{"id":127439,"date":"2019-05-19T10:33:27","date_gmt":"2019-05-19T08:33:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127439"},"modified":"2019-05-19T10:33:27","modified_gmt":"2019-05-19T08:33:27","slug":"masuul-reer-galmudug-ah-oo-lagu-dhaawacay-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-reer-galmudug-ah-oo-lagu-dhaawacay-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Mas\u2019uul reer Galmudug ah oo lagu dhaawacay Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay halkaasi lagu dhaawacay guddoomiyaha Waxbarashada gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Askari ka tirsan Ciidamada Maamulka Galmudug ayaa la sheegay in uu dhaawacay guddoomiyaha Waxbarashada gobolka Mudug ee maamulka Galmudug oo Magaciisa lagu soo koobay Axmed Qoodeeye, xilli uu ku sugnaa Koonfurta Magalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in askariga uu rasaas ku furay Mooto uu saarna guddoomiyaha, kadib markii uu ka shakiyey,isla markaana rasaastaas ay haleeshay guddoomiyaha Waxbarashada Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Isbitaalka Weyn ee Magalada Gaalkacyo ayaa la geeyay dhaawaciisa si xaaladiisa caafimaad halkaasi loogu baxnaaniyo,waxaana wararku sheegayaa in dhaawiciisa uu yahay mid fudud.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada Galmudug ayaa waxaa ay sheegeen in askariga dhaawacay Guddoomiyaha ay gacanta ku dhigeen Ciidamo ka tirsan kuwa Galmudug ee ku sugan Magalada Gaalkacyo,isla markaana baaritaano lagu haayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay halkaasi lagu dhaawacay guddoomiyaha Waxbarashada gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug. Askari ka tirsan Ciidamada Maamulka Galmudug ayaa la sheegay in uu dhaawacay guddoomiyaha Waxbarashada gobolka Mudug ee maamulka Galmudug oo Magaciisa lagu soo koobay Axmed Qoodeeye, xilli uu ku sugnaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127440,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127439","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mas\u2019uul reer Galmudug ah oo lagu dhaawacay Gaalkacyo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-reer-galmudug-ah-oo-lagu-dhaawacay-gaalkacyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mas\u2019uul reer Galmudug ah oo lagu dhaawacay Gaalkacyo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka laga helayo Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay halkaasi lagu dhaawacay guddoomiyaha Waxbarashada gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug. Askari ka tirsan Ciidamada Maamulka Galmudug ayaa la sheegay in uu dhaawacay guddoomiyaha Waxbarashada gobolka Mudug ee maamulka Galmudug oo Magaciisa lagu soo koobay Axmed Qoodeeye, xilli uu ku sugnaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-reer-galmudug-ah-oo-lagu-dhaawacay-gaalkacyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-19T08:33:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Qodeeye.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"552\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"368\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-reer-galmudug-ah-oo-lagu-dhaawacay-gaalkacyo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-reer-galmudug-ah-oo-lagu-dhaawacay-gaalkacyo\/\",\"name\":\"Mas\u2019uul reer Galmudug ah oo lagu dhaawacay Gaalkacyo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-reer-galmudug-ah-oo-lagu-dhaawacay-gaalkacyo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-reer-galmudug-ah-oo-lagu-dhaawacay-gaalkacyo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Qodeeye.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-19T08:33:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-reer-galmudug-ah-oo-lagu-dhaawacay-gaalkacyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-reer-galmudug-ah-oo-lagu-dhaawacay-gaalkacyo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-reer-galmudug-ah-oo-lagu-dhaawacay-gaalkacyo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Qodeeye.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Qodeeye.jpg\",\"width\":552,\"height\":368},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-reer-galmudug-ah-oo-lagu-dhaawacay-gaalkacyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mas\u2019uul reer Galmudug ah oo lagu dhaawacay Gaalkacyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mas\u2019uul reer Galmudug ah oo lagu dhaawacay Gaalkacyo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-reer-galmudug-ah-oo-lagu-dhaawacay-gaalkacyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mas\u2019uul reer Galmudug ah oo lagu dhaawacay Gaalkacyo - Wardoon","og_description":"Wararka laga helayo Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay halkaasi lagu dhaawacay guddoomiyaha Waxbarashada gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug. Askari ka tirsan Ciidamada Maamulka Galmudug ayaa la sheegay in uu dhaawacay guddoomiyaha Waxbarashada gobolka Mudug ee maamulka Galmudug oo Magaciisa lagu soo koobay Axmed Qoodeeye, xilli uu ku sugnaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-reer-galmudug-ah-oo-lagu-dhaawacay-gaalkacyo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-19T08:33:27+00:00","og_image":[{"width":552,"height":368,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Qodeeye.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-reer-galmudug-ah-oo-lagu-dhaawacay-gaalkacyo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-reer-galmudug-ah-oo-lagu-dhaawacay-gaalkacyo\/","name":"Mas\u2019uul reer Galmudug ah oo lagu dhaawacay Gaalkacyo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-reer-galmudug-ah-oo-lagu-dhaawacay-gaalkacyo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-reer-galmudug-ah-oo-lagu-dhaawacay-gaalkacyo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Qodeeye.jpg","datePublished":"2019-05-19T08:33:27+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-reer-galmudug-ah-oo-lagu-dhaawacay-gaalkacyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-reer-galmudug-ah-oo-lagu-dhaawacay-gaalkacyo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-reer-galmudug-ah-oo-lagu-dhaawacay-gaalkacyo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Qodeeye.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Qodeeye.jpg","width":552,"height":368},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-reer-galmudug-ah-oo-lagu-dhaawacay-gaalkacyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mas\u2019uul reer Galmudug ah oo lagu dhaawacay Gaalkacyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127439"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127439"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127439\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127441,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127439\/revisions\/127441"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127440"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127439"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127439"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127439"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}