{"id":127357,"date":"2019-05-16T13:09:25","date_gmt":"2019-05-16T11:09:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127357"},"modified":"2019-05-16T13:09:25","modified_gmt":"2019-05-16T11:09:25","slug":"donald-trump-oo-xaalad-deg-deg-ah-kusoo-rogay-tiknoolajiyada-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-deg-deg-ah-kusoo-rogay-tiknoolajiyada-mareykanka\/","title":{"rendered":"Donald Trump oo xaalad deg deg ah kusoo rogay Tiknoolajiyada Mareykanka"},"content":{"rendered":"<p>Madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump, ayaa xaalad deg deg ah kusoo rogay Tiknoolijiyada Mareykanka kadib markii uu sheegay in uu ka hortagayo qoolaysato ajaanib ah.<\/p>\n<p>Wareegtadan xaalada deg dega ah ee uu madaxwayne Trump saxiixay ayaa shirkadaha Mareykanka ka mamnuucayso in ay adeegsadaan Tiknoolajadiyaha shisheeye kuwaas oo la\u2019aamin sanyahay in Mareykanka ku hayaan qatar amni .<\/p>\n<p>Wareegtadan ayaana lagu magacaabin wax shirkad ah balse waxaa laruumaysan yahay in uujeedku yahay shirkada Huawei.<\/p>\n<p>Wadamo dhawr ah oo ay horboodayso Mareykanka ayaa bilihii u danbeeyay walaac ka muujinayay qaabka ay u shaqayso shirkadda dalka Shiinaha laga leeyahay ee Huawei.<\/p>\n<p>Talabaadan uu Mareykanku qaaday ayaa sii hurinaysa xiisada dhanka dhaqaale ee u dhaxaysa wadamada ugu quwada wayn dhanka dhaqaalaha dunida ee Shiinaha iyo Mareykanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump, ayaa xaalad deg deg ah kusoo rogay Tiknoolijiyada Mareykanka kadib markii uu sheegay in uu ka hortagayo qoolaysato ajaanib ah. Wareegtadan xaalada deg dega ah ee uu madaxwayne Trump saxiixay ayaa shirkadaha Mareykanka ka mamnuucayso in ay adeegsadaan Tiknoolajadiyaha shisheeye kuwaas oo la\u2019aamin sanyahay in Mareykanka ku hayaan qatar amni . [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127358,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127357","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Donald Trump oo xaalad deg deg ah kusoo rogay Tiknoolajiyada Mareykanka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-deg-deg-ah-kusoo-rogay-tiknoolajiyada-mareykanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Donald Trump oo xaalad deg deg ah kusoo rogay Tiknoolajiyada Mareykanka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump, ayaa xaalad deg deg ah kusoo rogay Tiknoolijiyada Mareykanka kadib markii uu sheegay in uu ka hortagayo qoolaysato ajaanib ah. Wareegtadan xaalada deg dega ah ee uu madaxwayne Trump saxiixay ayaa shirkadaha Mareykanka ka mamnuucayso in ay adeegsadaan Tiknoolajadiyaha shisheeye kuwaas oo la\u2019aamin sanyahay in Mareykanka ku hayaan qatar amni . [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-deg-deg-ah-kusoo-rogay-tiknoolajiyada-mareykanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-16T11:09:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/donald-trump-ap-feb-20-2019-billboard-1548.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1548\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-deg-deg-ah-kusoo-rogay-tiknoolajiyada-mareykanka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-deg-deg-ah-kusoo-rogay-tiknoolajiyada-mareykanka\/\",\"name\":\"Donald Trump oo xaalad deg deg ah kusoo rogay Tiknoolajiyada Mareykanka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-deg-deg-ah-kusoo-rogay-tiknoolajiyada-mareykanka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-deg-deg-ah-kusoo-rogay-tiknoolajiyada-mareykanka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/donald-trump-ap-feb-20-2019-billboard-1548.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-16T11:09:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-deg-deg-ah-kusoo-rogay-tiknoolajiyada-mareykanka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-deg-deg-ah-kusoo-rogay-tiknoolajiyada-mareykanka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-deg-deg-ah-kusoo-rogay-tiknoolajiyada-mareykanka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/donald-trump-ap-feb-20-2019-billboard-1548.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/donald-trump-ap-feb-20-2019-billboard-1548.jpg\",\"width\":1548,\"height\":1024},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-deg-deg-ah-kusoo-rogay-tiknoolajiyada-mareykanka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Donald Trump oo xaalad deg deg ah kusoo rogay Tiknoolajiyada Mareykanka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Donald Trump oo xaalad deg deg ah kusoo rogay Tiknoolajiyada Mareykanka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-deg-deg-ah-kusoo-rogay-tiknoolajiyada-mareykanka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Donald Trump oo xaalad deg deg ah kusoo rogay Tiknoolajiyada Mareykanka - Wardoon","og_description":"Madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump, ayaa xaalad deg deg ah kusoo rogay Tiknoolijiyada Mareykanka kadib markii uu sheegay in uu ka hortagayo qoolaysato ajaanib ah. Wareegtadan xaalada deg dega ah ee uu madaxwayne Trump saxiixay ayaa shirkadaha Mareykanka ka mamnuucayso in ay adeegsadaan Tiknoolajadiyaha shisheeye kuwaas oo la\u2019aamin sanyahay in Mareykanka ku hayaan qatar amni . [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-deg-deg-ah-kusoo-rogay-tiknoolajiyada-mareykanka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-16T11:09:25+00:00","og_image":[{"width":1548,"height":1024,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/donald-trump-ap-feb-20-2019-billboard-1548.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-deg-deg-ah-kusoo-rogay-tiknoolajiyada-mareykanka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-deg-deg-ah-kusoo-rogay-tiknoolajiyada-mareykanka\/","name":"Donald Trump oo xaalad deg deg ah kusoo rogay Tiknoolajiyada Mareykanka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-deg-deg-ah-kusoo-rogay-tiknoolajiyada-mareykanka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-deg-deg-ah-kusoo-rogay-tiknoolajiyada-mareykanka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/donald-trump-ap-feb-20-2019-billboard-1548.jpg","datePublished":"2019-05-16T11:09:25+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-deg-deg-ah-kusoo-rogay-tiknoolajiyada-mareykanka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-deg-deg-ah-kusoo-rogay-tiknoolajiyada-mareykanka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-deg-deg-ah-kusoo-rogay-tiknoolajiyada-mareykanka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/donald-trump-ap-feb-20-2019-billboard-1548.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/donald-trump-ap-feb-20-2019-billboard-1548.jpg","width":1548,"height":1024},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-deg-deg-ah-kusoo-rogay-tiknoolajiyada-mareykanka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Donald Trump oo xaalad deg deg ah kusoo rogay Tiknoolajiyada Mareykanka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127357"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127357"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127357\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127359,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127357\/revisions\/127359"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127358"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127357"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127357"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127357"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}