{"id":127420,"date":"2019-05-18T14:13:42","date_gmt":"2019-05-18T12:13:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127420"},"modified":"2019-05-18T14:13:42","modified_gmt":"2019-05-18T12:13:42","slug":"daawo-khudbaddii-madaxweyne-xaaf-ee-nairobi-oo-ka-jawaabay-hadalkii-md-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbaddii-madaxweyne-xaaf-ee-nairobi-oo-ka-jawaabay-hadalkii-md-farmaajo\/","title":{"rendered":"DAAWO: KHUDBADDII MADAXWEYNE XAAF EE NAIROBI OO KA JAWAABAY HADALKII MD FARMAAJO"},"content":{"rendered":"<p>Madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf oo ka qayb galay kulan ay soo agaasimeen Jaaliyadda degaanada Galmudug ee ku nool magaalada Nairobi ayaa ka waramay arrimo badan oo khuseeya xaalada dalka.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa sidoo kale waxaa looga jawaabay hadalkii ka soo yeeray Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo kaasoo ku aadanaa in Madaxwaynaha Galmudug uu diiday daawada xalka u noqon karta Galmudug.<\/p>\n<p>Isaga oo ka jawaabayay arrintaas ayuu isaguna dhankiisa yiri \u201d Cudurku waa Virus iiga yimid dhanka Madaxwaynaha\u201d waa sii hadloo waxaa uu intaas ku daray dawladii waa fashilantay ee Galmudug hatashato.<\/p>\n<p>Xaaf ayaa walaac ka muuniyay in dowladda Soomaaliya ay ku socoto Wadadii burburka ayna taas masuul ka yihiin madaxda hadda xilka heysa oo uu sheegay iney dalka ku hogaaminayaan jiho aan sax aheyn.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweyne Farmaajo waxaan weydiistay Hub aan Al-shabaab kula dagaalano balse waxaa uu iigu jawaabay \u201cMa Caabudwaaq ayaad ku weerari rabtaa\u201d ayuu yiri Xaaf oo arintaas ku tilmaamay mid lala yaabo oo nasiib daro ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxwayne Xaaf ayaa ku eedeeyay madaxda dowladda Soomaaliya inay dhibaatooyin ka wadaan degaanada Maamulada Jubbaland iyo Galmudug, isagoo dowlada ugu baaqay iney joojiso fara gelinta qaawan ee ay ku heyso dowlad goboleedyada dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/FlbnRm9SR9A\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf oo ka qayb galay kulan ay soo agaasimeen Jaaliyadda degaanada Galmudug ee ku nool magaalada Nairobi ayaa ka waramay arrimo badan oo khuseeya xaalada dalka. Kulanka ayaa sidoo kale waxaa looga jawaabay hadalkii ka soo yeeray Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo kaasoo ku aadanaa in Madaxwaynaha Galmudug uu diiday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127421,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127420","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: KHUDBADDII MADAXWEYNE XAAF EE NAIROBI OO KA JAWAABAY HADALKII MD FARMAAJO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbaddii-madaxweyne-xaaf-ee-nairobi-oo-ka-jawaabay-hadalkii-md-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: KHUDBADDII MADAXWEYNE XAAF EE NAIROBI OO KA JAWAABAY HADALKII MD FARMAAJO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf oo ka qayb galay kulan ay soo agaasimeen Jaaliyadda degaanada Galmudug ee ku nool magaalada Nairobi ayaa ka waramay arrimo badan oo khuseeya xaalada dalka. Kulanka ayaa sidoo kale waxaa looga jawaabay hadalkii ka soo yeeray Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo kaasoo ku aadanaa in Madaxwaynaha Galmudug uu diiday [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbaddii-madaxweyne-xaaf-ee-nairobi-oo-ka-jawaabay-hadalkii-md-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-18T12:13:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-39.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"795\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"572\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbaddii-madaxweyne-xaaf-ee-nairobi-oo-ka-jawaabay-hadalkii-md-farmaajo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbaddii-madaxweyne-xaaf-ee-nairobi-oo-ka-jawaabay-hadalkii-md-farmaajo\/\",\"name\":\"DAAWO: KHUDBADDII MADAXWEYNE XAAF EE NAIROBI OO KA JAWAABAY HADALKII MD FARMAAJO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbaddii-madaxweyne-xaaf-ee-nairobi-oo-ka-jawaabay-hadalkii-md-farmaajo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbaddii-madaxweyne-xaaf-ee-nairobi-oo-ka-jawaabay-hadalkii-md-farmaajo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-39.png\",\"datePublished\":\"2019-05-18T12:13:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbaddii-madaxweyne-xaaf-ee-nairobi-oo-ka-jawaabay-hadalkii-md-farmaajo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbaddii-madaxweyne-xaaf-ee-nairobi-oo-ka-jawaabay-hadalkii-md-farmaajo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbaddii-madaxweyne-xaaf-ee-nairobi-oo-ka-jawaabay-hadalkii-md-farmaajo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-39.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-39.png\",\"width\":795,\"height\":572},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbaddii-madaxweyne-xaaf-ee-nairobi-oo-ka-jawaabay-hadalkii-md-farmaajo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: KHUDBADDII MADAXWEYNE XAAF EE NAIROBI OO KA JAWAABAY HADALKII MD FARMAAJO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: KHUDBADDII MADAXWEYNE XAAF EE NAIROBI OO KA JAWAABAY HADALKII MD FARMAAJO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbaddii-madaxweyne-xaaf-ee-nairobi-oo-ka-jawaabay-hadalkii-md-farmaajo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: KHUDBADDII MADAXWEYNE XAAF EE NAIROBI OO KA JAWAABAY HADALKII MD FARMAAJO - Wardoon","og_description":"Madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf oo ka qayb galay kulan ay soo agaasimeen Jaaliyadda degaanada Galmudug ee ku nool magaalada Nairobi ayaa ka waramay arrimo badan oo khuseeya xaalada dalka. Kulanka ayaa sidoo kale waxaa looga jawaabay hadalkii ka soo yeeray Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo kaasoo ku aadanaa in Madaxwaynaha Galmudug uu diiday [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbaddii-madaxweyne-xaaf-ee-nairobi-oo-ka-jawaabay-hadalkii-md-farmaajo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-18T12:13:42+00:00","og_image":[{"width":795,"height":572,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-39.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbaddii-madaxweyne-xaaf-ee-nairobi-oo-ka-jawaabay-hadalkii-md-farmaajo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbaddii-madaxweyne-xaaf-ee-nairobi-oo-ka-jawaabay-hadalkii-md-farmaajo\/","name":"DAAWO: KHUDBADDII MADAXWEYNE XAAF EE NAIROBI OO KA JAWAABAY HADALKII MD FARMAAJO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbaddii-madaxweyne-xaaf-ee-nairobi-oo-ka-jawaabay-hadalkii-md-farmaajo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbaddii-madaxweyne-xaaf-ee-nairobi-oo-ka-jawaabay-hadalkii-md-farmaajo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-39.png","datePublished":"2019-05-18T12:13:42+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbaddii-madaxweyne-xaaf-ee-nairobi-oo-ka-jawaabay-hadalkii-md-farmaajo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbaddii-madaxweyne-xaaf-ee-nairobi-oo-ka-jawaabay-hadalkii-md-farmaajo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbaddii-madaxweyne-xaaf-ee-nairobi-oo-ka-jawaabay-hadalkii-md-farmaajo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-39.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-39.png","width":795,"height":572},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbaddii-madaxweyne-xaaf-ee-nairobi-oo-ka-jawaabay-hadalkii-md-farmaajo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: KHUDBADDII MADAXWEYNE XAAF EE NAIROBI OO KA JAWAABAY HADALKII MD FARMAAJO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127420"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127420"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127420\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127422,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127420\/revisions\/127422"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127421"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127420"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127420"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127420"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}