farmaajo oo markii u horeysay ka hadlay shirkii Garowe ee natiijo la\u2019aanta ku dhamaaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-markii-u-horeysay-ka-hadlay-shirkii-garowe-ee-natiijo-laaanta-ku-dhamaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweyne Farmaajo oo markii u horeysay ka hadlay shirkii Garowe ee natiijo la\u2019aanta ku dhamaaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa markii u horeysay ka hadlay shirkii natiijo la\u2019aanta ku soo dhamaaday ee madaxda Soomaalida mudada shanta maalin uga socday magaalada Garowe. Madaxweyne Farmaajo oo xalay ka hadlayay Munaasabadda 15-ka May ayaa sheegay in shirkaasi Ajandaha la isla ogaa uu ahaa sidii looga arirnsan lahaa amniga guud ee dalka, balse [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-markii-u-horeysay-ka-hadlay-shirkii-garowe-ee-natiijo-laaanta-ku-dhamaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-16T08:23:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Farmaajo.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"460\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-markii-u-horeysay-ka-hadlay-shirkii-garowe-ee-natiijo-laaanta-ku-dhamaaday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-markii-u-horeysay-ka-hadlay-shirkii-garowe-ee-natiijo-laaanta-ku-dhamaaday\/\",\"name\":\"Madaxweyne Farmaajo oo markii u horeysay ka hadlay shirkii Garowe ee natiijo la\u2019aanta ku dhamaaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-markii-u-horeysay-ka-hadlay-shirkii-garowe-ee-natiijo-laaanta-ku-dhamaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-markii-u-horeysay-ka-hadlay-shirkii-garowe-ee-natiijo-laaanta-ku-dhamaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Farmaajo.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-16T08:23:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-markii-u-horeysay-ka-hadlay-shirkii-garowe-ee-natiijo-laaanta-ku-dhamaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-markii-u-horeysay-ka-hadlay-shirkii-garowe-ee-natiijo-laaanta-ku-dhamaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-markii-u-horeysay-ka-hadlay-shirkii-garowe-ee-natiijo-laaanta-ku-dhamaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Farmaajo.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Farmaajo.jpg\",\"width\":660,\"height\":460},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-markii-u-horeysay-ka-hadlay-shirkii-garowe-ee-natiijo-laaanta-ku-dhamaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweyne Farmaajo oo markii u horeysay ka hadlay shirkii Garowe ee natiijo la\u2019aanta ku dhamaaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweyne Farmaajo oo markii u horeysay ka hadlay shirkii Garowe ee natiijo la\u2019aanta ku dhamaaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-markii-u-horeysay-ka-hadlay-shirkii-garowe-ee-natiijo-laaanta-ku-dhamaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweyne Farmaajo oo markii u horeysay ka hadlay shirkii Garowe ee natiijo la\u2019aanta ku dhamaaday - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa markii u horeysay ka hadlay shirkii natiijo la\u2019aanta ku soo dhamaaday ee madaxda Soomaalida mudada shanta maalin uga socday magaalada Garowe. Madaxweyne Farmaajo oo xalay ka hadlayay Munaasabadda 15-ka May ayaa sheegay in shirkaasi Ajandaha la isla ogaa uu ahaa sidii looga arirnsan lahaa amniga guud ee dalka, balse [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-markii-u-horeysay-ka-hadlay-shirkii-garowe-ee-natiijo-laaanta-ku-dhamaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-16T08:23:03+00:00","og_image":[{"width":660,"height":460,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Farmaajo.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-markii-u-horeysay-ka-hadlay-shirkii-garowe-ee-natiijo-laaanta-ku-dhamaaday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-markii-u-horeysay-ka-hadlay-shirkii-garowe-ee-natiijo-laaanta-ku-dhamaaday\/","name":"Madaxweyne Farmaajo oo markii u horeysay ka hadlay shirkii Garowe ee natiijo la\u2019aanta ku dhamaaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-markii-u-horeysay-ka-hadlay-shirkii-garowe-ee-natiijo-laaanta-ku-dhamaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-markii-u-horeysay-ka-hadlay-shirkii-garowe-ee-natiijo-laaanta-ku-dhamaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Farmaajo.jpg","datePublished":"2019-05-16T08:23:03+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-markii-u-horeysay-ka-hadlay-shirkii-garowe-ee-natiijo-laaanta-ku-dhamaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-markii-u-horeysay-ka-hadlay-shirkii-garowe-ee-natiijo-laaanta-ku-dhamaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-markii-u-horeysay-ka-hadlay-shirkii-garowe-ee-natiijo-laaanta-ku-dhamaaday\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Farmaajo.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Farmaajo.jpg","width":660,"height":460},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-markii-u-horeysay-ka-hadlay-shirkii-garowe-ee-natiijo-laaanta-ku-dhamaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweyne Farmaajo oo markii u horeysay ka hadlay shirkii Garowe ee natiijo la\u2019aanta ku dhamaaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127347"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127347"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127347\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127349,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127347\/revisions\/127349"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127348"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127347"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127347"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127347"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}