{"id":127500,"date":"2019-05-20T10:41:31","date_gmt":"2019-05-20T08:41:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127500"},"modified":"2019-05-20T10:41:31","modified_gmt":"2019-05-20T08:41:31","slug":"faarax-macallim-oo-kashifay-dhagarta-emaratka-kawadaan-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallim-oo-kashifay-dhagarta-emaratka-kawadaan-kenya\/","title":{"rendered":"Faarax Macallim oo kashifay dhagarta Emaratka kawadaan Kenya"},"content":{"rendered":"<p>Qoraal uu bartiisa Twitter-ka soo dhigay Guddoomiye-ku-xigeenkii hore ee Barlamaanka dalka Kenya, Faarax Macallim Maxamed \u201cDawaare\u201d waxa uu ku eedeeyey Sirdoonka dalka Imaaraadka Carabta inay dalka Kenya ka dhigtaan goob ay fuliyaan qorshahooda ku aadan Deganaansho La\u2019aanta ee dalka Somalia.<\/p>\n<p>Siyaasiga Faarax Macallim oo G\/Xigeen ka ahaa Barlamaanka Kenya sannadihii 2008-dii ilaa 2013-kii waxa uu si toos ah u sheegay inay Sirdoonka Imaaraadka u adeegsanayaan Kenya sidii loo carqaladeyn lahaa Midnimada iyo Deganaanshaha Somalia.<\/p>\n<p>Siyaasigaasi waxa uu bartiisa Twitter-ka ku muujiyey inay magaalladda Nairobi haatan fariisin ama Buul u noqotay Dhaqdhaqaaqyadda Sirdoonka Imaaraadka ee ay kaga soo horjeedaan Midnimadda iyo Deganaanshaha Somalia.<\/p>\n<p>Waxa uu ugu baaqay dadka Reer Kenya inay iska diidaan waxa ay doonayaan Imaaraadka iyo qorshahooda dagaalka qabow ee ay kula jiraan Somalia.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Guddoomiye-ku-xigeenkii hore ee Barlamaanka dalka Kenya, Faarax Macallim Maxamed \u201cDawaare\u201d waxa uu Twitter-kiisa ku muujiyey in Muranka xuduud-baddeedka haatan hor taalla Maxkamadda Caalamiga ee ICJ, isla markaana ay Muqadas tahay Madax-bannaanida Xuduudeed ee dhamaan dalalka ku yeella Geeska Afrika.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, tan iyo sannadkii 2018-kii, Dowladda Imaaraadka Carabta waxay faragelin joogto ah ku hayaan Arrimaha Gudaha Somalia, iyagoo Saldhig Milliteri iyo Dekeddo ka samaystay qeybo ka mid ah Somaliland iyo Puntland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qoraal uu bartiisa Twitter-ka soo dhigay Guddoomiye-ku-xigeenkii hore ee Barlamaanka dalka Kenya, Faarax Macallim Maxamed \u201cDawaare\u201d waxa uu ku eedeeyey Sirdoonka dalka Imaaraadka Carabta inay dalka Kenya ka dhigtaan goob ay fuliyaan qorshahooda ku aadan Deganaansho La\u2019aanta ee dalka Somalia. Siyaasiga Faarax Macallim oo G\/Xigeen ka ahaa Barlamaanka Kenya sannadihii 2008-dii ilaa 2013-kii waxa uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127501,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127500","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Faarax Macallim oo kashifay dhagarta Emaratka kawadaan Kenya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallim-oo-kashifay-dhagarta-emaratka-kawadaan-kenya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Faarax Macallim oo kashifay dhagarta Emaratka kawadaan Kenya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qoraal uu bartiisa Twitter-ka soo dhigay Guddoomiye-ku-xigeenkii hore ee Barlamaanka dalka Kenya, Faarax Macallim Maxamed \u201cDawaare\u201d waxa uu ku eedeeyey Sirdoonka dalka Imaaraadka Carabta inay dalka Kenya ka dhigtaan goob ay fuliyaan qorshahooda ku aadan Deganaansho La\u2019aanta ee dalka Somalia. Siyaasiga Faarax Macallim oo G\/Xigeen ka ahaa Barlamaanka Kenya sannadihii 2008-dii ilaa 2013-kii waxa uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallim-oo-kashifay-dhagarta-emaratka-kawadaan-kenya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-20T08:41:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/faarax-macalin.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"860\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"645\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallim-oo-kashifay-dhagarta-emaratka-kawadaan-kenya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallim-oo-kashifay-dhagarta-emaratka-kawadaan-kenya\/\",\"name\":\"Faarax Macallim oo kashifay dhagarta Emaratka kawadaan Kenya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallim-oo-kashifay-dhagarta-emaratka-kawadaan-kenya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallim-oo-kashifay-dhagarta-emaratka-kawadaan-kenya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/faarax-macalin.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-20T08:41:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallim-oo-kashifay-dhagarta-emaratka-kawadaan-kenya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallim-oo-kashifay-dhagarta-emaratka-kawadaan-kenya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallim-oo-kashifay-dhagarta-emaratka-kawadaan-kenya\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/faarax-macalin.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/faarax-macalin.jpg\",\"width\":860,\"height\":645},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallim-oo-kashifay-dhagarta-emaratka-kawadaan-kenya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Faarax Macallim oo kashifay dhagarta Emaratka kawadaan Kenya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Faarax Macallim oo kashifay dhagarta Emaratka kawadaan Kenya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallim-oo-kashifay-dhagarta-emaratka-kawadaan-kenya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Faarax Macallim oo kashifay dhagarta Emaratka kawadaan Kenya - Wardoon","og_description":"Qoraal uu bartiisa Twitter-ka soo dhigay Guddoomiye-ku-xigeenkii hore ee Barlamaanka dalka Kenya, Faarax Macallim Maxamed \u201cDawaare\u201d waxa uu ku eedeeyey Sirdoonka dalka Imaaraadka Carabta inay dalka Kenya ka dhigtaan goob ay fuliyaan qorshahooda ku aadan Deganaansho La\u2019aanta ee dalka Somalia. Siyaasiga Faarax Macallim oo G\/Xigeen ka ahaa Barlamaanka Kenya sannadihii 2008-dii ilaa 2013-kii waxa uu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallim-oo-kashifay-dhagarta-emaratka-kawadaan-kenya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-20T08:41:31+00:00","og_image":[{"width":860,"height":645,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/faarax-macalin.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallim-oo-kashifay-dhagarta-emaratka-kawadaan-kenya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallim-oo-kashifay-dhagarta-emaratka-kawadaan-kenya\/","name":"Faarax Macallim oo kashifay dhagarta Emaratka kawadaan Kenya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallim-oo-kashifay-dhagarta-emaratka-kawadaan-kenya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallim-oo-kashifay-dhagarta-emaratka-kawadaan-kenya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/faarax-macalin.jpg","datePublished":"2019-05-20T08:41:31+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallim-oo-kashifay-dhagarta-emaratka-kawadaan-kenya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallim-oo-kashifay-dhagarta-emaratka-kawadaan-kenya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallim-oo-kashifay-dhagarta-emaratka-kawadaan-kenya\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/faarax-macalin.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/faarax-macalin.jpg","width":860,"height":645},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macallim-oo-kashifay-dhagarta-emaratka-kawadaan-kenya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Faarax Macallim oo kashifay dhagarta Emaratka kawadaan Kenya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127500"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127500"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127500\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127502,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127500\/revisions\/127502"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127501"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127500"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127500"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127500"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}