{"id":127576,"date":"2019-05-22T07:31:08","date_gmt":"2019-05-22T05:31:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127576"},"modified":"2019-05-22T07:31:08","modified_gmt":"2019-05-22T05:31:08","slug":"weerar-culus-oo-xalay-ka-dhacay-boosaaso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-culus-oo-xalay-ka-dhacay-boosaaso\/","title":{"rendered":"Weerar culus oo xalay  ka dhacay Boosaaso"},"content":{"rendered":"<p>Kooxo hubeysan ayaa xalay waxaa ay rasaas ku fureen gaari ay saarnaayeen askar ka tirsan Ciidamada Booliska dowlad goboleedka Puntland Magalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari,waxaana rasaastaas ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.<\/p>\n<p>Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in rasaasta uu ku geeriyooday askari lagu magacaabi jiray Sharmaake Axmed Waabe oo ka tirsanaa ciidanka Booliiska gobolka Bari, gaar ahaanna saldhiga lagu magacaabo Mijir ee magaalada Boosaaso.<\/p>\n<p>Goobjoogayaal ayaa sidoo kale waxaa ay sheegeen in laba askari oo ka tirsan Ciidamada Puntland ay rasaastaas ku dhaawacmeen,kuwaas oo loo qaaday Isbitaalka Magaalda Boosaaso,waxaana goobta ka baxsaday raggii ka dambeeyay weerarkaas.<\/p>\n<p>Ilaa iyo hadda majirto cid sheegatay mas\u2019uuliyadda weerarka sababay dhimashada iyo dhaawaca ee xalay ka dhacay Magalada Boosaaso,hayeeshee weerarada noocaas oo kale ah ayaa waxaa inta badan sheegta Al-Shabaab iyo Kooxda Daacish.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Puntland ayaa saakay waxaa ay howlgallo baaritaan ah ka wadaan halka uu xalay falka ka dhacay ee Isgoyska Banaadir ee Magalada boosaaso,waxaana weli jirin dad ay Ciidamadu u qabteen falkaasi<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxo hubeysan ayaa xalay waxaa ay rasaas ku fureen gaari ay saarnaayeen askar ka tirsan Ciidamada Booliska dowlad goboleedka Puntland Magalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari,waxaana rasaastaas ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah. Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in rasaasta uu ku geeriyooday askari lagu magacaabi jiray Sharmaake Axmed Waabe oo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127577,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127576","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Weerar culus oo xalay ka dhacay Boosaaso - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-culus-oo-xalay-ka-dhacay-boosaaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Weerar culus oo xalay ka dhacay Boosaaso - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kooxo hubeysan ayaa xalay waxaa ay rasaas ku fureen gaari ay saarnaayeen askar ka tirsan Ciidamada Booliska dowlad goboleedka Puntland Magalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari,waxaana rasaastaas ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah. Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in rasaasta uu ku geeriyooday askari lagu magacaabi jiray Sharmaake Axmed Waabe oo ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-culus-oo-xalay-ka-dhacay-boosaaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-22T05:31:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/boosaaso-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"624\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"351\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-culus-oo-xalay-ka-dhacay-boosaaso\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-culus-oo-xalay-ka-dhacay-boosaaso\/\",\"name\":\"Weerar culus oo xalay ka dhacay Boosaaso - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-culus-oo-xalay-ka-dhacay-boosaaso\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-culus-oo-xalay-ka-dhacay-boosaaso\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/boosaaso-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-22T05:31:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-culus-oo-xalay-ka-dhacay-boosaaso\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-culus-oo-xalay-ka-dhacay-boosaaso\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-culus-oo-xalay-ka-dhacay-boosaaso\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/boosaaso-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/boosaaso-1.jpg\",\"width\":624,\"height\":351},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-culus-oo-xalay-ka-dhacay-boosaaso\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Weerar culus oo xalay ka dhacay Boosaaso\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Weerar culus oo xalay ka dhacay Boosaaso - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-culus-oo-xalay-ka-dhacay-boosaaso\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Weerar culus oo xalay ka dhacay Boosaaso - Wardoon","og_description":"Kooxo hubeysan ayaa xalay waxaa ay rasaas ku fureen gaari ay saarnaayeen askar ka tirsan Ciidamada Booliska dowlad goboleedka Puntland Magalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari,waxaana rasaastaas ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah. Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in rasaasta uu ku geeriyooday askari lagu magacaabi jiray Sharmaake Axmed Waabe oo ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-culus-oo-xalay-ka-dhacay-boosaaso\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-22T05:31:08+00:00","og_image":[{"width":624,"height":351,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/boosaaso-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-culus-oo-xalay-ka-dhacay-boosaaso\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-culus-oo-xalay-ka-dhacay-boosaaso\/","name":"Weerar culus oo xalay ka dhacay Boosaaso - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-culus-oo-xalay-ka-dhacay-boosaaso\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-culus-oo-xalay-ka-dhacay-boosaaso\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/boosaaso-1.jpg","datePublished":"2019-05-22T05:31:08+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-culus-oo-xalay-ka-dhacay-boosaaso\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-culus-oo-xalay-ka-dhacay-boosaaso\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-culus-oo-xalay-ka-dhacay-boosaaso\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/boosaaso-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/boosaaso-1.jpg","width":624,"height":351},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-culus-oo-xalay-ka-dhacay-boosaaso\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Weerar culus oo xalay ka dhacay Boosaaso"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127576"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127576"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127576\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127578,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127576\/revisions\/127578"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127577"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127576"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127576"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127576"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}