{"id":127482,"date":"2019-05-19T17:36:34","date_gmt":"2019-05-19T15:36:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127482"},"modified":"2019-05-19T17:40:56","modified_gmt":"2019-05-19T15:40:56","slug":"kenya-oo-sheegtay-in-jubaland-iyada-katirsan-tahay-video","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-jubaland-iyada-katirsan-tahay-video\/","title":{"rendered":"Kenya oo sheegtay in Jubaland iyada katirsan tahay +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>SOOMAALIYA WAY NA GUMAYSAN RABTAA ! Dhallinyaro Kenyan ah oo dhigta Jaamacadda Fort Hall College iyo Prefosor-kooda, ayaa soo duubay muuqaal ay halku dheg uga dhigeen inaysan bixinaynin wax ay ku sheegeen in yar oo \u201ddhulkooda ka mid ah\u201d.<\/p>\n<p>iyagoo ula jeeda dhul-badeedka ay sheeganayaan ee Somalia oo ay ku tilmaameen \u201dAl Shabaab iyo burcad badeed.\u201d<\/p>\n<p>Waxay sidii caadada ahayd ku celceliyeen inay Somalia abaal u galeen, qaxootigeeda qaabileen, meelo ay ku ganacsadaan siiyeen iyo tan ugu daran oo ah inay \u201dSomalia nabadeeyeen!\u201d .<\/p>\n<p>Waxaa se ugu darrayd markii ay sheegeen in aanay sina u aqbali doonin go\u2019aan kasta oo kasoo baxa Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ oo ay sheegeen inuu ka taliyo nin Soomaali ah, intaana kuma harine waxay sheegteen gobolka Jubbaland ee koonfurta Somalia, wax loo arkay riyo maalmeed soo jeed ah.<\/p>\n<p><strong>\u201dKenya waa inay dalbataa \u201dsoo celinta\u201d Jubbaland, waayo Somalia waa diiddey inay aqoonsato xuduuddii 1924-kii oo ku dhacay heshiis dhex maray Italy iyo Britain.\u201d ayay tiri gabadh ka tirsan dhallinyaradan oo ku doodday in maadaama aysan Somalia aqoonsanayn xad beenaadka u dhexeeya labada dal aanu ansax ahayn heshiiskaasi \u201dSomalia lagu siiyay Jubbaland\u201d<\/strong>, sida ay ku doodday<\/p>\n<p>Muuqaalkan oo lagu tilmaami karo hadaaq aan ku dhisnayn wax ka badan Riyo ayaa iska hor imanaya waayo marna waxay sheegayaan in la ixtiraamo heshiis uu gumaysigu galay marna waxay sheegayaan inaysan ixtiraamaynin Maxkamadda ICJ maadaama uu \u201dgumaystuhu samaystay.\u201d<\/p>\n<p>Somalia ayaa ku jira xilli ay cadowyo badan usoo malabsanayaan, iyadoo ay xitaa hawaysanayaan dalal aan abid ku dhicin sida Kenya, waxaana dhibku ka taagan yahay Somalia oo laga la\u2019yahay siyaasad dhinac isu raacsan, iyadoo ay wax kasta doodi ka taagan tahay xitaa Xajkii iyo waxbarashadii oo la siyaasadeeynayo, waana arrin kaliya caawinaysa qadiyaadka cadowga dalka iyo danihiisa oo ay farsamo ahaan si cad uga soo horjeedaan rag badan oo haatan ku jira siyaasadda Somalia.<\/p>\n<p>Looyar ka mida kuwa fariinta soo diray wuxuu sheegay in lix bilood kadib ay Kenya noqon doonto dal aan bad laheyn oo la mida Uganda iyo South Sudan, Waxayna sidoo kale ku baaqayaan in Soomaalida laga Qaxiyo Xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/PUOM2_SYCQU\" width=\"860\" height=\"732\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SOOMAALIYA WAY NA GUMAYSAN RABTAA ! Dhallinyaro Kenyan ah oo dhigta Jaamacadda Fort Hall College iyo Prefosor-kooda, ayaa soo duubay muuqaal ay halku dheg uga dhigeen inaysan bixinaynin wax ay ku sheegeen in yar oo \u201ddhulkooda ka mid ah\u201d. iyagoo ula jeeda dhul-badeedka ay sheeganayaan ee Somalia oo ay ku tilmaameen \u201dAl Shabaab iyo burcad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127483,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127482","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kenya oo sheegtay in Jubaland iyada katirsan tahay +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-jubaland-iyada-katirsan-tahay-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kenya oo sheegtay in Jubaland iyada katirsan tahay +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"SOOMAALIYA WAY NA GUMAYSAN RABTAA ! Dhallinyaro Kenyan ah oo dhigta Jaamacadda Fort Hall College iyo Prefosor-kooda, ayaa soo duubay muuqaal ay halku dheg uga dhigeen inaysan bixinaynin wax ay ku sheegeen in yar oo \u201ddhulkooda ka mid ah\u201d. iyagoo ula jeeda dhul-badeedka ay sheeganayaan ee Somalia oo ay ku tilmaameen \u201dAl Shabaab iyo burcad [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-jubaland-iyada-katirsan-tahay-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-19T15:36:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-05-19T15:40:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/DAAWO2-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"701\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"393\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-jubaland-iyada-katirsan-tahay-video\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-jubaland-iyada-katirsan-tahay-video\/\",\"name\":\"Kenya oo sheegtay in Jubaland iyada katirsan tahay +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-jubaland-iyada-katirsan-tahay-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-jubaland-iyada-katirsan-tahay-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/DAAWO2-2.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-19T15:36:34+00:00\",\"dateModified\":\"2019-05-19T15:40:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-jubaland-iyada-katirsan-tahay-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-jubaland-iyada-katirsan-tahay-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-jubaland-iyada-katirsan-tahay-video\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/DAAWO2-2.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/DAAWO2-2.jpg\",\"width\":701,\"height\":393},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-jubaland-iyada-katirsan-tahay-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kenya oo sheegtay in Jubaland iyada katirsan tahay +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kenya oo sheegtay in Jubaland iyada katirsan tahay +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-jubaland-iyada-katirsan-tahay-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kenya oo sheegtay in Jubaland iyada katirsan tahay +VIDEO - Wardoon","og_description":"SOOMAALIYA WAY NA GUMAYSAN RABTAA ! Dhallinyaro Kenyan ah oo dhigta Jaamacadda Fort Hall College iyo Prefosor-kooda, ayaa soo duubay muuqaal ay halku dheg uga dhigeen inaysan bixinaynin wax ay ku sheegeen in yar oo \u201ddhulkooda ka mid ah\u201d. iyagoo ula jeeda dhul-badeedka ay sheeganayaan ee Somalia oo ay ku tilmaameen \u201dAl Shabaab iyo burcad [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-jubaland-iyada-katirsan-tahay-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-19T15:36:34+00:00","article_modified_time":"2019-05-19T15:40:56+00:00","og_image":[{"width":701,"height":393,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/DAAWO2-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-jubaland-iyada-katirsan-tahay-video\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-jubaland-iyada-katirsan-tahay-video\/","name":"Kenya oo sheegtay in Jubaland iyada katirsan tahay +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-jubaland-iyada-katirsan-tahay-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-jubaland-iyada-katirsan-tahay-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/DAAWO2-2.jpg","datePublished":"2019-05-19T15:36:34+00:00","dateModified":"2019-05-19T15:40:56+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-jubaland-iyada-katirsan-tahay-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-jubaland-iyada-katirsan-tahay-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-jubaland-iyada-katirsan-tahay-video\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/DAAWO2-2.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/DAAWO2-2.jpg","width":701,"height":393},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-jubaland-iyada-katirsan-tahay-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kenya oo sheegtay in Jubaland iyada katirsan tahay +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127482"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127482"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127482\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127486,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127482\/revisions\/127486"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127483"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127482"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127482"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127482"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}