{"id":127550,"date":"2019-05-21T10:16:54","date_gmt":"2019-05-21T08:16:54","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127550"},"modified":"2019-05-21T10:17:51","modified_gmt":"2019-05-21T08:17:51","slug":"masuuliyiintii-dowladda-ee-lagu-xanibay-garoonka-nairobi-oo-lagu-soo-celiyay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiintii-dowladda-ee-lagu-xanibay-garoonka-nairobi-oo-lagu-soo-celiyay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Mas\u2019uuliyiintii dowladda ee lagu xanibay garoonka Nairobi oo Muqdisho lagu soo celiyay"},"content":{"rendered":"<p>Wasiir Kuxigeenka Tamarta iyo Biyaha Xukuumadda Soomaaliya Cusmaan Libaax iyo labada Senator ee kala ah Senator Ilyaas Cali Xasan iyo Senator Zamzam Dahir oo xalay ku xanibnaa Garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta ee magaalada Nairobi ayaa saaka dib loogu soo celiyay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Saddexdan mas\u2019uul ayaa loo diiday inay gudaha u galaan Caasimada dalka Kenya, iyadoo Saraakiisha waaxda Socdaalka ee dalka Kenya ay u sheegeen ineysan wax sharciyad ah u heysan bixinta dalku-galka ama viisaha, taasoo hore si caadi ah loo siin jiray.<\/p>\n<p>Mr. Cusmaan Libaax oo la hadlayay Warbaahinta, ka hor inta aan loo soo musaafurin Muqdisho ayaa sheegay inay xalay dhex seexdeen gudaha garoonka, inkastoo uu ka gaabsaday inuu bixiyo faahfaahin ku saabsan sababta Kenya go\u2019aankan culus ay u qaadatay.<a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/maxresdefault-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-127539\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/maxresdefault-2.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/maxresdefault-2.jpg 1280w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/maxresdefault-2-300x169.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/maxresdefault-2-768x432.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/maxresdefault-2-1024x576.jpg 1024w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Warar kale oo soo baxaya waxa ay sheegayaan in xubnahan ay u socdeen shir Caalami ah oo maanta ka furmaya magaalada Nairobi, kaasoo ay ka qeybgalayaan xubno ka socda Qaramada Midoobey, Midowga Yurub, Urur goboleedka IGAD iyo dowladdaha Saddexda ah ee Kenya, Soomaaliya iyo Itoobiya.<\/p>\n<p>Waxaa jira xiriiro ay madaxda dowladda Soomaaliya la sameeyeen kuwa Kenya, taasoo la xiriirtay in wafdiga ka socda dowladda ee shirka u soo baxay loo ogolaado ugu yaraan in shirka ay ka qeybgalaan, go\u2019aankana dib ka dhaqan galo, balse Xukuumada Nairobi ayaa arintaasi iska diiday.<\/p>\n<p>Kenya ayaa mudooyinkanba qaadeysay talaabooyin ay ku cadaadineyso dowladda Soomaaliya, waxey hore usoo eriday Safiirka Soomaaliya ee Kenya, waxey 9-kii May joojisay duulimaadyadii sida tooska ah uga bixi jiray Muqdisho ee Nairobi aadi jiray, iyadoo ugu danbeynna haatan joojisay bixinta viisaha dal ku galka ee Garoonka Nairobi lagu siin jiray Wasiirada iyo Xildhibaanada, maadaama dacwad dhanka badda ay kala dhaxeyso Soomaaliya.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-127550 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-kuxigeen-iyo-xildhibaano-ka-tirsan-aqalka-sare-oo-ku-xayiran-airporka-joma-kenyatta\/ilyaas\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"2048\" height=\"1365\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/ilyaas.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/ilyaas.jpg 2048w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/ilyaas-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/ilyaas-768x512.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/ilyaas-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-kuxigeen-iyo-xildhibaano-ka-tirsan-aqalka-sare-oo-ku-xayiran-airporka-joma-kenyatta\/zamzam\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1280\" height=\"720\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/zamzam.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/zamzam.jpg 1280w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/zamzam-300x169.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/zamzam-768x432.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/zamzam-1024x576.jpg 1024w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiir Kuxigeenka Tamarta iyo Biyaha Xukuumadda Soomaaliya Cusmaan Libaax iyo labada Senator ee kala ah Senator Ilyaas Cali Xasan iyo Senator Zamzam Dahir oo xalay ku xanibnaa Garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta ee magaalada Nairobi ayaa saaka dib loogu soo celiyay magaalada Muqdisho. Saddexdan mas\u2019uul ayaa loo diiday inay gudaha u galaan Caasimada dalka Kenya, iyadoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127551,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127550","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mas\u2019uuliyiintii dowladda ee lagu xanibay garoonka Nairobi oo Muqdisho lagu soo celiyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiintii-dowladda-ee-lagu-xanibay-garoonka-nairobi-oo-lagu-soo-celiyay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mas\u2019uuliyiintii dowladda ee lagu xanibay garoonka Nairobi oo Muqdisho lagu soo celiyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiir Kuxigeenka Tamarta iyo Biyaha Xukuumadda Soomaaliya Cusmaan Libaax iyo labada Senator ee kala ah Senator Ilyaas Cali Xasan iyo Senator Zamzam Dahir oo xalay ku xanibnaa Garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta ee magaalada Nairobi ayaa saaka dib loogu soo celiyay magaalada Muqdisho. Saddexdan mas\u2019uul ayaa loo diiday inay gudaha u galaan Caasimada dalka Kenya, iyadoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiintii-dowladda-ee-lagu-xanibay-garoonka-nairobi-oo-lagu-soo-celiyay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-21T08:16:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-05-21T08:17:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/page-3.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiintii-dowladda-ee-lagu-xanibay-garoonka-nairobi-oo-lagu-soo-celiyay-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiintii-dowladda-ee-lagu-xanibay-garoonka-nairobi-oo-lagu-soo-celiyay-muqdisho\/\",\"name\":\"Mas\u2019uuliyiintii dowladda ee lagu xanibay garoonka Nairobi oo Muqdisho lagu soo celiyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiintii-dowladda-ee-lagu-xanibay-garoonka-nairobi-oo-lagu-soo-celiyay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiintii-dowladda-ee-lagu-xanibay-garoonka-nairobi-oo-lagu-soo-celiyay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/page-3.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-21T08:16:54+00:00\",\"dateModified\":\"2019-05-21T08:17:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiintii-dowladda-ee-lagu-xanibay-garoonka-nairobi-oo-lagu-soo-celiyay-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiintii-dowladda-ee-lagu-xanibay-garoonka-nairobi-oo-lagu-soo-celiyay-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiintii-dowladda-ee-lagu-xanibay-garoonka-nairobi-oo-lagu-soo-celiyay-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/page-3.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/page-3.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiintii-dowladda-ee-lagu-xanibay-garoonka-nairobi-oo-lagu-soo-celiyay-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mas\u2019uuliyiintii dowladda ee lagu xanibay garoonka Nairobi oo Muqdisho lagu soo celiyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mas\u2019uuliyiintii dowladda ee lagu xanibay garoonka Nairobi oo Muqdisho lagu soo celiyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiintii-dowladda-ee-lagu-xanibay-garoonka-nairobi-oo-lagu-soo-celiyay-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mas\u2019uuliyiintii dowladda ee lagu xanibay garoonka Nairobi oo Muqdisho lagu soo celiyay - Wardoon","og_description":"Wasiir Kuxigeenka Tamarta iyo Biyaha Xukuumadda Soomaaliya Cusmaan Libaax iyo labada Senator ee kala ah Senator Ilyaas Cali Xasan iyo Senator Zamzam Dahir oo xalay ku xanibnaa Garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta ee magaalada Nairobi ayaa saaka dib loogu soo celiyay magaalada Muqdisho. Saddexdan mas\u2019uul ayaa loo diiday inay gudaha u galaan Caasimada dalka Kenya, iyadoo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiintii-dowladda-ee-lagu-xanibay-garoonka-nairobi-oo-lagu-soo-celiyay-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-21T08:16:54+00:00","article_modified_time":"2019-05-21T08:17:51+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/page-3.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiintii-dowladda-ee-lagu-xanibay-garoonka-nairobi-oo-lagu-soo-celiyay-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiintii-dowladda-ee-lagu-xanibay-garoonka-nairobi-oo-lagu-soo-celiyay-muqdisho\/","name":"Mas\u2019uuliyiintii dowladda ee lagu xanibay garoonka Nairobi oo Muqdisho lagu soo celiyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiintii-dowladda-ee-lagu-xanibay-garoonka-nairobi-oo-lagu-soo-celiyay-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiintii-dowladda-ee-lagu-xanibay-garoonka-nairobi-oo-lagu-soo-celiyay-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/page-3.jpg","datePublished":"2019-05-21T08:16:54+00:00","dateModified":"2019-05-21T08:17:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiintii-dowladda-ee-lagu-xanibay-garoonka-nairobi-oo-lagu-soo-celiyay-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiintii-dowladda-ee-lagu-xanibay-garoonka-nairobi-oo-lagu-soo-celiyay-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiintii-dowladda-ee-lagu-xanibay-garoonka-nairobi-oo-lagu-soo-celiyay-muqdisho\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/page-3.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/page-3.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuuliyiintii-dowladda-ee-lagu-xanibay-garoonka-nairobi-oo-lagu-soo-celiyay-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mas\u2019uuliyiintii dowladda ee lagu xanibay garoonka Nairobi oo Muqdisho lagu soo celiyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127550"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127550"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127550\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127553,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127550\/revisions\/127553"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127551"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127550"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127550"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127550"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}